Xuska Sanadguurada 12aad ee kasoo wareegtay goortii la asaasay Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.

by:

      Qorre-By:- Abdihakim Jama Joje Social Development Adviser
          saicentadv@yahoo.com  Leicester UK 24/07/2010
Ra'yiga Dadweynaha
 24Jul2010 

Xuska Sanadguurada 12aad ee kasoo wareegtay goortii la asaasay Dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya

 

Dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool UK gaar ahaan magaalooyinka Midlandiga waxaa loogu bishaareynayaa in la qaban doono Xuska sanadguurada 12aad ee kasoo wareegtay asaaski Dowlad Goboleedka Puntland. Xafladaas waxaa lagu qaban doonaa magaalada Leicester . Munaasabadaas oo lagu soo bandhigi doono arimo baddan waxaa la dhigi doonaa: -

Goorta Sabti 07/08/2010

Goobta St. Matthews Neighborhood Centre

Saacadda 14:00 19:00

Haddaba waxaan idiin rajeynaynaa kasoo qeybgal wacan iyadoo ay xafladdu u furan tahay dhammaan ummadda Soomaaliyeed yar iyo weyn, ciroole iyo waxgarad iyo waliba rag iyo dumarba.

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriira taleefoonada kala ah: -

Liibaan: - 07956668355 Laalac: - 079603746

Cabdixakiim 07949900582

Qalinkii Cabdixakiim Jaamac Jooje

Social Development Adviser

Leicester UK.

saicentadv@yahoo.com

 

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com
If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

 

Calayaale Page
Sign  kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Name
E-mail address
Homepage URL
Comments
 
                                                 Read Akhriso
              If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

 

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

_________________________________________________________