 |
|

Tacsi

Tacsi Tiiraanyo leh
Madaxweynaha Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed
Xildhibaan Xaaji Muuse Suudi Yalaxow
Xildhibaan Xuseen Caraale Cadaan
Xildhibaan Prof. Cali Maxamed Geedi
Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)
Xildhibaan Bood C/lle Cadde
Xildhibaan Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye)
Xildhibaan Salaad Cali Jeelle
Eng. Cabdi Jiinow Calasow
Siyaasiga Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere)
Siyaasiga C/llaahi Sheekh Xasan
Imaam Maxamuud Yuusuf
Ugaas Maxamuud Cali Ugaas
Malaaq Cali Malaaq Showri Malaaq Colow
Muxudiin Xasan Afrax
Shariif Xuseen Jilacow Dhegacadde
Nabadoon Jiinow Shire Axmed
G/Sare Maxamed Maxamuud Saney
Jan. Cali Ciise Caraaye (Gacma-dulle)
G/dhexe Abuukar Ow Cali Xirane (Boonow)
G/dhexe Abshir Shataqey
Xoghayaha guud ee Degmada Wadajir, Maxamuudi Abuu Xaaji
Maxamed
Gudd. K/Xigeenka Degmada Xuseen Bootaan Xasan
Gudd. K/Xigeenka arrimaha bulshada Macallim Maxamuud Saney
Warsame
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo K/Xigeenadiisa
Guddoomiyeyaasha degmooyinka 16-ka degmo ee G/Banaadir, sida
Guddoomiyaha Degmada Waaberi Axmed Meyre Makaraan
Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley Macallim C/llaahi Cali
Hilowle
Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Maxamed Abuukar Cali Jacfar
Guddoomiyihii hore ee Deg. kaaraan C/llaahi Maxamed Rooble
Guddoomiyaha deg. Wardhiigley Deeqa C/qaadir Axmed
Guddoomiyaha degmada Boondheere, C/llaahi Xersi Wardheere (Istakiin)
Guddoomiyaha Deg. Shangaani, Muqtaar Babaay
Guddoomiyaha Deg. C/Casiis Yuusuf cali Indhoole
Guddoomiyaha degmada X/Weyne C/llaahi Sahal Gardhuub
Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid, Muxudiin Jurus
Guddoomiyaha Deg. Dayniile Daahir Tabliiq
Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Caasho Cumar Geesdiir
Weriye C/Salaan Sheekh Xasan (Xiis)
Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo)
Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
Agaasimaha idaacadda Xamar, C/raxmaan Yaasiin Cali.
Dhammaan mas'uuliyiintaan iyo madaxda Dowladda KMG ah waxay
tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha maamulka degmada
Wadajir oo xaaskiisa Mako Xoosheey Caddow ku geeriyootay
degmadaasi, waxayna leeyihiin Alle samir iyo iimaan ha kaa
siiyo, marxuumadana EEBBE janadii fardowsa haka waraabiyo.
AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN.

Waxaa Magaalada
Muqdisho ku geeriyootay allaha u naxariiste Marxuumad Dahabo
Nuur Maxaaad, marxuumaddu waxay geeriyootay 6da oktoobar
2011ka.
waxaa halkaan Tacsi uga diraayo dhammaan eheladeeda iyo
caruurteeda oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa
kuwaasoo kala:-
1. Gabadheeda Faadumo Nuur Maxamed
2. Cabdi Cali Nuur iyo Xaaskiisa Xaliimo Colow
3. Maryan Maxamed Caddoow
4. Muxumed Tifoow (madaxyare)
5. Aweys Ali Nuur
6. Cashuur Cali
7. Xasan Cali
8. Dhammaan Ilmahaeeda Reer Maxamed Nuur
9. Taakay Abshir Nuur iyo Caruurteeda
10. Xaawo Cumar Cali
11. Colow tifoow
12. Ruqiyo Tifow
13. Aamow Cabdhullaahi
14. Naciimo Cabdullaahi
15. Qadro Cabdullaahi
16. Shukri Cabdullaahi
Marxuumadda waxaa Ilahay looga baryayaa in uu ka waraabiyo
Jannatul fardowso, qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan
asxaabtii ay ka tagtayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamin.
Innaa
lillaah wa innaa ileyhi Raajicuun.
