Ciyaartoyda Xulalka
Ghana vs Mali oo min
1-0 ku kala
sagootiyay Xulalka
Botuswana vs Gani oo
ay kuwada Jireen
Guruub D.
Calayaale News
Xulalka Wadamada Gaana iyo mali ayaa Xalay guulo ka gaaray Kulankii ugu Horeeyay ee ay yeeshaan Koobka qaramada Afrika 2012 oo ay wada jir u marti galiyeen Dalalka equatorial Gani iyo Gambiya,waxaana Xalay ay min 1-0 uga kala badiyeen xulalka Botuswana iyo Gani oo ay ku wada jireen Guruub D.
Ciyaartii Hore Ghana iyo Botuswana ayaa yeeshay waxaana qeybtii hore gool u dhaliyay ghana difaacooda Menseh oo isagu qeybtii Danbe qaatay Casaan Ciyaartana laga saaray,iyadoo qeybtii danbe ay gaana ku ciyaarayeen inteedii badneyd 10 ciyaartooy.
Xulalaka Ghana iyo Botuswana waxa ay iska lumiyeen fursado dhowr ah oo goolala loo fishay waxaana Xulka gaana ka maqnaa ciyaartooy muhiim u ahaa Xulkaasi sida Essian,Boteng o isagu ka fariistay Xulka,asamouh,goolhaye Kingiston,iyo qaar kale.
Ciyaartii 2aad waxa ay dhex martay dalalka mali vs gani waxaana ciyaartaasi oo uu ka maqnaa weeraryahankii Savilla kannute ay ku soo idlaatay 1-0 loogu awood sheegtay Gani waxaana Goolka madiga ah u dhaliyay Mali Ciyaaryahan Troare qeybtii hore ee Ciyaarta,
bascal Fendeuno iyo Xulkiisa gani walow ay dadaaleen si ay isaga soo gudaan goolka lagu lahaa hadana uma suurta galin inay keenaan xiyaa barbardhac.
Guruub D hadaan eegno kala horeynta kooxaha waa sidaan