Home                        Januar 22-01-212 Calayaale  News warkii dalka
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

____________________

 

Dowladda KMG ah oo wafdigii ugu badnaa u dirtay magaalada B/Weyne kaddib markii magaalada looga caal waayay maleeshiyooyin kala duwan

 

Dowladda KMG ah ayaa wafdigii ugu badnaa u dirtay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo labadii toddobaad ee u dambeysay ay ka jireen shaqaaqooyin ay ka dambeeyeen maleeshiyooyin beeleedyo halkaasi degan oo ka tirsan maamulo aanay Dowladdu aqoonsaneyn.

Wafdiga oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho maalinimadii shalay ayaa la filayaa inuu maanta magaalada B/Weyne kula kulmo waxgaradka, odayaasha iyo bulshada ku dhaqan gobolka Hiiraan si ay uga wadahadlaan in xaaladda magaalada caadi lagu soo celiyo.

Magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan oo dhowaan laga saaray ururka Al-Shabaab kaddib markii ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay weerar ku qaadeen magaaladaasi oo ah muhiim u ah isu socodka gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Dowladda KMG ah oo iyadu dooneysa in magaalada B/Weyne ay ka sameyso maamul hoos yimaada Dowladda KMG ah, ayaa waxaa arrintaasi caqabad ku noqday maleeshiyo beeleedyo iyo kooxo la baxay dooxada Shabeelle.

Xubnaha ka tirsan Dowladda KMG ah ee u ambabaxay magaalada B/Weyne waxaa ka mid ahaa: Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Dowladda KMG ah C/llaahi Goodax Barre oo hoggaaminaya lix xubnood oo qaarkood ay yihiin Mudanayaal ka tirsan Golaha Baarlamaanka, hadaan dilno shahaado ayaan ku heleynaa, haday na dilaana shahaado ayaan ku heleynaa, in dariiqaas walaalkeen uu raacay Ilaahey ku hanuuniyo, 
 

Written by Administrator editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir 24saac .

 

Maxamuud XAsan Cumar

002521/5506210

Muqdisho somaliya  waayaha243@hotmail.com  aduunyo5@yahoo.com

Dreambook: Welcome to Calayaale Page
Sign my Dreambook!
Anigoo lay dhaho
E-mail address
Sharaxaad
 

Read Akhriso

[ View Guestbook | Welcome to Calayaale Page ]
Dreambook: Aqayaarta calayaale

              If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

 

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

___________________________________________________________ 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

____________________

  • Read Akhriso Sheekeysiga   Sign Ku qoro wixii Ra'yi ah  If you have a minute,                        please sign my Dreambook too!

    Copyright 2011  calayaale.com All rights reserved  Contact:  editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com

    ______________________________________________________________________________________________________