Calayaale News
November25/2007

 
 Hanbalyo Hanbalyo
 

“HAMBALYO”

 

Congratulation(s)

 

 

 

 

                  

 
              
Waxaa halkaan Tahniyad Dhalasho farxad weyn leh looga diraayaa Mudane Cabdirahmaan Sheekh Mursal iyo Marwo Khadro Mohamed Yusuf oo dhawaan Magaalada Minneapolis ee gobalka Minnesota  ugu dhasheen labo ( 2) wiil oo mantaano ah(Twins), waxaana Ilaahay looga baryayaa inay noqdaan kuwii Dalkooda iyo Diintoodaba anfaca.
 
Dadka diraaya Hambalyadaan  tahniyadeen dhalasho waxay laka joogaan Af-madow, Aadan Yabaal, Ameerika, Orobo, Australia iyo Afriko oo isir-koodu ka imaaday.
 
 1. Sheikh Abdi Yusuf
 2. Sheekh Hassan Ali Alasow
 3. Suldan Ahmed Ali Hashi
 4. Islaw Ahmed Islaw
 5. Osman Mohamed Sheikh
 6. Garaad Mohamoud Haamud ( Haamud)
 7. Abdulle Hassan Nuurow
 8. Ugaas Muxudin Hassan Jimale
 9. Moalim Siyaad Sh. Mohamed  ( Looxos)
10. Halgamaay Abdi-nor Mohamed Abdulle
11. Ahmed Omar ( Jaq-jaqaani)
12. Sheikh Hassan Dahir  ( Looxos)
13. Abdirahman Sheikh Aden
14. Sharif Hayi ( RSTV)
15. Eng. Abbas
16. Hassan Yusuf Hussien ( H. Dhere)
17. Mohamed Moalim
18. Eng. A/qadir Omar Ahmed ( Shig-shigow)
19. Osman Hussien Hassan
20. Sheikh Ali Osman Ashkir

21. Ilmo Suldaan Ali Safi
22. Haji Mohamoud (Aayrish)
23. Haji Mohamoud Ghed Aw Hilowle
24. Yasin Ali Hoosh ( Yasin Xabeeb)
25. Islam Abdisalan Jama
26. Amino Arte
27. Shukri Mohamed Tohow
28. Ugas Mohamed Hassa
29. Omar Sheikh Ali
30. Haji Abdi Mouse Maahay
31. Wariye Mukhtar Ahmed Katiitow
32. Wariye Abdifatah Mohamed Abdi-nor
33. iyo dhammaan shaqaalaha  RSTV.
 
 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Rochester, MN.
 

 

Congratulation(s)

 

 
    Anigoo ah Marwooyinka Hoos ku xusan waxaanu halkan
Tahniyad qaali ah uga soo gudbineeynaa Arooska Mudane:-
Abdisamad Axmed Mahamud iyo Marwo Cadni Ciise Xassan
Ducaale oo Meherkoodu ka dhacay 05/01/2008 Magaaladda
Dordrecht Dalkan Holland.
 
                          
 
   Waxaan Qoyskaas cusub Allah uga rajeeyneeynaa in eey
Noqdaan kuwii isku waara,Ubad kheeyr qaba kala hela(Allah
ugu Deeqo),Guri Xurmo wanaagsan,Farxad iyo adeecida Alle
ku badan tahay ku waara-Inshaa Alle.
 
Waxaa Tahniyadda Diraaya:-
 
1-Marwo-Amina-Dhool Maxamed Maxamuud.
2-Sacdiyo Haaji Hassan.
3-Marwo-Amina Cumar Cali.
 
 
 
-Soo Gudbintii:-
-Marwo-Amina-Dhool Maxamed Maxamuud-
-Holland- 10/01/2007-

 

 
 
 
 
