Home                        Januar 22-01-212 Calayaale  News warkii dalka
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

____________________

 

Ciidamada Galmudug oo soo furtay ninkii Ameerikanka ee shalay lagu afduubtay Galkacyo

 

Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta qaab wada hadal ah ku soo furtay Nin u dhashay Mareykanka oo shalay laga afduubtay Koofurta Magaalada Galkacyo, kaasoo Kooxaha Burcad la aadeen dhanka Degmada Hobyo

Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada Galmudug oo shalay gelinkii dambe ka ambabaxay Magaalada Galkacyo ayaa ku daba jiray kooxaha burcada ee afduubtay ninkan Cadaanka ah, oo la sheegay inuu dhalasho Jarmal ah watay.

Wararka aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamada Galmudug ay hareereeyeen Kooxihii burcada ee afduubka u heystay ninkan, laakiin wada hadal ay Odayaasha deegaanka la galeen Kooxaha burcada ah lagu guuleystay in qaab wada hadal ah lagu sii daayo.

Goor dhow ayaa la filayaa in la keeno ninkan Mareykanka u dhashay Magaalada Galkacyo, halkaasoo la filayo in saxaafada loogu soo bandhigo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Maamulka Galmudug Abshir Diini ayaa ku eedeeyay in afduubka ay ka dambeeyeen Kooxo Burcad badeed ah, isla markaana si layaab leh ku qafaasheen.


 


 

Written by Administrator editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir 24saac .

 

Maxamuud XAsan Cumar

002521/5506210

Muqdisho somaliya  waayaha243@hotmail.com  aduunyo5@yahoo.com

Dreambook: Welcome to Calayaale Page
Sign my Dreambook!
Anigoo lay dhaho
E-mail address
Sharaxaad
 

Read Akhriso

[ View Guestbook | Welcome to Calayaale Page ]
Dreambook: Aqayaarta calayaale

              If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

 

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

___________________________________________________________ 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

____________________

  • Read Akhriso Sheekeysiga   Sign Ku qoro wixii Ra'yi ah  If you have a minute,                        please sign my Dreambook too!

    Copyright 2011  calayaale.com All rights reserved  Contact:  editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

    ______________________________________________________________________________________________________