Home
Baafin
Sports
Tacsi New
Hanbalyo
 
prof. yaxya sh. Caamir

28 Jan Go’aanada shirka London oo la sii ogaaday. Aqri Riix

Dr : Ali Warsame

Khaatumo 2 - Nabadcurinta Bulshada Shirkii Khaatumo Iyo Lagdankii Talooyinka  Aqri Riix

 

Thumbnail

Abdullahi Siyaasi

Roadmap Waa Xabashi Iyo Kenya Waana Tub Qaloocan. Aqri Riix

 
Cabduraxmaan S. Maxamuud

Saado Cali (+)Amin Caamir (X) Inj. Axmadeyga Universal (-) Kooxda Qeylo Dhaan Maxay Ololaha Farmaajo ku kordhin karaan? . Aqri Riix

 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle

XILDH. GHEDI. " ERITREA IN ARRIMAHA SOOMALIYA LAGA TALO GELIYO MA OGOLAAN KARAAYO" Aqri Riix

 
Cabdiraxiin Hilowle

Qoraal jawaab u ah Barnaamijka cusub ee Universaltv Qandaraaska ku qaadatay Muqdisho yaa leh?? Aqri Riix

 
Dr. Ali Ahmed

Ka Tashada Shekh Shariif isku Tiirsanada Aqri Riix

 
Cali Maxamed Jimcaale (Cali Ooyaaye)

Bayaan Diidmo Maamulka Asaniya & Taageero heshiiska ay gaareen, Somaliya iyo Kenya Aqri Riix

 
Cabdiraxmaan Cali

HAMIGI DAWLADNIMO EE SHACABKA SOOMAALIYEED TOLOW MADAXWEYNE SHARIIF MIYAA DILI DOONA?

Jabriil M. Nor (Jabra)

Muqdisho ha laga xaal mariyo gefka Shariif Sakiin!! (Faallo)

 
Amiin Yuusuf Khasaaro

Hoo Layla Calaawi ee Codka I sii !!

 
Dtt:Abuukar Nuur

War saxaafadeed Xisbiga Dimoqraadiga Banadir

 
 
 
 

 


29Jan12 Madaxda Sare ee ururka Al-Shabaab ayaa xabsiga dhigay mas'uuliyiin uu ka mid yahay Sheekh Xasan Daahir iyo  Aqri Riix


29Jan12 Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) oo ahaa Guddoomiyihii hore gobolka Sh/dhexe ayaa kasoo horjeestay Xilkii loo Magacaabay Jiinow kuna tilmaamay mid uu Madaxweyne Shariif u ku degdegay magacaabidda maamulka  Aqri Riix


29Jan12 Allaha unaxariistee meydka Agaasimihii idaacadda Shabelle marxuum Xasan Cabdi Cusmaan (Fantastic) ayaa waxaa maanta  Aqri Riix


28Jan12 R/wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in ay kala baxaan Cidamadooda dalka somaaliya markii ay ka saraan ciidamadooda deegaanada ay Shabab ka taliyaan ayna kadibna ay diyarinayaan in ay ku wareejiyaan ciidamada AMISOM  Aqri Riix

28Jan12 Ciidamo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa degaanka Ceel Cirfiid waxay ku gowraceen nin magaciisa lagu soo gaabiyay Shabagey, kaasi oo ka mid ah dadka degan halkaasi kaddib markii xilli habeen ah ay gurigiisa ugu dhaceen isla markaana subaxdii lagu  Aqri Riix

28Jan12 M/weynaha Kenya Kenya Mwai Kibaki oo ku sugan wadanka Uganda ayaa sheegay Mar haddii shabaabka looga guulaystay dagaalada Muqdisho ,Tassi ay magu dhiira galinayso in Ciidamadeena ay iyagana ugu gulaysan karaan kooxda shabaab dagaalka  Aqri Riix

28Jan12 Shir madaxeedka dalalka urur goboleedka IGAD ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay iskula garteen in tallaabo laga qaado cid walba oo ka hortimaadda heshiiskii Kampala, Roadmap-ka iyo weliba heshiiskii  Aqri Riix

28Jan12 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo   Aqri Riix


27Jan12 Madaxweynaha Dowladad KMG ah Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka  Aqri Riix


27Jan12 Golaha sare ee Culumaa'udiinka Ahlusuna ayaa soo dhoweeyay howl galkii saddex cisho ka hor ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ku soo furteen shaqaalihii gar gaarka ee u shaqeynayay Hey'adda miino baarista ee DDG  Aqri Riix