Dhaq-dhaqaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,Midnimadda iyo
Cadaaladda Munaasabadda Ciid El-Adxaaga Barakeeysan
ee Gudasahda Waajibka Fariidada Xajka Sanadkan-Ummada
Muslinka Somaaliyeed Meel eey Joogaanba-Weliba Intoodda
Damiirka nool,Dareenka Qarameed iyo Qiirada Wadaniyeed
Weli ku gaashaaman,Micnaha iyo macaanka Xoriyadeeda ku
Duugan tahay Quluubtooda iyo Xusuusta Maskada,Diidan oo
Diidan Heeryadda Gumeeysiga iyo Qabsashada Dalkeena,ka
Gil-gishaay Xasuuqa,Af-duubka,Fara-xumeeynta Haweenka
iyo Barakiciinta Muwaadiniinta iyo Boobka Hantida Dadkaba
Dhaq-dhaqaaqa Somaliyeed wuxuu
Munaasabadaas Barakeeysan awgeed Hambalyo Ciideed u
Soo Gudbinaayaa Culimaa'udiinka,Aqoonyahanka.Ururada
Bulshadda Rayidka ah,Jaaliyadda Qurba Jooga ah iyo guud
ahaanba inta Somaalinimadu Damqeeyso.Dal Jaceylka leh
Jaceyl Hanashada Dowlad Cadaalad,Sinaan iyo Garsoor
Xaq ah leh,u taagan Difaacida Dalkeena iyo u adeegidda
Dalkeena,kana duuleeysa Aragtidooda iyo Rabitaankooda
Hogaankuna Daacad yahay.
 
 
   Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu ugu Duceeynaaya
Ummadda Somaaliyeed,Raxmaankana ka Tuugaayaa in
Dalkeena iyo Dadkeenaba ku maneysto Nabadgelyo dhab
Soo Nooleeynta  Maqaamkii Dowladeed,wada Jirkii Dadka
Iyo Dalkaba-Inshaa Alle,anagoo ku buurineeyna Xaqa eey
u leeyihiin Iska Caabinta Gumeeysiga Wayaanaha  ku soo
Duuleey Dalkeena,Sidoo kalle waxaanu ku buurineeynaa
in Munaasabaaas awgeed Gar-gaar bani-aadaminimo loo
Fidiyo Malyuun Qof oo ku Bara-kacsan Duleedka Muqdisho
oo eey Walaalaheen Tabaaleeysan,Duruufo adag ku sugan
eey ka Bara-kiciyeen Degaamadoodi Rajiimka Fadhiidka
ah iyo Ciidamadda Gumeeysiga Itoobiya.
 
 
   Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu si gaar ah halkan
Hambalyo uga soo gudbinaayaa Bahdda Warbaahinta iyo
Saxaafada Somaaliyeed gaar ahaan inta Xiriirka Joogtada
ah iyo Wada Shaqeynta Wanaagsan naga Dhexeeyso.
 
 
 
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda.
-England-UK-17/12/20070

 

 

HANBALYO IYO TAAGERO

Congratulation(s)

              HAMBALYO RA IISULWASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA
 
HAMBALYO RA IISULWASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA.
 
Jaaliyadda Mudulood ee dagan dalka jarmalka waxeey hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ra,iisul wasaaraha cusub ee soomaaliya Mudane Nuur xasan xuseen (Nuur cade) magacaabistii loo magacaabay  ra,iisul wasaara nimada, waxaan ilaah uga baryeeynaa inuu u guto xikiisa sidii loogu talagalay shacabka soomaaliyeed ee dhibaateeysana  uu ku dadaalo sidii uu ugu saari lahaa dhibaatada kuna dadaalo inuu wadankeenii uu dib ugu soo cesho sumcadii uu ku lahaa aduun weeynaha. Hadaba waxaa hambalyadaan diraayo
Xaliimo Axmed Xasan (Gaaladiid).
Maceey, Axmed Muuseiyo Xaaskiisa,Xasan , macalin Xuseen iyo Xaaskiisa Maryan Bashiir iyo Odaygeeda,Xaliimo caraaye.Mahado

              HAMBALYO RA IISULWASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA

waxaan halkaan uga hanbalyeeyneyaa raiisawaraaha cusub nuur cadeanagoo joogno wadanka jarmalka magaalooyinka troisdof iyo bonn ,,kolon  anagaa kale ah .

