Kulanlagu
tagerayo DKMG ah ee somaliyeed ayna kasoo
qab galeen jaliyada somaliyeed ee
Iswitzerland oo ka dhacay magalada GENEVE
Calayaale News
Jan
21/ 2007
Waxaa Magalada Geneve ee wadanka Swisska ka dhacay malintii
Sabtida tatariiqdana ay aheed 20/01/2007 kulan weyn,laguna tagareyay Dfkm ah
kasoo ahaa kulankii Labaad uguna weynaa ee ka dhaca wadanka swisska kasoo
ay kasoo wada qayb galeen Jaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadanka
Iswitzerland.
waxay jaliyada somaliyeed si wada jira ay uga mahad celinayaan
Madaxweynaha DKMG ah Mudane Cabdullahi Yusuf Axmed oo u Huray
Waqtiigiisa isagoo ku sugan Magalo Madaxda Somaaliya ee Muqdisho uguna
qayb qaatay qadka taleefanka tagerida Dowlada Federaalka ee ka billaabatay
Magalada Geneve ee Jaliyada somaliyeed ee dagan wadanka Iswiiska kana aqriyay
qudbad dheer tasoo aheed Gubaabo iyo dhirigilin iyo wadaniyad.