DHAMAAN REER CUMAR BULOW RER
SHEEQ CABDOW
RER XASAN JILIBEY RER CUMAR MAXAMUD CUMAR
WAXEYNA U DIRAYAN (AABE ABUUKAR CUMAR BULOW
HOOYO AAMINA SHEEQ CABDOW) GABARI UGU DHLATAY
DALKA SA,UDI ARABAI LOOGUNA MAGAC DARAY
SALMA ABUUKAR CUMAR NUUNOW SOO BAR BAR
TI DALKEDA DINTEDA ANFACDA
Awoowe Cumar
Buloow
Ayeyo Xaliimo Cali
Adeer Carfaye Cumar
Adeer Xuseen cumar
Adeer Cabdi Cumar
Adeer Axmed Cumar
Ader Cali Cumar Buloow
Habaryar Xaliimo SHeeq cabdow
Habaryar Weliya Sheeq Cabdow
Habaryar Caziizo Sheeq Cabdow
Habaryar Sucaad SHeeq Cabdow
Habaryar Caa,isha Sheeq Cabdow
Habaryar Oktober Abuukar Cabdi
Habaryar Jicib Abuukar Cabdi
Adeer Cumar Maxamuud Cumar
Eedo xaliimo Xasan Cumar iyo caruurteda
Eedo Xabiibo Xasan Cumar jilibey
Eedo Luul Macalin Suldaan
Sucaad Abuukar Cumar BULOW
C/risaaq Abuukar Cumar
Cumar Abuukar Cumar
Sahra Abuukar Cumar
Caa,isha Abuukar Cumar
Xasan Abuukar Cumar
Sihaam Abuukar Cumar
Maryan Cumar Maxamuud
C/raxmaan Cumar Maxamuud (Dacad yare)
Asli Carfaaye Cumar bulow
Maxamed Xuseen Cumar bulow
Fartuun Cabdi Cumar
Mahad Maxamed Cusmaan
Xamdi Maxamed Cismaan
Leylo Maxamed Cisman
Shukri Cilmi Calasoow (shuuto)
Hani Cilmi Calasoow
Sacdiya Faarax Shuqaale (zeytuuni)

Waxaa taariikhdu markey aheyd August 13, 2011. Magaalada
Nairobi ku geeriyooday Allaha unaxariistee marxuun Abdulle
Mahdi Qeylow, isla maalintaas ayaa boog ( book) tacsiyadeed
laga furey hoygii uu ku geeriyooday marxuunka ee xaafadda (Parklane)
Nairobi Kenya.
Boog-Tacsiyaadkaas waxaa saxiixay dadweyne aad u fara badney
oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada sida:
Ganacsato, Duubab-dhaqmeedyo, Aqoonyahano iyo Siyaasiin caan
ah oo uu ka dhex muqda Wa'iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii
TFG-da Professor Ali Mohamed Ghedi, Xildhibaan Mohamoud Aw
Hilowle, Danjire Mohamed Ali ( America),
Danjire Yusuf Mohamed Ismail ( Baribare) , Danjire
Cabdaladiif iyo Siyaasi Mudane Ghedi Raghe iyo qaar kale.
Duubabka-dhaqanka waxaa ka dhex muuqanaayay Ugus Mohamoud
Ali Ugas Abdulle iyo Wabar Socdaal, ganacsatadana waxaa ka
dhex muuqanaayay ganacsade Haji Ahmednor Haji Ali Gab,
ganacsade Haji Ibrahim ( Bul bul) Haji Mohamed Cumar
Macallim Abuuker iyo qaar kale oo badan, Aqoonyahanada waxaa
ka dhex muuqanaayay Ahmed Siyaar, Mohamed Nur Gandaf,
Bashir iyo qaar kale oo badney.
Maalintii xigtay ee taariikhdu aheyd August 14, waxaa
Meydkii la saarey Diyaarad qaas ah, iyadoo loo dhoofiyay
meydkii wadankii hooyo ee Soomaliya, gaar ahaan magaala
madaxda Soomaliya ee Muqdisho, waxaanna Meydkii laga dejiyay
garoonka weyn ee diyaaradaha Aden Cadde Airport Muqdisho
Somalia.
Meydka waxaa garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku sugaayay
dadweyne fara badan iyo mas'uuliyiin sar sare oo uu
hor-kacaayay Xildhibaan Cumar Mohamed Mohamoud ( Cumar
Filish), waxaa kaloo garoonka ku sugnay Taliye-xigeenka
Nabadsugida Soomaliyeed Gen. Hasaan Ali Mohamed Abdulle (
Hassan Dheere), Taliye ku xigeenkii hore ee Nabadsugida Gen.
Nur Mohamed Mohamoud ( Nur Shirbow), Duqii hore ee gobalka
Banadir hadana ah Agaasimaha guud ee Wasaarada Gaadiidka
Cirka dhulka iyo dekedaha Mudane Mohamed Cismaan (
Dhagax-tuur), kusimaha Imaanka guud ee Somaliyeed Imaan
Mohamed Yusuf, Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxuyadiin
Hassan Jurus, Garaad Hussein Cagey, Ciidamo watay Gaadiidka
dagaalka, labada Maamul ee degmooyinka Wadajir iyo
Dharkeynley iyo qaar kale.
