Axmedey haajirow oo
ku indha beelay
weerar lagu dilay
Nin madax ah oo WFP
u qaabilsanaa
Xarumaha Quudinta ee
ka furnaa Koofurta
somaliya kaas oo
Laba Sanno ka hor
lagu dilay Deyniinle
laguna magcaabi
jiray Cumar Macalin
.


Axmedey Haajirow
waxa uu ahaa
Darawalkii waday
Gaariga u kiraysaa
cumar Macalin,
Axmadey waa uu ka
badbaaday Xabadaha
lagu qaarijinayay
marxuum cumar
macalin Lakin Nasiib
daro waxa uu si aan
caadi ahayn oo adag
ugu dhacay Dhulka
Laamiga waxaana
Madaxa Qaybaha
Neerfaha ayaa ayaana
dhaawac Gudaha ah ay
soo gaareen.
taas oo sababtay in
Goor danbe uuu
axmadey haajirow
dareemo Xanuun
Madaxa ah mana jirin
markaas Dhaqtar
Neerfaha o joogay
Xamar waxayna taaasi
sababtay inuu Dhowr
bilod ka dib ay
shaqayn waayaan
Neerfihii shaqada
siinayay Indhaha oo
inta badan Dhaawacu
uu u badnaa .
6 bilood ka hor ka
dib idnaha markii ay
ka dhaceen waxa laga
geeyay Hargaysa Dr
Shiino waxa u u
sheegay in
Indhahiisu ay
Wanaagsan yihiin
xagga araga lakin uu
u baahan yahay
Qaliin lagu sameeyo
Neerfaha gaar ahaan
Qaybaha Araga,
taaasina waxay ku
suuragali karta
marka uu tago
Wadamada carabta mid
ka mid ah ugu
yaraaan , hadii uu
helona Daawo fiican
ama Qaliin Heer sare
ah ay 100% uu ku
kalsoon yahay in
aragiisu uu dib u
soo noqon doono
isnahaa alaah.
axmadey Haajiyow
waxa uu ahaa Nin
Garab Xamaalato ah
oo aan awoodi karin
karaynin wax ka
badan Biilka
ciyaalkiisa hada oo
u Indhabeelayna
Xaaladu waaba ka sii
dartay, marka waxa
uu codsanayaa in
Walaalayasha
Muslimka ah gaar
ahaan kuwa Somaliada
laga caawiyo sidi uu
dib ugu heli lahaa
Awoodiisa aragga
ciddii danaynaysa in
ay la xiriirto waxa
ka wici karaan
telkaaan 00252615529428 ama
00252615577556,
Mahadsanid

Jaaliyadda
soomaaliyeed ee
degen dalka sweden
Ayaa soo gaarsiisay
dhibanne axmadey
haajiroow $100
doolar isagoo ku
indha beelay
dhibatadii shacbiga
soomaliyeed ku soo
martay magaaladda
muqdisho, isagoo
haatan ay kala
dhantaalmeen lidiisa
lixaad kuwii ugu
qiimaha badanaa ee
aragga qofka.