Xaflad soo dhaween ah oo lagu qabtay Magaaladda Lausanne laguna soo dhaweynayay Ra’iisal Wasaraha DFKMG 

Calayaale News
Decem16/2007

Xafladaan Taageerida ah ayaa si heer sare ah loo soo qabanqaabiyey waxaana ka soo qeybgaley dhamaan jaliyadda ku dhaqan dalka iswiiska  , Safiirka somaaliya u fadhiya dalka iswisska Mudane Yusuf Maxamed Ismaciil Siyaasiyiin hore Fanaaniinta kusagan dalka iswisska  iyo Dadweyne aad u fara badan .

Halkaan ka daawo Xafladii Sida ay u dhacday Riix

R/wasaare Nuur Cade ayaa daboolka ka qaaday in uu mar kale soo dhisayo xukuumad cusub oo hor leh xukuumadii  hore ay ka koobeed 73 wasiir, wasiiro kuxieeno iyo wasiiro dawlayaal.


Kulan ka dhacay magaalada Luasanne qudbadii uu raiisawasaraha ka jediyayay  una jeediyay jaliyadda iswisska  ayuu wuxuu ku sheegay  in xukuumada cusub oo yar  tiro ahaan tayo ahaano wanagsana lkoo bahanyahay  , xubnaha wasiirada ay ka imaan doonaan gudaha banaanka  imaan doonaan banaanka Baarlamanka.
qaybata kowaad

Qaybtii labaad

Ra’sialwasaaraha ayaa ku macneeyey talaabadan mid ku timid cadaadis iyo la tashiyo kala duwan oo ka yimid beesha caalamka iyo waxgaradka Soomaalida ee dibada ku nool kuwasoo ay ugu horeyeen jaliyadda iswisska .

Halkaan ka daawo Xafladii Sida ay u dhacday Riix


 

Halkaan ka daawo Xafladii Sida ay u dhacday Riix

 


Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center
calayaal@yahoo.de Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

Webmaster@calayaale.com

_______________________________