Meydkii waxaa loo galbiyay halkii loogu talagalay in lagu
aaso, markii meydka la geeyay godkii loogu talagalay in
marxuunka lagu aaso, waxaa marxuunka lagu Dukadey Salaatul
Janaaso ayka qeyb galeen dad kor u dhaafaaya 120 qofood,
intaas ka dib ayaa meydii si xushmad leh oo aasay.
Aaskii ka dib waxaa halkaas Aayado Qur'aan ah iyo wacdiyo
diini ah ka soo kala jeediyay Sheekh Mohamed Adoow mohamoud
Seqey ( Dhegaweyne) iyo Sheekh Mohamoud Yusuf Maxaad Mahdi,
sidoo kale waxaa halkaas hadalo gaa gaban ka jeediyay
Guddoomiya degmada Yaaqshiid muhudin Hasaan Jurus,
Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle iyo Xildhibaan Cumar
Mohamed Moamoud ( Cumar Filish).
Ugu danbeyntii waxaa Aaskii duco ku soo qatimay Imaanka guud
ee Somaliyeed Imaan Mohamed Yusuf, asagoo Ilahay uga baryay
in uu Marxuunka ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, Qaranka,
Shacabka Soomaliyed, eheladiisii iyo qoyskii uu ka
geeriyoodayn Marxuunkana ka siiyo samir iyo iimaan, sidaas
ayaana lagu soo gabagabeeyey aasay heer sare.
Somali Media
Nairobi, Kenya.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI
RAAJICUUN 013 Jun Calayaale
Dhamaan Eheladda iyo Qaraabadda hoos ku xusan waxa ayaga oo
aad uga murugeysan geerida naxdinta laheyd ee sida lama
filaanka ah ugu timid allaha u naxariisto marxuumad Faaduma
Raagge Nuur oo taariikhdu marka ay aheyd 12-06-2011 ku
geeriyootay magaalada Xamar ay si wadajir tacsi ugu
diraayaan qoyska iyo caruurta ay marxuumadda ka baxday.
Waxayna qaasatan tacsi tiiraanyeysan u gudbinaayaan
marxuumadda odaygeeda Maxamed Axmed Cadow, caruurta
marxuumada ay ka tagtay oo kale ah: Maryan, Cabdullaahi,
Safiya, Aweys iyo Leyla. Sidoo kale Qaraabadda waxay tacsi
taas la mid ah ay u diraayaan Xaaji Muxudiin Raagge, Cali
Raagge, Maryan Raage, Xaawa Raagge iyo Deeqa Raagge. Waxayna
leeyihiin geeridu waa xaq tan maanta Marxuumad Faaduma Raage
ku timidna dhamaanteen samir iyo iimaan ilaahay ha naga wada
siiyo. Allaha Waaxidka ahna waxay uga baryaayaan inuu
marxuumada u naxariisto Jannadii Fardowsana uu ka waraabiyo,
aamiin aamiin aamiin.
Magacyadda Eheladda & Qaraabadda Tacsida Diraaya:
Reer Cali Libaax
Reer Xuseen Ciidangale
Reer Xundubeey
Reer Ciise Axmed
Reer Cali Yeber
Reer Axmed Huu
Reer Xuseen Atoore
Reer Khaliif Cumar
Reer Gacal Afrax
Reer Xaaji Maracade
Reer Ibraahim Rooble Cade
Reer Ow Nuur
Reer Shiikh Xasan Cadow
Reer Maxmuud Lugeey
Reer Inaa Lillaahi
Reer Maxamed Cadow
Reer Gacal Axmed
Reer Xasan Afrax
Reer Eybakar Cali Waasuge
Reer Axmed Cali Waasuge
Reer Axmed Colow
Geeridu waa xaq
09 Jun Calayaale
Aabihii qoraalada Koomikada saxaafadda Weriye Maxamed Xasan
JEERI oo shalay ku geeriyooday Muqdisho
Degmada Dharkeenley oo ka tirsan magaalada Muqdisho waxaa
shalay ku geeriyooday aabihii Koomikada dhinaca qoraalada
Weriye Maxamed Xasan JEERI oo muddo ka badan labaatan sano
ka shaqeynayay howlaha Saxaafadda, gaar ahaan dhinaca
qoraalada, isagoo inta badan Wargeysyada ka soo baxa
Muqdisho qoraaladiisa intooda badan lagu soo saaray, hase
yeeshee saddexdii sano ee u dambeysay waxa uu Weriye Maxamed
JEERI qoraaladiisa ku soo bandhigi jiray Barta Internetka
gaar ahaan Websityada Soomaalida ay leeyihiin.