AXMED MUSSE XUSEEN( INA MUSSE DHEERE) TOROISDOF:
xaawokiin toroisdof
maxamed islow(AFKOOYE)torisdof
musse axmedyuusuf(bonn)
maxamed timacade(bonn)
injireey madaxey(kolon)
caasho cali(bonn)
rajiino(bonn)
gaaldiid(bonn)
baasaale(essen)
saciido(assen)
iyo dad badan  oo jacel nabad wadanka iyo in uu noqdo kii wadanka ka saaro cadowka iyo dadka soomaaliyeed oo isku raaco nabada wadanka waxaan leenahay guul  ka gaar xilka la kuu dhiibey kuul aamiin .
              HAMBALYO RA IISULWASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA
Shir taageero ah oo ay isugu yimaadeen jaaliyadda soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka dhacayee dalka swedhan gaar ahaan magaalada Göteborg.Shirkaasi oo looga hadlay xaalada uu dalka ku sugan yahay iyo sidii loo badbaadinlahaa bulshada soomaaliyeed,taageero xoogana loogu fidin lahaa shacabka soomaaliyeed ee dhibaateeysan.Waxaa sidaasoo kalay shirkaasi lagu taageeray magacaabista ra,iisulwasaaraha cusub ee soomaaliya mudane Nuur Xasan Xuseen  (Nuur Cade).
Hadaba waxaa shirkaasi qudbado  xiiso iyo qiiro soomaalinimo leh ka soo jeediyay aqoonyahano isugu jiro rag iyo dumar.Waxaa shirkaasi ugu horeeyn qudbad qiiro leh oo dadweeynahii ka soo qeeyb galay ay u qashuuceen ka soo jeediyay Dr muxudiin Daqare oo booqasho noogu yimid isagoo ka yimid wadanka ingiriiska.
Dr Muxudiin Maxamuud Maxamed  (Daqare).
cabdullaahi Cali Xaaji iyo Xaaskiisa Luul Axmed Xasan.
Dr Cabdullaahi Maxamed Maxamud iyo xaaskiisa  Xabiibo Hiraabe Maxamuud.
Cabdullaahi Cali Hilowle iyo Xaaskiisa  Deeqo Xuseen Yalaxoow.
Muxiyadiin Cali Tooxoow Iyo Xaasliisa Seynab Cabdulle Xasan.
Cabdullaahi Xasan Warsame iyo Xaaskiisa  Maryan Maxamuud Maxamed (Daqare).
Ibraahim Nuur Qalinle iyo Xaaskiisa Sacdiyo.
Saciid Seeraar
Xasan Cabdulle iyo Xaaskiisa Sureer seeraar.Iyo dadweeyne fara badan

                 

HANBALYO IYO TAAGERO

TAAGEERO IYO HAMBALYO
Waxaa Jaaliyadda Mudulood ee deggan dalka sweden sharaf u ah in ay halkaan ugu soo gudbiyaan Mudane Col.Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) Hambalyo Ku saabsan Magacaabidda Xilka Jagada
Ra,isal wasaaraha DFK ee Soomaaliya .

Jaaliyadda Mudulood ee deggan dalka sweden waxay kaloo halkaan ka ballaqaadayaan in ay taageero buuxda la garab taaganyihiin mudane Col.Nuur xasan Xuseen (Nuur Cadde) Gudashada xilkaas loo magacaabay.

Jaaliyadda Mudulood ee sweden waxay u rajaynaysaa Mudane Col.Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde)
Xilgudasho Wacan Iyo In uu Ilaah la garab galo xilkaas culus ee loo magacaabay,Waxaan kaloo ilaah ka baryaynaa in uu ka dul qaado soomaaliya Colaada iyo dagaalada.

Hambalyo iyo Nasiib Wacan.
 

HANBALYO IYO TAAGERO

anagoo  ah dhamaan jaaliyada beesha mudulood ee ku nool dalka holland waxaan halkan dhanbaal taageero igu direynaa  ra iswaaraha cusub ee somalia mudane nuur xasan xusseen  nuur cadde waxaana rabi igu baryeynaa in uu xilkaas adag uu ku garab galo  isagana  ha noqdo kii dalkiisa iyo dadkiisa soomaaliyeed daacad dar alle iyo sinaan igu wada adaago ,,,,waxaana dhanbaalkaan diraayo 1- cali maxamuud xalane  ,,, cali  xarash  guddomiyaha jalliyada beesha mudulood ee ku nool dalka holland 2- axmed xaaji cabdulle 3-prof gacamey 4- axmed farmaajo  5- aaden mooge  6- cismaan jimleyste 7-bile casir calasow 8-aaden yare 9-daauud xirsi cabdulle 10- cabdi casiis inaa ilaahi  11- cabdirisaaq maxamed baare 12-cabdi naasir aaden amxaar 13-axmed shiikh xasan 14- xasan galuus 15- maxamed  muxyadiin cabdi 16-muuse cabdulle 17- sabriye breda 18-axmed shaash 19- cabdi cali gabeyre 20-salaado cali maalin 21 shikh axmed gaabshe 22-xuseen fargadaam 23-yuusuf cabdi waalow 24-yuusuf guulwade 25- avvo shiikh cali maxamuud iyo igu danbeyntii cabdirisaaq cabduule guure
 