27Jan12 Kaaliyaha Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray madax ka tirsan Dowladda Kenya oo ku saabsan in hay'adaha samafalka ay kala tashanayaan sidii dib dalkooda loogu celin lahaa qaxootiga Soomaaliyeed  Aqri Riix

27Jan12 Xildhibaan Maxamuud Geedi Ow Hilowle oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalka  Aqri Riix


27Jan12 Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda KMG Soomaaliya Md. C/Weli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, isagoona ku sii jeeda magaalada Roma ee wadanka Talyaaniga  Aqri Riix

26Jan12 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka soo kormeeray qeybihii gubtay ee suuqa Xamarweyne Aqri Riix


26Jan12 Dab xoog leh ayaa habiinkii xalay ahaa ka kacay Suuqa Xamar Weyne oo ka mid ah kuwa ugu caansan xiligaan magaalada mugdisho oo ah caasimada dalka Aqri Riix


26Jan12 Shir uu shir gudoominaayay Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa looga hadlay dadka sida sharci darradda ah ku heysta hantida Qaranka Soomaaliya, iyadoo kulankaasi uu daba socday kulan hore oo ay yeesheen  Aqri Riix

26Jan12 Wararka naga soo gaaraya dalka Liibiya ayaa sheegaya in xeebaha wadankaasi lagu la'yahay in ka badan 40-ruux oo tahriibayaal Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo bishii hore ka ambabaxay magaalada Misisrata iyagoo doontii ay wateen ay kula qalibantay Aqri Riix

26Jan12 Shekh Xasan Daahir Aweys aabihii Macallim Daahir Aweys ayaa xalay ku geeriyooday degaanka Ceelasha Biyaha oo maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanaa, waxaana geeridiisa ka hadlay wiilkiisa Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in aabihii uu xalay Alle Aqri Riix

25Jan12 Madaxweynaha Soomaliya Md Shiikh Shariif oo manta ku qaabilay xarunta madaxtooyadda ee Villa Soomaliya Ergayga Midowga Africa ugu  Aqri Riix


25Jan12 Xulalka Wadamada Gaana iyo mali ayaa Xalay guulo ka gaaray Kulankii ugu Horeeyay ee ay yeeshaan Koobka qaramada Afrika 2012 oo ay wada jir  Aqri Riix


25Jan12 Wararka naga soo gaaraya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu ka dhacay howlgal ay ka fuliyeen ciidamada Mareykanka kaasi oo ay ku soo furanayeen sarkaal ka tirsan Hay'adda DBG oo Aqri Riix

25Jan12 Waxaa saakay degan xaaladda masjidka Tusbale ee degmada Dharkeenley oo xalay lagu weeraray halkaasi oo ka dhacay qasaarooyin kala duwan oo soo gaaray jameeco markaasi ku tukaneysay masjidka Aqri Riix

25Jan12 Wararka naga soo gaaraya magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay dhaqdhaqaaqa magaaladaasi ay ahayd mid isbedel laga dareemayo kaddib markii shalay halkaasi uu ka dhacay qarax is miidaamin oo loo adeegsaday  Aqri Riix

25Jan12 Gaari nooca xamuulka ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah ayaa lagu rasaaseeyay xilli uu marayay inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Bandiiradley, kaddib markii kooxo hubeysan ay jidka u galeen kuna fureen rasaas fara badan oo geysatay qasaarooyin  Aqri Riix

24Jan12 Xarunta Xalane ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa iminka ka socota qabanqaabo xoogan oo loogu jiro sidii xariga   Aqri Riix


24Jan12 Muddo 18 sano ka dib ayaa maanta markii ugu horreysey Qaramada Midoobey si rasmi ah uga furatay xafiiskeeda   Aqri Riix


23Jan12 Ururka suxufiyiinta qaranka soomaaliyeed ee NUSOJ iyo ururka dhalinyarada YUSOM ayaa si wadajir ah u soo qaban Aqri Riix


23Jan12 Siyaarada caalimki weynaa Islaamka ee Soomaaliya  Sheekh C/raxman Suufi (Al Maqdishi Qudbu Banaadir) oo   Aqri Riix


