Calayaale News
08 Novem11

 
 Hanbalyo Hanbalyo
 

“HAMBALYO”

 

Tahniyad Dhalasho

 

Waxaa  halkan tahniyad iyo Hanbalyo uga diraynaa  Mudane   Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdi(Raage) Marwo    Rooda  Saleebaan  Iidle  ayaa waxay gabar ugu dhalatay  Magaalada  Zug ee wadanka switzerland  waxaana gabadhaas magaceeda loo bixiyey Samiira Cabdiraxmaan Maxamed  waxaan leenahay anaga oo ah ehliyadeeda    soo Barbaar samiira  tii diinteeda  dalkeeda iyo dadkeeda iyo anfacda alle hakaa dhigo    waxaa halkan tahniyada ka diryaa  dhamaan ehliyada  waalidiinta , 

 

Ayeeyo  Faadumo Gabeyre Murux

Aabe  Maxamed Cabdi   Raage

Hooyo  Xaliimo Maxamed Cosoble

Aabe Saleebaan  iidle Barre

Hooyo  Saado  Cismaan  Cabdilaahi

Sahra Sheekh Saciid

wiilo maxamed cabdiš

Saadaq maxamed cabdi

cabdi maxamed  cabdi(cabdiyare)

ilyaas  maxamed  cabdiš

zakariye maxamed cabdi

luul maxamed cabdi

fahmo maxamed cabdi

cai maxamed cabdi

cabdi saleebaan iidle

maxamed diiriye

axmed diiriye

dhamaan  reer  raage xuseen

reer cabdi raage

reer cali raage

reer calasoow raage

dhamaan reer cosoble faarax

iyo dhamaan reer maxamud cilmi

iyo Dhamaan  Reer  Saleebaan iidle

Cabdiraxmaan salaad  Maxamud

iyo xaaskiisa  Sagal Xasan 

abuukar cali xasan (jiijow)

 

Dhamaan dadkan oo kala joga dalka gudihiisa iyo dibadiisa  waxaay hanbalyo  u dirayaan qoyska  gabadhu u dhalatay waxayna leeyihiin soo barbaar

 

 

 

 

 

 

Tahniyad Dhalasho oo loo dirayo Cumar Aadan Iidle & Muna Bootan

 

Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh ka diraya dadka hoos  ku qoran, waxaana  ka mid ah qoraagii weynaa ee reer  Finland  ahana Wakiilka xafiiska Allsomali24.com ee Finland, Qoraa sare  Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Feyfle iyo xaaskiisa Nasro Aadan Iidle iyo dhammaan reer Aadan Iidle iyo reer Bootaan Dhuxulow.

Dadkaasi waxay Hambalyo leeyihiin Cumar Aadan Iidle iyo Muno Bootaan dhuxulow oo wiil ugu dhashay dalka Finland, Helsinki.

Waxaa halkaan Tahniyad dhasho farxad leh sidoo kale ka diraya dadka soo socda.

1- Aabe Cumar Aadan iyo Hooyo Muna Bootaan
2- Hooyo Faadumo Xaashi Abshir iyo Aabe Aaden Iidle Jilacow

3 – Abaayo Nasro Aadan Iidle iyo Seygeeda Cabdiraxmaan Maxamed Warsame Faafle iyo carruurtooda.

4 – Aadan Iidle iyo Seygeeda Cumar Mahdi Muudeey iyo Caruurtooda

5 – Sameey Aadan Iidle iyo Seygeeda Muxudiin Axmed Cadaawe iyo Caruurtooda

6- Abaayo Safiyo Aden Iiidle iyo Seygeeda Cabdi Muuse Macalin iyo Carruurtooda

7- Abaayo Shukri Aadan Iidle Seygeeda Cabdikariin Cali iyo Carruurtooda

8- Abaayo Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda iyo  curuurteeda

9- Aboowe Abuukar Aadan Iidle iyo Afadiisa Faadumo Maxamed Cilmi

10 -Aboowe Sakariye Aadan Iidle iyo Afadiisa Nor Harges iyo caruurtooda.

