Caawin Anigoo ah
Hinda Xasan ahna
hooyada dhashay
wiilkan dhibaateysan
Maxamed saney
Maxamed oo 9 jir ah waxaan
ka codasanaayaa
umadda soomaaliyeed
ee ku nool dal iyo
dibadba inay iga
caawiyaan dhibaatada
Iga haysata
wiilkeyga taas oo ah
mid dalka wax looga
qaban waayay,

wiilkaan dhibaatadda
haysata dhaqaatiirtu
waxaay sheegeen in
anan dalka guduhiisa
wax loogaga qaban
karin kadib markii
aan ilaa 3jirkiisii
uusan hadlin xanuun
dartiis.

Kadibna waxuu keenay
inuu isxakameynwaayo,
maskaxdiisana ay
tagtay, isaga oo
waxuu arkaba gacanta
la aadaaya saxaro,
dab iyo wax walboo
dhibaata ku ah
noloshiisa lana
aadaayo afka si uu u
cuno.
sidaas darted 24kii
saacna ma jiifanaayo
mana la hayn karo in
la xirxiro
maahee.waxaa ka
codsanaaya umadda
inay iigu deeqaan
wax walba oo ay ii
awoodaan in ilaah
idinka badbaadiyo
dhibka I haysta,
Ajarna ilaahay
idinka siiyo.
Hooyada: Hinda Xasan
Telephone:
00252615445597