|

Labadaan shir
waxaa lagu kala qabtay Mawlaca Sheekh Muxudin Celi ee magaaladda
Muqdishu iyo Balcad oo ka tirsan gobolka shabeela dhexe.
By:
Qorre-Mohamoud Ghedi Aw Hilowle-jowhar53@hotmail.com
Rochester, Minnesota-12/06/2006
W.Q
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Rochester, Minnesota.
Shirka ka dhacay Mawlaca
waxaa ka qeyb galay Siyaasiin caan ah oo uu ka mid yahay
Madaxweynihii hore ee Soomaliya H. E. Ali Mahdi
Mohamed,culumaa'udiin waaweyn oo laga qaderiyo Soomaliya
oo dhan, Saraakiil, Aqoonyahano, odayaal dhaqmeedyo iyo
waxgarad miisaan culus ku leh beelweynta Mudulood.
Waxayna ka soo saareen kulankaas go'aan ah in ey tahay
lagama maarmaan midnimada Beesha Mudulood.
(Mudulood Unite is essentialed)
Shirka Balcad waxaa ka qeyb galay Dr. Maxamuud Xassan
Ali Gabow oo ah guddoomiyaha gobolka banadir ahna duqa
magaalada Muqdishu, Sheekh Sharif Sheekh Axmed
guddoomiyaha midowga maxkamaha Islaamiga, Xaaji Maxamuud
X. Cumar Caddan oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee
shirkada Banadir, Macalin Xaashi Faarax guddoomiyaha
xamar iyo xamar daye, Siyaasiga rug-caddeyga ah Dr.
Xussen Xaaji
Bood, taageerayaasha maxkamadaha iyo dadweyne aad u fara
badan oo ku nool dagmada Balcad iyo nawaaxigeeda.
Shirka Balcad waxaa lagu soo gebagebeeyay su'aal taagan
oo ah" xagee-buu jirey Mudulood markaan dhibbanaha aheyn"
( where was Mudulood when we were victimed?)
Dhibanayaashii hal- kaas ka hadlay waxaa ugu horreeyey
Mudane ku hadlaayay magaca beesha Moobleen Cismaan oo
sheegey in beeshiisa lagu qadiyay 275 Xildhibaan ee
Soomaliweyn ku qeyb-satey 4.5.
Dhibanihii labaad wuxuu ahey Mudana ku hadlaayey magaca
jufada Cumar Galmax oo sheegey in dhawr sano deegaanada
Cumar Galmaax uu nin aan u dhalan si xoog ah uga
talihaayay haddase waa laga gudboo dhammaan deegaanada
Cumar Galmaax waxaa ka taliya dadki u dhashay ee
degganaa, waa Alle mahaddiis.
Sidoo kale sargaal ku hadlaayey magaca Ciidamada Xaaji
Abuker X. Cumar Caddaan oo yiri"dagaalkii ka dhacay
deegaanka Galgalato bishii Febaraayo 18, 2006 afar (4)
gaadiidka dagaalka oo loo yaqaan Tikniko oo noogala
qabsatey ayaan ilaa sedex (3) bilood baryeyney in noola
soo celsho ee mudulood xagee-buu jirey?"
Siloo gaaro hadafka guud ee beesha waxaa loo baahanyahay
farsamo ( Technicality) lagu xaliyo qilaafka hadda ka
dhex jira beelweynta Mudulood, ka dibna waa la dhisi
karaa guddi lagu kalsoon yahay ee Mudulood ( Mudulood
Reliable Council), loona wada dhan yahay.
Gudiguna wax ugu horreeya ee uu qabtaa waa in ey noqotaa
sidii dhammaan Ciidamada Mudulood loo mideyn lahay
loogana saari lahay magaalada Muqdishu oo noqotay
baahala galeyn loona dejin laha xerooyinka ku dhex yaal
deegaanada Mudulood oo aan weli soo gaarin dhul
ballaarsiga ba'an, laguna biilo lacagtaan Muduloodku
hadda isku dilaayo.
Dabadeedna Ciidankaan loo isticmaalaa haddii la soo
weeraro midnimada Mudulood, Diinta Alle iyo haddii la
arko argagixiso run ah iyadoo lala kaashanaayo Bulshada
caalimka ( International Community)
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Rochester, Minnesota.
