|
BAAFIN
Anigoo Ah Xuseen Cabdi Max,ed Oo Looyaqaan (Juuqlaawe) Somali Ah Degan Mogadishu, Gaar Ahaan Degmada Boondheer, Waxaan Halkaan Ka Baafinayaa (Reer Cabdullahi Axmed Cadow) Gaar- Ahaan:-
1) Hooyo Caasho Xaaji Max,ud Guuleed
2) Maryan Cabdullahi Axmed Cadow
3) Haboon Cabdullahi Axmed Cadow
Dadkaan La Baafinaayo Oo Kor Ku Xusan Oo Iigu Wardabeysay Sanadka Markuu Ahaa 1990kii, Markii Ay Dagaalada Ka Dhaceen Magaalada Muqdisho, Hadaba Waxaa Si Nariis Leh Uga Codsanaynaa Cid Alla Cidii Garaneysa Dadkaas La Baafinaayo Fadlan Ha, gaarsiiyeen Baafintaan.
Fadlan Waxaad Igala Soo Xariiri Kartaan Cinwaanadan Hoos Ku Qoran
Tell: 2521-62276716, E-mail: Kofip60@hotmail.com
Ama Anaga Ayaa Gaarsiindoona
Somali Child Rights Organization (SOCHRO-Somalia)
Location Address:
HQ:
Mogadishu-Somalia
Office: 2521-854260
Mobile: 2521-5577977
E-mail: sochrosomalia@yahoo.com
E-mail: sochrosomalia@hotmail.com
.................................................................................. waxaan halkaan ka baafinayaa anigoo ah
xuseen cabdulle tooxow waxaan halkaan kabaafinayaa maxamed
maxamuud tooxow oo markii dad ugu danbeeysay ku sugnaa
magaalada tripoli ee wadanka Liibiya hadaba haddii uu uhelo
aqbaartteena amaba cidii taqaan waxaan ka codsaneeynaa in sii
degdeg ah ula soo xiriito telefoonkaan ah 00442085437851
london uk
Webmaster@calayaale.com
|