Genocide Un
&
Maquuste
Un ka waxaa
la taagay xili aduunka aan ku
nool nahay eey soo food saartay dagaalo sida dagaalii
koowaad iyo midkii labaad,dhamaadkii dalgaalii 2 aad ayaa
waxaa la qaatay in la sameeyo waxa maanta loo yaqaan UN oo
logu macneeyo ururka qaramada midoobay,haddii aad fiiriso
magaca ururka waxaa ku dhan dhamaan dalalka ama qaramo (
nations) oo
madax banaan ee dunida ku yaal,ujeedada ururka waxaa eey
aheeyd in aduunka eey ku soo dabaalaan
nabada dalalka ka
midka ahne eey ixtiraamaan sharuucda caalamka ee lagu ku
heshiiyay ( Interanaltional
low ),akhristow 1960 waxaa ururkaa mar
kaliya ka mid noqday dalal afrikaan ah oo ka badan 35 dal
xornimada ka qaatay gumeeysigii reer yurub kuwaas oo u
arkayay in ka mid ahaan shaha ururkaas uu yahay mid sugay
jiritaankooda iyo xoriyadooda ayaaha danbe,ururka qaramada
midowabay waa ururka ugu weeyn caalamka ee ka shaqeeya
nabada,wada noolaanshaha iyo dhowrida xuquuda dalalka iyo
dadka aduunka ku dhaqan,xiliga lagu jiro ee ah qarnigaan 21
aad waxaa bilaabday in awooda ururka eeyan aheeyn mid
difaaci karta dalalka tabarta yar ee gumeeysiga cusub uu ku
hayo gumaadka iyo boobida qeeyraadka uu ilaaheey dhaxal
siiyay,Somalia waxa ka dhacay xasuuq,si aan hadaba u fahano
waxa uu ka qabo xasuuqa UN xeerarka qaramada midoway,waxaan
jeclahay in aan soo qaato:qormadaan waa maxay xasuuq ama
genocide This
convention declares genocide a crime under international law.
It defines what genocide is, and condemns this crime whether
it's committed in peacetime or wartime,xasuuq
waxaa uu ku qeexaay shirweeynihii ururka in xasuuqa uu yahay
danbi-faleed ku xadgudub sharuucda caalimiga ah,waxaa
muhimida eey tahay in haddii uu dhaco faldanbiyaadkaa in uu
aduunka oo dhan canbaareeyo kana hortago si aduunka uu u
noqdo mid nabada loogu wada noolaado,akhristow somalida
waxaa eey ka mid noqotay ururkaa UN ka 1960 waxaana eey
qaadatay in eey ku dhaqmeeyso xeerarka caalamiga ee aduunka
dhigtay,waxii ka danbeeyay dabayaaqadii sanadkii 2006 dalka
somalia waxa ka dhacay waxaa lagu qeexo in uu ahaa
genocide iyo
fal-danbiyeedyo lagu tilmaamo war crimes,hadaba yaa masuul
ka ah fal-danbiyeedyadaa????
Si toos aha ama si aan toos
aheeyn waxaa aad u cad in Ethiopia iyo ciidamada calooshood
u shaqeeystayaasha Maquutse eey yihiin kuwa ka masuulka
ah,waxaa kale oo iyana meesha ka cad in cidwalba oo
taageerta kuna bixisa xoolo in eey la mid noqonayaan kuwa
geeystay fal-danbiyeedkaa,dhawaan waxaa lagu qabtay dalka
sweden kulan looga hadal yahay arimaha somalia kaas oo looga
magac daray Somalia
a nation without
a state,kulankaas
waxaa ka soo qeeyb qaatay Jens Odlander
- Sweden's ambassador for the
Somali peace process,waxaa uu meesha ka cadeeyay in eey
tahay dowlada sweden dowlada qarash ugu faraha badan leh ku
bixisa dalka somali sidii loo heli lahaa nabad iyo dowlada
wadaag umada farxad gelisa,balse waxaase uusan marna soo
hadal qaadin wax ka socda somalia iyo fal-danbiyeedyada eey
galayaan ciidamada Ethiopia iyo kuwa Maquuste,waxaan ku
wargelinay in taageerada iyo qarashkaa eey ku bixiyeen
dalkeena somalia jawaabteeda eey noqotay in xligaan eey
shacabkeenii somaliyeed eey gumaadaan oo xasuuqaan kuwa aad
taageerada iyo qarashaka aad siiseen ee ah Maquuste iyo
