Kuwa xilka iyo awooda
dowladnimada sheegta waxaad
moodaa in eey ka masuul
yihiin wax walba oo ka dhaca
xamar waayo marba haddii eey
dowladnimo iyo awooda dalka
isku tilmaameen sow ma cada
nabad darada xamar in eey ka
danbeeyaan Maquuste iyo
Ethiopia,xiligii MMI waxaa
xilka saarnaa Sheekh Shariif
iyo hogaankiisa taana waxaan
shaki marna gelin nabad iyo
wada noolaanshaha umada ku
dhaqaneed xamar in uu ahaa
mid aad iyo aad loogu farxay
loona mahdiyo,waxaa eey
diideen MMI in xamar uu ka
sii furnaado suuqii hubka
waxaana eey soo saareen in
shacabka reer Muqdisho in
eey maqlaan xabadaha iyo
hubka culus,waa dhacdo
taaiiikhda gashay oo umada
weli ey ku haminayaan in eey
marlabaad soo
noqoto,caalamka aan ku nool
nahay waxaa ka jira sharci
dhahaya cidwalba meesha eey
masuul isaga dhigtaa oo
xilikeeda dusha u ridataa
waxaa eey kuwa xilikaa
qaaday qaadanayaan waxii ka
yimaada ama amaan ama dhib
meeshaa eey ka masuul yihiin ,Maquuste iyo
xulufadiisa Ethiopia ayagaa ka
masuul ah waxa xamar ka
dhacay cidkale looma saarin
karo,waayo ayaga ayaa
sheegta in eey dowlad yihiin
awoodna eey ku leeyihiin
dalka,gumaadka socdaa iyo
dilalka xamar ka ugu soo
faro badanaaya hadeeyan
joojin karin oo eeyan awood
u laheeyn sow ma qumana
Akhristow in eey ka
tanasulaan xilikaa eey ka
beensheegeen.
Somali
waa
lafdhabarkii
islaamka ee
geeska
afrika .
Waxaa socota taariikh dheer
weligeedna socon
doonta,haddii aan leeyska
xoreeyn Ethiopia waxaan
qatar ugu jirnaa in
shacuubta ku dhaqan geeska
afrika ee muslimiinta ah
dhibaato mideena ka xoog
badan in eey ku dhacdo balse
haddii xiligaan la diido in
dalka soomaliya eey
gumeeysato Ethiopia waxaa
macquul ah in khatartaasi
eey yaraaneeyso maxaa yeelay
kaalintii siyaasadeed ee
somalia kaga jirtay geeska
afrika waa hubaal in eey soo
noqon doonto,Akhristow sow
ma cada sabbabta Ethiopia u
qabsatay somalia in eey
tahay in la jibjibiyo
lafdharkii islaamka ee
geeska afrika inta aanan la
duleeysan muslimiinta ku
dhex nool shacuubaha kala
diinta ah ee geeska afrika.
Inta eey jirto 4,5 oo runtii
ah mida umada dib ugu
celineeysa
jahliga,gumaadka,awooda oo
lagu takrifalo,boob,xasuuq
iyo in weligeed eey Ethiopia
eey kala gadato qabiilada
qabiil-walbna eey taageerto
sida hada ka socoto Puntland
iyo somaliland,somaalid
waxaa eey marwalba u
sabbabeeyaan dhibka socda
qabiila iyada oo la sheegaya
ayaa hadana umada eey
ilwosan tahay in dowlada eey
tahay mid lagu soo dhisay
Qabiil.Ilaaheey waxaa uu
dhahy Itaqi laaha xaqa
tuqaatihii walaa tamuutuna
ilaa wa antum muslimiin
waxaase hada sodo Ilaa wa
antum qabiil in qabiilka
weli dadka qaarkiis eey u
dhimanaayaan iyo
jahligii alow sahal
umuuraha.