23Jan12 Tageerayaasha AL Shabaab ayaa ku kala booday  dilkii Bilal el-Berjawi,kadib markii Qaar ka mid ah Saraakiisha Al Shabaab ay sheegeen in dilka Bilaal ay ka dambeeyaan rag kale oo ka tirsan Al Shabaab oo shir qoolka ka sheqeyey Aqri Riix

23Jan12 Funded by the Jordan-based Generations for peace, the 3rd edition of Generations for peace program has been implemented  Aqri Riix


22Jan12 Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartanka Daimler Cup oo ka dhacay xarunta cusub ee   Aqri Riix


22Jan12 Afhayeenka ururka Al-Shabaab Cali xamuud Raage (Cali Dheee) ayaa sheegay in hoggaamiye ka tirsan ururka Al-Qaacida oo ajnabi ahaa looga dilay duleedka magaalada Muqdisho, xilli uu marayay degaanka 15Km diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn inay  Aqri Riix

22Jan12 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta booqday   Aqri Riix


22Jan12 Dowladda KMG ah ayaa wafdigii ugu badnaa u dirtay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo labadii toddobaad ee u dambeysay ay ka jireen shaqaaqooyin ay ka dambeeyeen maleeshiyooyin beeleedyo halkaasi degan oo ka tirsan maamulo   Aqri Riix

22Jan12 Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta qaab wada hadal ah ku soo furtay Nin u dhashay Mareykanka oo shalay laga afduubtay Koofurta Magaalada Galkacyo, kaasoo Kooxaha Burcad la aadeen dhanka Degmada Hobyo Aqri Riix

21Jan12 Soomaalida kunool wadanka Yemen ayaa waxaa la sheegayaa in ay intooda badan noqdeen ku biirayaan ururka Al qaacida ee ka howl gala dalka yemen iyadoo dhawaanna ay la wareegeen magaalo lagu magacaabo Ridhaac oo 130 KM koonfur galbeed kaga  Aqri Riix

21Jan12 Qaar ka mid ah Macalimiinta dugsiyada Qur’aanka ee gobolka Sh/hoose ayaa iyagoo baxsad ah waxaay soo gaareen magaladda Muqdisho kadib markii kooxdda Al-Shabaab ay amaro dul dhigeen macalimiinta gobolkaasi Aqri Riix

21Jan12 Taliye ku xigeenka ciidamada Military-ga Uganda General Ivan Koreta oo u waramayay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay inay hayaan xog muujinaysa in Xarakadda Al-Shabab maleegayso weeraro ay dalkaasi Uganda ka gaysato Aqri Riix


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

23December Axmedey haajirow oo ku indha beelay weerar lagu dilay Nin madax ah oo WFP u qaabilsanaa Xarumaha Quudinta ee ka furnaa Aqri Riix

Thumbnail

 

16Octob11 Caawin Anigoo ah Hinda Xasan ahna hooyada dhashay wiilkan dhibaateysan Maxamed saney Maxamed oo 9 jir  ah  Aqri Riix

 
17Jul Calayaale Falaqaynta Abaraha: Gaajo ,Abaar cabsi, Maxaa kaloo u Wehliya dadka kasoo jeeda Bay, Bakool, Sh/hoose, Sh/dhexe iyo Exbanadir  Riix oo Aqri
 

25Jun Gargaar Aabbe dhibane ah oo xaaladiisa caafimaad dalka wax looga qaban waayay + Sawiro   Riix oo Aqri
 

07Jun Dhamaan dadka Muslimiinta ah waxaa laga doonayaa in ruuxii wax tari kara Wiilkaan yar ayaa ka xanuunsanaaya Xubinta taranka, kamana kaadin karo Riix oo Aqri
 

02Jun Dhibane Muxudiin Yuusuf Cali waa wiil 5 Sanno jir ah degen magaladda Muqdisho u baahan Riix oo Aqri
 
13Mayl11 Anigoo ah Al ustaad C/laahi maxamuud nuur ahna maamulaha dusiga hoose ee Carfiid oo la aasaaay 2009 kii bishii octobar waxaana aasaasay oo dhisay jaaliayada beesha mataan cabdulle ee kunool wadamaa Riix oo Aqri
 
 

Baraanbur aad u qiiro badan  dhagayso Riix
 
Somali Links
  • Read Akhriso Sheekeysiga   Sign Ku qoro wixii Ra'yi ah  If you have a minute, please sign my Dreambook too!

    Copyright 2011  calayaale.com All rights reserved  Contact: editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com                    Hit Counter