Labadaan shir waxaa lagu kala qabtay Mawlaca Sheekh
Muxudin Celi ee magaaladda Muqdishu iyo Balcad oo ka
tirsan gobolka shabeela dhexe.
W.Q Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Rochester, Minnesota.
Shirka ka dhacay Mawlaca waxaa ka qeyb galay
Siyaasiin caan ah oo uu ka mid yahay Madaxweynihii
hore ee Soomaliya H. E. Ali Mahdi
Mohamed,culumaa'udiin waaweyn oo laga qaderiyo
Soomaliya oo dhan, Saraakiil, Aqoonyahano, odayaal
dhaqmeedyo iyo waxgarad miisaan culus ku leh
beelweynta Mudulood. Waxayna ka soo saareen
kulankaas go'aan ah in ey tahay lagama maarmaan
midnimada Beesha Mudulood.
(Mudulood Unite is essentialed)
Shirka Balcad waxaa ka qeyb galay Dr. Maxamuud
Xassan Ali Gabow oo ah guddoomiyaha gobolka banadir
ahna duqa magaalada Muqdishu, Sheekh Sharif Sheekh
Axmed guddoomiyaha midowga maxkamaha Islaamiga,
Xaaji Maxamuud X. Cumar Caddan oo ka mid ah
masuuliyiinta sar sare ee shirkada Banadir, Macalin
Xaashi Faarax guddoomiyaha xamar iyo xamar daye,
Siyaasiga rug-caddeyga ah Dr. Xussen Xaaji
Bood, taageerayaasha maxkamadaha iyo dadweyne aad u
fara badan oo ku nool dagmada Balcad iyo
nawaaxigeeda.
Shirka Balcad waxaa lagu soo gebagebeeyay su'aal
taagan oo ah" xagee-buu jirey Mudulood markaan
dhibbanaha aheyn" ( where was Mudulood when we were
victimed?)
Dhibanayaashii hal- kaas ka hadlay waxaa ugu
horreeyey Mudane ku hadlaayay magaca beesha Moobleen
Cismaan oo sheegey in beeshiisa lagu qadiyay 275
Xildhibaan ee Soomaliweyn ku qeyb-satey 4.5.
Dhibanihii labaad wuxuu ahey Mudana ku hadlaayey
magaca jufada Cumar Galmax oo sheegey in dhawr sano
deegaanada Cumar Galmaax uu nin aan u dhalan si xoog
ah uga talihaayay haddase waa laga gudboo dhammaan
deegaanada Cumar Galmaax waxaa ka taliya dadki u
dhashay ee degganaa, waa Alle mahaddiis.
Sidoo kale sargaal ku hadlaayey magaca Ciidamada
Xaaji Abuker X. Cumar Caddaan oo yiri"dagaalkii ka
dhacay deegaanka Galgalato bishii Febaraayo 18, 2006
afar (4) gaadiidka dagaalka oo loo yaqaan Tikniko oo
noogala qabsatey ayaan ilaa sedex (3) bilood
baryeyney in noola soo celsho ee mudulood xagee-buu
jirey?"
Siloo gaaro hadafka guud ee beesha waxaa loo
baahanyahay farsamo ( Technicality) lagu xaliyo
qilaafka hadda ka dhex jira beelweynta Mudulood, ka
dibna waa la dhisi karaa guddi lagu kalsoon yahay ee
Mudulood ( Mudulood Reliable Council), loona wada
dhan yahay.
Gudiguna wax ugu horreeya ee uu qabtaa waa in ey
noqotaa sidii dhammaan Ciidamada Mudulood loo mideyn
lahay loogana saari lahay magaalada Muqdishu oo
noqotay baahala galeyn loona dejin laha xerooyinka
ku dhex yaal deegaanada Mudulood oo aan weli soo
gaarin dhul ballaarsiga ba'an, laguna biilo
lacagtaan Muduloodku hadda isku dilaayo.
Dabadeedna Ciidankaan loo isticmaalaa haddii la soo
weeraro midnimada Mudulood, Diinta Alle iyo haddii
la arko argagixiso run ah iyadoo lala kaashanaayo
Bulshada caalimka ( International Community)
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Rochester, Minnesota.
webmaster@calayaale.com
|
_________________________________________________________
|