Markii eey taariikhdu ahayd
7/ 2- 1889-kii ayuu
Vincenzo Filonardi
wuxuu soo gaaray Hobyo
Saddex
toddobaad kaddib, 28/ 2-
1889-kii ayaa isaga iyo
suldaankii hobyood eey kala
saxiixdeen heshiis
qoraalkiisu u dhacay sidan
soo socota:
"Anigoo ah suldaanka hobyood
ee
yusuf cali yusuf
waxaan maanta wixii laga
bilaabma gacanteeyda ku
saxiixay waraaqdaan anigoo
cadeeynaaya in aan
dhulkeeygii ka billaaw
Mareeg illaa Raascawad aan
oggolaaday in eey hoostagaan
maamulkii dowlada Talyaaniga
ee weeyn boqorkooda
Umberto I ,isagoo oo
uu ka wakiil yahay qunsulka
u fadhiya Sansibaar ee
magaciisa la dhaho:
Vincenzo
Filonardi. "Ilaahey waxaa uu
idmay in gumeeysigii Cali
Yusuf keenay leeyska kaiciyo
1960 kii maantase waxaa wada
tii oo kale Maquuste oo aan
geed ku soo gaban.
Waa
xiligii reer yurub eey
bilaabeen in eey dalka
somalia gumeeystaan cida soo
hogaamisayne waxaa eey
ahaaeen qaar somali sheegta
sida maantaba eey Ethiopia
ku soo hogaamiyeen kuwa isku
magacaaba dowlad ama
xilalka,gumeeysigii waxaa
laga dhaxlay gumaad baabá
iyo mida maanta ka taagan
dalka soomaliya hadaba sidee
ama maxaa heerkaan na
gaarsiiyay.
Calmaaniya:
maxaa lagu qeexaa calmaaniya
ama
secular.waxaa
lagu qeexaa in xukunka laga
fogeeyo diinta,sidee looga
fogeeynayaa diinta
xukunka,waa in dadka uu ku
heshiiyo qaababka diinta ka
fog,sida Qabiilka
in lagu heshiiyo,mabda jira
oo caalamka ka socda sida
kumunism,:Capitalism,trabilism,demokrasi.iwm
Ethiopia waxaa eey
duleeysatay
kuwii
isku sheegay siyaasiyiinta
soomali xiliga aan ku
jirnana ee shirka Cali Mahdi
waxaa uu yahay mid lagu sii
bahdilayo duubabka ama kaaba
qabiilyada iskugu yimid
xamar,waxaa eey maalin walba
ka hadlaan wax aan soomali
isku keeni karin iyada oo
xamar habeen iyo maalin lagu
gumaadayo shacabkii rayidka
ahaa iyo inta aqoonta
laheeyd,weli lama hayo cid
ka damqatay gumaadka xamar
eey ka wadaan Ethiopia iyo
Maquuste,xaqiiqdii waxaa
meesha ka cad in odayada
eeyan laheeyn aqoon aduun
iyo mid aaqiro waayo
dushooda ayaa umada lagu
gumaadayaa,odayaadaa waa
kuwa aad dhiiro geliya
jiritaanka qabiilka umada
eey isku gumaaday.
Qowleeysatadii
cadaanka Qarnigeey
Qotamiyeen
Qarankusheega
Qaloocan Qaalibuu
nala ahaa. Rag baa
Qeeydka u xeeytay
in eey Qiraan oo Qeeylo
dhaan
Qabiil ugu
yeertay Iyadoo laga
xaalmarin reer
xamar xasuuqii xamar
weeyne iyo xoolihii laga
boobay xal noo noqan
meeyso dalka waa
nabadeeysmay
haddii
xaqa laga rooro
oo
xaaraanta loo
xusul duubto xaasidiinta
xijkooda
xaaraan qadcan
waaye.
Diirku
iima naxo nimay Amxaar
deris wadaagaane, Dusha
sare dal laga maamulaa
Damacday maalmaha- ne,
Ku soo daad-guree Amxaar
kuwa Danaanoway, u
danee kufaarada jiraa,
adna Diracyo soo
qaado. Aday deeyrshay
maantaan lahaa dirirto
waa ceebe, Adigay
dafiray sidii a-noo duul
shihseeye ahee, Dal
burburay dadkiisuna is
nacay hadaad maanta kala
geeyso, Amxaaro Garb ka
doon adaa diiday
nabdiiye. Duqii ka
quus Qaran in uu dhisaa
abide, Qabyaaladaa ku
weeyn iyo Qolo
Cidiisiiye, Dulmi aad
u culusbuu ku dhacay iyo
daanno xoog badane, waa
tuu kufaar u dalbaday
umada soomaali.