HANBALYO IYO TAAGERO

 

Anagoo ku hadleyna magaca xafiiska beelaha hawiye ee waqooyiga yurub iyo dhamaan dadka ku abtirsado beelaha aan kor kusoo xusnay waxaan halkaan hambalyo iyo taageero buuxda uga direynaa Riisalwasaaha jamhuurida dimoqoradiga soomaaliyeed mudane G/SARE NUUR XASAN XUSEEN”NUURCADE”.

Waxaana ilaah uga baryenaa in xilka uu qabtay ee marxalada adag kusoo begmay uu ufududeeyo

AAMIIN!

XAFIISKA BEELAHA HAWIYE EE  W/YURUB

U-hawiye@hotmail.com

HAMBALYO, HAMBALYO , HAMBALYO November21/2007

HAMBALYO      HAMBALYO        HAMBALYO Magacaabista Wasiirka Kowaad Ee DFGM ah Mudane G/Sare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cade"
 
IILAAHO MAGACAABIST "NUUR CADE" kKA YEEL MID SOOMAALI KA SAARA  HOOGA IYO BA'A UNA HORSEEDO BASH BASH , BARWAAQO , MIDNIMO
 
Dhamaan Jaaliyadda MUDULOOD ee ku nool wadanka CANADA waxey u hambalyeeynayaan R/Wasaaraha cusub mudane NUUR XASAN XUSEEN waxeyna u rajeynayaan inuu ilaah la garab galo kuna guuleeyo xilkaan culus oo loo magacaabey
 
by Xaaji Maxamoud

HAMBALYO, HAMBALYO , HAMBALYO October 24/2007

Dhamaan WAxaan Hamabalayo iyo Bogaadin u direynaa Malaaqa Xamar Iyo Xamar Daye
Malaaq Cali Malaaq Showri oo maanta agu caleema saaray magaalada Muqdisho oo ah Caasimada Dalka Soomaaliya taariikhduna tahay 22-10-2007
waxaana ilaah uga baryaynaa inuu u fududeeyo duuubka howsha adag ee uu qaban doono noqdana Malaaq u horseeda ummada Nabad iyo hogaan toosan iyo xiriir wanaagsan.
inshalaah.
Waxaana ugu horeeyo waa reer Sweden.
1. Mohamed Cumar Colow (Mohamed Malaaq )(Stockholm,Sweden)