11 Hooyo Xaawo Jimcaale Maxamuud

12- Idiris Boote Dhuxuloow

13- Jamiilo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda C/Salaan Cabdulle

14- Farxiyo Boote Dhiblaawe Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale (Abkoow)

15- Fartuun Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Maxamuud Maxamd (Koobe)

16 Boosteeyo Boote Dhuxuloow & Gacaliyaheeda Cabdullaahi (Ceynte)

17 Luula Boote Dhxuloow Dhiblaawe (Luula Degan) & Gacaliyaheeda C/rizaq Axmed Jimcaale (Jocle)

18 Xasan Boote Dhiblaawe Dhuxuloow (Xasan Yare)

19 Cali Boote Dhuxuloow Dhiblaawe

Dhammaan dadkaasi waxay halkaan Tahniyad Dhalasho farxad leh oo hawada u marinayaan Aabe Cumar Aadan Iidle iyo Hooyo MuunaBootaan   dhuxuloow oo  wiil ugu hashay magaalada Helsinki, ee caasimadda Finland 31/7/2011, wiilkaas oo loo bixiyay Cabdisamad Cumar Aadan Iidle

Markale dhammaan Waalidka iyo walaalaha Cumar Aadan Iidle iyo Muuna Bootaan waxay Cabdisamad ugu duceenayaan in uu noqdo kii   waalidkii  baari  u noqda oo wax tara, waalidkii, Diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba.

Aamiin  Aammiin  Aamiin  soo bar baar ayaan ku leenahay mar kale.

 

Sidoo kale, Waxaa Tahniyad dhalasho mid taa la mid ah hawada u soo marinaya Aabe Cumar Iidle iyo Hooyo Muno Bootaan maamulka sare, madaxda iyo dhammaan shaqaalaha warbaahinta weyn eewww.allsomali24.com, oo wiil ugu dhalashay magaalada Helsinki ee dalka Finland, waxayna leeyihiin soo barbaar Eebow Cabdisamad Cumar Iidle.. Aaaaaaaaaaamiin…. Aaaaaaaaaaaaaaaamiin.

 

Editor- Qoraa sare – Cabdiraxmaan Maxamed Warsame “Feyfle”
feyfle@hotmail.com ama editor.qoraa@yahoo.com
Xafiiska Allsomali24.com
Finland – Helsinki

 

assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu

 

Subject: hambalyo aqal gal farxaded

Aabe Cumar Maxamuud Cumar
Hooyo xaliimo Xasan Cumar
Maryan Cumar Maxamuud seygeeda
Cali Xuseen Faarax (Cali Guddi)
Maxamed Cumar Maxamuud xaskisa carutisa
Shamso Xasan Cadde
C/raxmaan Cumar Maxamuud (Daacad Yare)
Shaafici Cumar Maxamuud
Adeer Abuukar Cumar (nuunow)
Eedo Aamina sheeq Cabdow
Sucaad  Abuukar Cumar
C/risaaq Abuukar Cumar
Siidcumar Abuukar Cumar
Caa,isha  Abuukar Cumar
Xassan Abuukar Cumar
Sehaam abuukar Cumar
DHAMAAN WAALIDIINTAN WALALAHAN KALA JOOGA DAAFAHA DUNIDA
WAXEY TAHNIYAD AQAL GAL FARXADEED U DIRAAYAN AROSKA IYO AROSADA
(C/RISAAQ CUMAR MAXAMUUD IYO XABIIBTIISA AN KA DHICIN XAMDI AXMED (XAMDUUNI)
TAARIIQDANA KU BEEGNEYD 1/7/2011 ISKU RAGA ISKUNA WAARA WADAJIREY NABAD GALA

15Jun11

DHAMAN ASXABTAN WAXEY HAMBALYO MEHER FARXADEED U
DIRAYAN AROOSKA IYO AROOSADA
(ISMAACIIL ADAN MAXAMUD (CIILOW) iyo weliba FAADMA QAASIM MAXAMED (fatuum)
MEHERKODA KA DHACAY DALKA UK AXADI WAXANA LEYIHIN RERKI LAGU NASTO LAGU
NAGADO WADA JIREY NABAD GALA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Hooyo Madiina Cumar Maxamed
Faadumo Muuse Maxamuud seygeda
C//aahi Cali Maalin
C/kariin Muuse Maxamuud xaskisa
SHamso Cllaahi
Ibraahim Muuse Maxamuud xaskisa
Sacdiya Cllaahi Cadow
Saciido Muuse Maxamuud seygeeda
Cllaahi SHeeq Cali
C/salaan Aadan Maxamuud
Sacdiya Aadan Maxamuud
Yaasin Ibraahim MUUSE
C/kariin IBRAAHIM Muuse
Huda Ibraahim Muuse

   

 

 

 

 

 

 

 

                              

 
                          

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com
If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Calayaale Page
Sign  kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Name
E-mail address
Homepage URL
Comments
 
                                                 Read Akhriso
              If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

 

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

_______________________________