Madaxweynaha
Jamhuuriyadda
Soomaaliya ayaa
maanta sheegay in la
gaaray gabagabadii
wejigii Kowaad ee
howlgalladii ay
ciidammada dowladda
iyo kuwa AMISOM ka
wadeen magaalada
Muqdisho xilli uu
maanta booqday
Madaxweynaha
goobihii ugu
dambeeyey ee lagala
wareegay
maleeshiyada
Al-Shabaab.
.