2. Mohamed cali Dejiye

3. Daauud Hussen Cali

4. Ahamed Mohamed Kirish

5. Nuur Cali Gacal (Gaadle)

6. Yaasin Maaxi Macallim

7. Mohamed Hassan Maadeey

8. Nuuradiin Shoobaaye Hassan Wadan

9. Xaaji Suudi Abuukar

10. Xaajiyo Faadumo Dhicisoow

11. Samira Suudi

12. Mahad Dhicisoow

13. Cabdi Axmed Cabdi Madoobe

14. Hassan Gude

15. Cali Koronto

16. Cabdalle Baarqab

17. Xabiibey Macalin Ibraahin

18. Fardoosa Siidoow

19. Luuley Hassan Fileey

20. Xaawo Luul Hassan Filey

21. Ismaaciil Maxamud Shire

22. Mocoow Xuseen Xassaan

23. Cumar Macalin subaagooow

24. Micraaj Muuse Xuseen Cali

25. Cabdifataax Bashiir Cali

26. Cabdiraxmaan Xaaji Axmed Nuur Gureey

27. Cali Cumar Cali Caliyooooow

28. Yuusuf Muuse Hassan

29. Axmed Ismaaciil Sweden

30. Maxamed Cali Sweden

31. Cumar Nuur Maxmud Cadoow

32. Mohamed Cumar

33. Wiilo Muxumed Faay

34. Shukri Maxmed Cadde

35. C.laahi Shoobaaye Wadan

36.
Reeeeeeeeeeeeeeeer Norwey
1. Cabdirasaaq Hassan Koofi

2. C.laaahi Shukur Xuseen

3. Cabdi Maxmuud Cadde

4. Jimcaale Maxmuud Shuuriye

5. Cabdicasiis Xasan Goobe

6. Yuusuf Arbac

7. C.laahi Shuqaale Jabshe

8. Binti Hurdaaye

9. Maryan Cumarey Janaay

10. Maxamed Xaaji Abuukar Cali

11. Maxamed Xaaji Jeekeey

12. C.laahi Cali Jeeeri

13. Bille Xuseen Liig

14. Morgan Hassan Black

15. Fardowsa Muxumud Faaaaaaaaaaaaay

16. Canab Cumar Xirigoooooow

17. Sagaxeey Muuse Xuseen Cali

18. Nafiso C.lle Iike

19. Nafiso Xeroow

20. ¨Fardowsa C.lle

21. Mohamed Amiin Nuur Cali Gaadle

22. Canab Xaashi Shuukoow

23. Shamso Nuur Hadaafoow

24. Maxamed xuseen coloow

25. Maxamed Muxudiin Cumar Diirte

26. C.kariin Ow Maalin

27. Cali Abshir Maleele

28. Ilhaan Maxmuud

29. Mohamed Makaraan

30. Hadaafoow Malaaq

31. Sahro Hadafoow

32. Mohamed Coloow

33. Xaliimo Maxemed Walaal

34. Najmo Owmaalin

35. Abuukar Qataatoow

36. Xaaw Kiin Maxmuud Cadde

37.Moahamed Shigshigoow

38.Nasro Cali suuleey
Reeeeeeeeeeeer Denmaark
Maxmed Deeq Maxamud Yuusuf Tiiroow
Saynab Jaqeey
Maxmed Qaasin Maradheere
C.qaadir Calaajis
Mahad
Mukhtaar Cali Mooto
Luul C.lle Iike Wiilo
Nuur mocoow maleele (shuqaale)
Xasan cali ciise (Walaal)
Ibraahin Nuur Cali Jimcaale
Ismaaciil axmed sheekh
Maxamed sheekha Muudey
Xabiibo Cali Saalax (Xabiibay)
Cabdulaahi bashiir bootaale
Xuseen Shigshigoow
C.qaadir Biile
C.qaadir Xasan Xuseen
G/dhexe Cali Hilowle
Bashiir Cali Ciise
Asli Mukhtaar Macalin
G/Sare Clahi Xuseen Cumar (Makaaniko)
Reeeeeeeeeeeer Finland
C.qaadir Hadaafoow
C.laahi Cabdi Shaarib
C.raxmaan Hadaafoow
Canab Cali Eelaay
Maxmed Cadoow
Xaaji Cali Gacanay
Xaliimo Xasan
Wardo Cali.
waxaa isku soo uruuriyaya soona diyaariyay

Nuur Cali Gacal (Gaadle.)

gaadle3@hotmail.com

Sweden.

HAMBALYO, HAMBALYO , HAMBALYOAugust 13/2007

 
Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku kala nool  dunida dacallad-deedda, khaasatan Waqooyiga Ameerika ( North America) waxay Tahniyad iyo hambalyo  diiran u diraayaan Mohamed Ali Mohamed Ghedi iyo Faiza Abdi Ahmed oo Arooskoodu ka dhacay Magaaladda Nairobi Kenya, taariikhdu markay aheyd August 11, 2007.
 
Iyaddoo laga faa'iideysanaayo munaasi-baddaan qaaliga ah, waxaa iyagana halkaan hambalyo looga diraayaa Aabbe Prof. Ali Mohamed Ghedi  iyo  Hooyo Drs. Faduma Mohamed Hassan iyaddoo loogu hambalyeynaayo Guurka Wiil-kooda, waxaana  Illaahay looga baryaaya  guurka cusub, mid  kheyr qaba, Wiil iyo Caano, Gabardh iyo caano.
 
