TALKING POINT BY

Mohamed Ahmed Alasow (Januune)

Maxamed Axmed Alasow  Email: januune6@hotmail.com

Ra'yiga Dadweynaha
 

Maxamed Axmed Calasoow (Januune)

 

Ciidan beeleed ayaan wataa, cidba cawaan la hoyanaa, cirrana waan ahay, caafimaadkayguna ma fiicna, camal xumana waan u dhashay, colaad badana waa soo joogay, calafkayguna caasimaduu ku xiran yahay oo caqliga caalamka oo dhan baa sidaa isku raacay, ee cududda aan colaadiyayeey mar uun  CALANKA CAD II TAAGA

 

 

Webmaster@calayaale.com

_________________________________________________________