Dhamaan dadka
Muslimiinta ah waxaa
laga doonayaa in
ruuxii wax tari kara
Wiilkaan yar ayaa ka
xanuunsanaaya
Xubinta taranka,
kamana kaadin karo.
Wiilkaan 8-Bilood
jirka ahaa ayaa la
sheegay inuu qeybta
dambe ka kaadiyo,
waxayna Waalidka
dhalay wiilkaan oo
jooga Magaalada
Boosaaso sheegeen
inaysan awoodin in
wiilkaan loo qaado
dibadda si uu daawo
u helo, maadaama
Dhaqaatiirta dalka
ay waxba ka qaban
Karin xanuunka haya
wiilkaan yar.
Hadaba waalaalka
Muslimka ahoo hadii
aad awoodo inaad wax
tarto wiilkaan yar
oo lagu magacaabo
Khaalid C/laahi
Maxamed Galayr,
hooyadiina lagu
magacaabo Ruqiyo
Abdi Hassan laga
helaayaa oo aad wax
ugu diri kartaa Tel:
Mobile-ka laga helo:
0025290608357
Ruux kasta oo awood
u leh inuu caawiyo
wiilkaasi yar ha u
waco waalidkiisa,
dhamaan Shacabka
Soomaaliyeed intii
Alle wax siiyay
waxaa laga
codasanaayaa inay
soo gar gaaraan
wiilkaaasi yar, si
loogu helo daawayn
lagu badbaadiyo
nolasha Wiilkaas.