Tahniyad-daan iyo Hambalyad-daan   kal iyo laab  ka soo go'day  waxaa diraaya  dadkaan kala  ah:-
 
 1. Dr. Ibraahim Mao Osman ( Ghandi) L.A. (USA)
 2. Caaqil Mohamoud Ali Jimale (Koogaar) A.Z.( USA)
 3. Dr. Osman Mohamed Sheikh. MN (USA)
 4. Shukri Tohow Mohamed. MN (USA)
 5. Haji Hussein Adle Ahmed Dhicisow. (Saudi Arabia)
 6. Haji Abdirahman Sabrie. (UAE)
 7. Ali Mohamed Hayay. (UAE)
 8. Ruqio Haji Un-sheeye Beerey Weydow. MN (USA)
 9. Haji Isse Haji Mohamoud M. Arif.( Norway)
10. Sheikh Hassan Ali Alassow. MN( USA)
11. Sheikh Ali Hussein Jaras. MN (USA)
12. Sheikh Mohamoud Sh. Abdi. MN (USA)
13. Madina Mohamed Sheikh Ahmed. (UK)
14. Reer Haji Ali Gaab. ( UK)
15. Drs. Safio Haji Ahmed Barahow MN (USA)
16. AVV. Nuurto Haji Hassan  ( Canada)
17. Abdulle Hassan Nuurow. MN (USA)
18 Abdiaziz Osman Sheikh ( Bad Maceeye) VA (USA)
19. Abbas Abdi Maxaad Isse. VA USA
20. Abdiaziz Omar Hussein ( Ajungale) VA (USA)
21. Haji Abdi Mouse Maahay. MN (USA)
22. Hawo Mohamed Abdulle (H. King) MN (USA)
23. Ali Isse Ahmed  MN ( USA)
24. Mas'uud Sheikh Amir. MN (USA)
25. Ibrahim Ahmed Ali ( Shash) Bonn (Germany)
26. Macallim Ahmed Halane. MN (USA)
27. Farhio Omar Mohamed Barrow. MN (USA)
28. Ahmed Mohamed Afrah ( Shutul)  MN ( USA)
29. Sheikh Ali Macallim Moh'ed ( Ali Wariiri) ( Ethiopia)
30. Ahmed Mohamed Ossoble. Kampala (Uganda)
31. Jibril Mohamoud Jilao Addow. NE (USA)
32. Abdirahman Ali Osman ( Malesia). MN (USA)
33. Muhyadin Hassan Jimale  MN (USA)
34. Dayid Sheikh Ahmed. DC (USA)
35. Mohamoud Mohamed Mohamoud (Gerre) MN ( USA)
36. Madina Mohamed Adan. MN ( USA)
37. Fowsia Ahmed Mohamed Sheikh (neero) MN (USA)
38. Amino Abdullahi Gabeyre MN (USA)
39. Haji Mohamed Haji Shiirar. (Saudi Arabia)
40. Luul Said Ahmed. Mn (USA)
41. Rahmo Mohamoud Ghedi. MN (USA)
42. Mukhtar Mohamed Ahmed ( Katiitow) MN ( USA)
43. Ali Muhyadin Mohamed . MN (USA)
44. Hussein Xaji Maxaad Tacbaan. (Canada)
45. Safio Hassan Tifow MN ( USA)
46. Caasha Abdullahi Tohow  MN  (USA)
47. Ahmed Mohamed Dhac Dhaco  MN (USA)
48. Haji Omar Qaasim  ( China)
49. Madina Hussein  Jeyte  MN ( USA)
50. Haji Dahabo Sheikh Abdi  MN  (USA)
51. Mohamed Abdi Dhagaweyne  (UK)
52. Fowsia Abdi, W/K Xigeenka W/A Gudaha ee DFKMS
53. Sahro Hassan  Ethiopia  ( Canada)
54. Hawo Haji Unsheeye Beerey Weydow ( Canada)
55. Sharif Hayi iyo Shaqaalaha RSTVONLINE (USA)
56.  Mohamoud Ghedi Aw Hilowle  MN  (USA)
 
 
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Rochester, Minnesota

 

 Hanbalyo Hanbalyo

Asalaamu calaykum waraxmatu llahi wabarakatu
Waxaan si weyn oo qadirin iyo qiimo leh aan ugu  hambalyeynayaa  walaalkeen Danjire Maxamed Cali Ameriko oo maanta si rasmi ah loogu go'aamiyay golaha wasiirada uu guddoominayay RW Gheedi. Waxaa rajeynaa inuu xilkiisa u qabsado si cadaalad u ah Somali weyn
.waxaana u hamalyeynaayo dhamaan shaqalaha shakada calayaale meelkasta ay jagaan Gudaha iyo dibada .

 

 
 Hanbalyo Hanbalyo
 

Happy Birthday

“HAMBALYO”

 

 

webmaster@calayaale.com

 

_________________________________________________________