Ethiopia,waxaan ku wargelinay in eey si dadban ugu qeeyb
qaateen gumaadka iyo xasuuqa shacabka iyada oo aan loo kala
aaba yeelin xiligii eey gumaadayeen indiscriminate
use of force in heavily populated areas,waxaa xaqiiq
ah in dowladaha caalamka eeyan marna tix gelin
qaraarada Un ka ka soo
baxay sida 1992 qaraarkii tirsigiisu ahaa
733 ee qeexayay in
dalka somalia aanan la geeyn karin hub,waxa loo yaqaan cuna
qabateeynta hubka ee dalka somalaia,sida oo kale qaraarkii
2006 ee tirsigiisu ahaa 1725
ee qeexayay in dalka somalia eeyan marna soo geli karin
dalalka deriska la ah somalia sida
Ethiopia
Kenya
Jabuuti iyo
Yemen,waxaad moodaa in caalamka uu dhagaha uu ka
fureeystay kuna xadgudbay sharciyadii lagu heshiiyay 1945
dhismihii Un
ka,weli cid canbaareeysay lama hayo Ethiopa iyo USA oo
runtii xiligaan ah xulufada ugu xadgudbibta badan sharuucda
caalamiga.
Qarnigaan aan joogno
waxaa hubal ah in eey sii yaraaneeyso hamiga iyo rajada ka
mid ahaanshaha UN ka, waayo waxaa soo baxaysa in quwadaha
aduunka ugu tunka weeyn eeyan marna tixgelin sharuucda
caalamiga ee lagu heshiiyay,waxaad dib u fiirisaa USA oo
runtii noqotay mida iyada laga amar qaato,dagaalii lagu
qaaday Iraq marnaba lama ogoleeyn in USA eey dagaal ku qaado
Iraq iyada oo aanan fasax laga haysan UN ka,waxaad mooda in
caalamka ´qaasatan dalalka afrikaan ah in eey taagan yihiin
qoomamo xoog
leh ka mid ahaan shaha ururka qaramada midoobay,waxeeyna ku
sabbabeeynayaan in baahidii iyo kalsonii UN ka eey noqotay
in eey aduunka ku soo celin weeydo nabad balse eey awoodi
weeyso in canbaareeyso fal-danbiyeedyada caalamka ka
dhaca,sida midka somalia,UN ka waxaa eey awoodi weeyday in
eey sheegto xadgudubka qaraarada eey soo saarto,ururka
qaramada midowbay waxaa lagu haystaa afduub xoog badan
qaasatan dalka USA oo noqday midka aanan weligiis tixgelin
waxa uu saxiixay.Waxaan leeyahay waxaa la soo gaaray xiligii
Un ka qiran lahaa danbiyada eey caalamka ka galayaan somali
I think the time has come to see what international justice
can do to help Somalis.Waxaan ku soo gaba gabeeynayaa
xeerarka caalamiga ee Un ka waa in aan ka qaadanaa waxa aan
xaqa ugu leenahay diidnaana in umada somalia ey gumaadaan
kuwa qaramada midoway ka midka ah saxiixayne xeerarka UN
ka,marka nin la sugayow adna yaad sugi.
Waxa
aduunka u wanaagsan ayaa cidwalba u wanaagsan,sida
nabada,isbedelka
cimilada aduunka oo laga wada
shaqeeyo,balse USA waxaa eey qabtaa waxa USA u wanaagsan
ayaa caalamka u wanaagsan runtii waxa Bush uu ku socdo waa
taa waxaa quman in laga hortago mujrimka aduunka qaribaya.Bush
waxaa uu dhahay ama i soo raac ama waxaad tahay argagixiso
mid taariikhda lagu qoray oo aan masaxmeen
The
convention defines genocide as any act committed with the
idea of destroying in whole or in part a national, ethnic,
racial or religious group. This includes such acts as:
-
Killing members of the group
-
Causing serious bodily or mental harm to members of the
group
-
Deliberately inflicting conditions calculated to
physically destroy the group (the whole group or even
part of the group)
-
Forcefully transferring children of the group to another
group
Xafiiska wararka
caalamka iyo
soomaliya Calayaale Media Center
calayaal@yahoo.de
Webmaster@calayaale.com
kalasoo xiriir.
webmaster@calayaale.com