Q
Aqoonta ayaa ah sheey qaali ah oo lagu
tilmaamo hantida
Qof hanaanka Aduunka marka laga yimaadi
Culuunta Diineed oo
ah Mid mudnaanta koowaad leh,Barashada
Cilmiga Caadiga ah
Qeybihisa kala duwan waa furaha Horumarka
Aduunka,Waxaa aad
iyo aad ii Farxad geliyeey guusha
Cilmiyeed oo ahamiyadeeda
leh ee wuu soo hooyeey-Arday Somaaliyeed
oo wax ka barta
Jaamacada ku taal Dalka Hindiya.kadib
markii ku guuleeystay
Kaalinta Koowaad ee Sanad Jaamacadeedii uu
dhiganaayeey oo
ahaa Takhasuuska:-Cilmigga Kambiyuutarka
Iyo Dhaqaalaha ee
Osmania University Dalka Hindiya.
C/Risaaq ayaa muujiyeey
Xeelad aqooneed,Dadaal badan,Fahmad Sarre
iyo Hibada weyn
oo loo siiyo Barashada Cilmiga,wuxuuna
tusaale wanaagsan u
Noqonaayaa Ardayda Somaaliyeed Wiilal iyo
Gabdhaba iyo sida
eey ugu Wanaagsan yihiin Barashadda
Cilmiga hadii eey u soo
Jeestaan,Mudnaantana siiyaan,Dadalkan
waxaa wax ka Barta oo
Si Fiican u Gudanaaya Doorkooda kor u
qaadida Aqoontoodda
iyo Hanashadda Cilmi Berri Anfaci
karaaya:-Sudaan Pakistaan Kenya,Hinyida,Masar,Malaysiya,Yeman,Ugaandha,K/Afrika
iyo
Dalka Yeman Iyo Sacuudiga Carbeed,Iyo
Tirro Xadidan oo ku
Jirra Jaamacadda-Dadalka Yurub Iyo W/Mareeykanka.
C/Risaaq C/Naasir Kuulow wuxuu
muujiyeey korna u qaaday
Maqaamka iyo Xurmadda Magaca Somaaliyeed
iyo heerka Wacan
oo Biseylkooda Aqooneed iyo in eey Ardeyda
Aduunka sida ku
haboon wax ula Qeybsan karaan Dhinacyada
Aqoonta Jamacadeed
iyo Aqoonta Sarre,Iyadoo la wada ogyahay
in eey Jiraan Dad
ama Shakhsiyaad Somaliyeed oo Aqoonta ka
gaareey Heerka ugu
Sareeya ahna Barayaal Jaamacadeed iyo Xeel
Dherayaal Waweyn
oo ka muuqda Caalamka,Inkastoo Aqlabiyada
Dhalinyaradu eey
la kulmeen wax barasho la'aan ama eey wadi
waayeen kuwa ku
Dhaqan Qaarada Yurub iyo W/Mareeykan, kuwo
badani ku jiraan
Jeelasha ama u Go'doomeen Balwadda iyo
Mustaqbal xumo weyn.
Waxaan Halkan uga soo jeedinaayaa
Hambaly,Aamaan iyo
Bogaadiin Halyeeyga Aqoonta-C/Risaaq C/Naasir
Kuulow iyo
Ardeyda Somaaliyeed oo dhigiisa ah,waxaana
ku boorinaayaa
in wuu Dadaalka halkaas ka sii
wado,Waxbarashadna ka gaaro
Heerka ugu sareeya,Raxmaankuna u
fududeeyo,Dhalinyaradda Somaliyeed Tusaale Wanaagsan ka
Qaataan,Mudnaantana siiyaan
Waxbarashadda iyo Hanasahada Aqoon
Cilmiyeed Faa'iido leh.
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-England-UK-22/09/2007-
