|

Mudulood Tolweeyne
Tigree
Maaha
By:
Dr Ali
Ahmed Hirabe
Email:
Hirabe_a@hotmail.com
|

Waxaa uu mudulood la yaaban
yahay in uu maanta Abgaal Cusmaan noqdo
midka lagu aworkacsado danaha qaaska ee
Maquustene ee ah gumaadka iyo aargoosi
qabiil maldahan iyo in lagu gumaado
shacabka magac dowladnimo,sow foolxumo
maaha in xiligaan 2007 shacabka Mudulood
lagu guubaabio dagaal huwan qabiil iyo mid
Ethiopia jeceel ah,in umada eey dib u gocato
waxii la soo maray ee foosha xumaa,in
shacabka lagu maro habaabiyo dowlad ayaan
noqoneeynaa iyo in umada lagu dhiiro geliyo
in la raaco ciidamada huwanta ah ee Ethiopia
iyo Puntland.
waxaan leeyahay inta
sufahada ah iyo inta odayada ah ee daba
jooga Geedi iimaanka ilaaheey ha idin
geliyo,waxaa loo baahan yahay in aad
garataan in dhulka iyo dadka dhamaanaya
uu yahay hawiye siiba mudulood waayo
caro mudulood ayaa colaada laga
wadaa,ogaaroo fiicanaa in aad garataan
waxa uu cunga yar uu garto ?
Waxaa socota silsilad dheer oo
taariikh ah,waxaan isweeydiiyay war
mudulood soomaali ma ka idho dheer
yahay mise
waxaa jira
doqon ku naaxa dhiiga dhalin yarada
Mudulood, haddii
soomaali eeyan rabain
dowladnimo,ninkii madaxweeynaha
laga dhigayne uusan rabin maslaxad
soomaali maxaan dhaxdooda ugu
baaba-eeynaa,maxaan dhalin yaradeena
ugu xasuuqeeynaa waxa aanan la
hubin,soomaali cadka aan ku leenahay
waa mid aan cidi naga dafiri
karin,waxaa nala quman in aan isku
raadino soomaali haddii aan kari
weeynane waxaa quman in aan soomaali
la qeeybsano dowlad laáanta,kana
tashano sidii umada eey u jeclaan
lahaayeen nabada iyo
wadanoolaanshaha soomaali.
Cali Mahdi,Jeele,Geedi,
Maxamed Dheere, Hilowle IImaan, Daahir
Dayax, Macalin Haaruun, Iimaan
Maxamud,Bashiir Raage,Dhagaxtuur, intaba
waa isku jilib marka la dhaho Abgaal
waxaana eey ku fashilmeen siyaasada
dalka iyo dadka Mudulood,waxaa eey weli
wadaan colaad eeyan garan waxa ka
imaankaro iyo waxa umada danta u
ah waxaa foolxun in maanta heebta Harti
Abgaal aaneey ku fileen waxa Ilaah xaqa
uu u siiyay Somaalina aaneey la socon
karin inta Iimaankooda iyo kan aan wax
garan eey rabaan in eey laba weel wax ku
kala cunaan, aniga waxaan dhihi lahaa
curadkii cidow ceelbaraf iyo caadleey ku
noqda dadka Mudulood waa idiin ogaadeen
in curudnimada eey tahay oo kaliya
dhulka oo la gataa dhalinta oo la dilaa
iyo dhargid beena,somalida waxaa eey
dhahdaa Ri
waalan ridaada laguma xirto,Mudulood
waxaan dhihi lahaa nabadaa naas la nuuga
leh,dagaal beel kaliya wadato yaanan
umada lagu qaldin Mudulood oo dhan ayaa
wada kuna figrad ah kuwa toleeystay
Tigreega Ethiopia,sharafta Mudulood
ayeey ku cayaareen waana kuwo aanan kala
garan weli waxa saxda ah iyo waxa
qaladka ah,waa kuwii dhalin yarada
Mudulood lugaha ka gooyay,gumaaday
welina damac kaga jira sidii loo gumaadi
lahaa inta nool,Ilaaheey waxaa uu dhahay
ha soo dhiman adiga oo aanan muslim
aheeyn,marka Cali mahdi in faro badan
ayaa u dhimatay mana gaarin Vila somalia, kuwana
waaga waa cuuryaamo Cali Geedi Tigree ha
u dhimato ayaguu ku tol yahay xaqiiqdii
dagaal ka fogaada oo garta in Qiyaamo
lagu weeydiin doono waxa aad
aaminsaneeyd iyocamalkaaga aduunka.
Dalkaani dowlad kama jirto xaqiiqdii Ethiopia ayaa
qabsatay,waxaana loo baahan yahay in Ethiopia laga xoreeyo dalka,lana soo
celiyo shartaftii soomalinimo,Mudulood hormuud ayuu ka yahay ka xoreeynta
xabashida dalka hooyo,soomalia dhibka hayaa waxaa uu yahay USA,Ethiopia iyi
Maquuste,USA waxaa eey ku wajahan yihiin la dagaalka diinta muslimka
ah,halka Ethiopia eey ku wajahan tahay qabsashada dhulka soomaliya,balse
Maquuste waxaa uu ku wajahan yahay Aargoosi qabiil intaba waxaa loo baahan
yahay in laga hortago lagana sifeeyo dalka lana soo celiyo sharafta iyo
cisiga soomali.


|
_________________________________________________________
|