R/wasaaraha Ethiopia
ayaa sheegay
in uu diyaar u yahay
in ay kala baxaan
Cidamadooda dalka
somaaliya markii ay
ka saraan
ciidamadooda
deegaanada ay
Shabab ka taliyaan
ayna kadibna ay
diyarinayaan in ay
ku wareejiyaan
ciidamada AMISOM
.