TALKING POINT
Mohamed Omar Osman
Waxay ahayeen maalmo loowada hiloow Qabay. Waxay ahayeen maalmo Ummada Somaliyeed dhamaantood ay wada sugayeen. Waxay ahayeen maalmo u qurxoona, maalma soo mara dadka Somaliyeed. Waxay ahayeen maalmo midibyo isgalgalay oo ay ishu ku raaxaysato, maqalka dhagahana jecelystaan. Waxay ahayeen maalmo u qurxoona, maalma soo mara dadka Somaliyeed.
Bayaan Diidmo Maamulka Asaniya & Taageero heshiiska ay gaareen, Somaliya iyo Kenya
Waa Qormo ku saabsan Burcadbadeednimada & Masiibooyinka ka imaan kara.
Shariif Hassan Sheikh Adan, wuxuu ku jiraa dambiga fal Qaran Dumis.
Xisbiga Hiil Qaran Ma aha ee Waa, Xisbiga Hiil Qabiil.
Barlamaan Dagaal ooge ka kooban, Madaxweyne uu doortay, Raisal wasaare uu soo Magac,caabay, Shacab baabasan oo wada bukaansocod ah ma bogsiinkaraan?
Cadaalada oo la tuuro colaad joogta ah dheh.
Waa ka soo horjeednaa dastuur aan dadkiisa oo dhan u codeeynin in Somaliya mustaqbal looga dhigo!
Ku dhamaan Ummada Somaliyeed & Caalamka Nabada & Horumarka jecel.
Ururka UNHS, wuxuu si wayn u Taageerayaa, Maamulka Cusub ee Hiraan State.
Horta Adiga, Hawiyoow Heshii !!!
Baaq Nabadeed uu soo jeedinayo Uurka, Somali Peace Development Association UNHS"
Bayaan Codsi sida loo Badbaadin karo Ummada Somaliyeed ee Halaaga ku Socdo Mudada Dheer?
Laba Beelood oo midba doonayso in ay Somalia ogu noolaadaan, qaab farsamo kala gadisan
Mooryaanta Cadeeysatay isbaarada ay u dhigtaan Ummada Somaliyeed, ma ogola Ciidamo Caalami ah.
Aas,aaska Nolosha waa Cadaalada.
Waa Cudur Somaliya ka bixi la, iyo Carra Edeg?
Gobonimo Qaadashadii Somalida, Horta Ma Loo Walqalay?
Somalida waxaa ku dhacday, inkaaro ama habaar farabadan oo isugu tagay.
Contact:editorial@calayaale.com Webmaster@calayaale.com
Xafiiska wararka caalamka iyo soomaliya Calayaale Media Center Contact:editorial@calayaale.com Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.
Contact:editorial@calayaale.com Webmaster@calayaale.co