Allaha u naxariistee Weriye JEERI waxaa lagu xusuustaa
qoraaladiisa oo inta badan qaab majaajillo ah u soo gudbin
jiray, waxaa ka mid ahaa Barnaamijyadii uu qori jiray RADIO
REER HEBEL, ISKA SAAR CUQDADA, mowduucyada taagan sida + -:-
X =, Faallooyin marxalada markaas ka hadlaya, iyo qormooyin
kale oo fara badan.
Inkasta oo geeridu xaq tahay isla markaana naf kasta ay
dhadhamineyso mowdka, ayaa hadana Allaha u naxariistee
Weriye JEERI oo isagu muddo dhowr bilood ah la xanuunsanayay
cuduro dhowr ah isagoo shalay duhurkii uu ku geeriyooday
gurigiisa oo ku yaala agagaarka Tabakaayo Madow ee Degmada
Dharkeenley magaalada Muqdisho waxaana leenahay Allaha u
naxariisto.
Haddaba asxaabtii uu la shaqeynayay Weriye Maxamed JEERI
waxay halkaan tacsi uga dirayaan eheladiisa oo ku nool dalka
gudihiisa iyo dibadiisa, waxaana sidoo kale halkaan tacsi
uga diraya dadka kala ah:-
Weriye Cali Muuse Cabdi, Xuseen Cabdi Calasow, Xuseen
Madoobe, Siid Mohamed Abdulle Hassan (Siidi), Xasan Maxamuud
Axmed (Fanax), Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), Xabiibo Axmed
Jimcaale (Biibto), Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo), Jabriil
Maxamuud Nuur (Jabra), Cali Food, Aweys Xuseen Shiino, Ciise
Faarax, iyo dhammaan weriyayaasha Soomaaliyeed ee ku sugan
dalka gudihiisa iyo dibadiisa waxayna leeyihiin Allaha u
naxariisto Weriye JEERI Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi
Raajicuun. AAMII...AAMIIN.
War-saxaafadeed
Tacsi Qaran
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun,
Muqdisho, Khamiis, 09 June 2011: Dowladda Federalka
KMG ah ee Somalia waxey tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u
direysaa dhammaan shacabka soomaaliyeed, eheladii iyo
reerkii uu ka geeriyooday Ugas Cumar Ugas Hirsi Ugas Maxamed
oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi oo uu in muddo
ahba ku jirey isbitaal.
Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa EEBBE baa qoray.
Sidaas daraaddeed, waxaan dhammaan reerkii iyo eheladii uu
ka geeriyooday marxuumka u direynaa tacsi qaran in Ugas
Cumar uu EEBBE janadii ka waraabiyo, dowladda, dhammaan
shacabka soomaaliyeed, iyo gaar ahaan reerkii iyo eheladii
uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan uu EEBBE naga wada
siiyo. AAMIIN.
Ugas Cumar waxuu ifka uga tagey 33 will iyo 21 gabdhood oo
uu dhalay. Inta uu dhalay iyo inta ay sii dhaleen waxey kor
u dhaafayaan 95.
Ugas Cumar Ugas Hirsi waxuu ahaa oday Soomaaliyeed oo
muujiyey hoggaan dhab ah, isla markaana lahaa karti iyo
waayo aragnimo, oo uu waqtigiisa inta badan ku bixiyey
maslaxad, dib-u-heshiisiin iyo sulux uu dhex dhigo ummadda
Soomaaliyeed. Ugas Cumar waxuu ka tagey taariikh wanaagsan
oo u baahan in la sii joogteeyo.
Ugu danbeyntii, waxaan ka codsaneynaa dhammaan shacabka
soomaaliyeed inay u soo wada duceeyaan Ugas Cumar inuu EEBBE
ka waraabiyo Janadii fardowsa, annagana uusan EEBBE na
fidneynin gadaashiis. AAMIIN.
-
DHAMAAD -
Garad Salad Hersi
Press Officer office of the Prime Minister
Mobile: +252-615536608
+252-6-2536608
Mogadishu, Somalia
Waxaan halkan tacsi tiiraanyo
leh uga diraynaa anagga oo ah jaaliyada Soomaaliyeed ee
wadanka Switzerland geeridii ku timid ilaahay haw
naxariistee marxuumka Abwaan Maxamed Gacal Xaayoow waxaanan
ilaahay uga baryeeynaa naxariistiisa iyo janadiisa wanaagsan
ee janatul fardowsa waxaan leenahay eheladii iyo aqaaaribkii
uu ka tegay marxuumkuna samir iyo iimaan Isaga kuwa ilaahay
janooyinkiisa uga nimceeyo haka yeelo aamiin aamiina
Waxaa kale u tacsiyeeynayaa Marxuumka oo ahaa Abwaan
soomaaliyeed
Dhamaan Dalada abwaanada soomaaliyeed ee kala jooga wadanka
gudihiisa iyo dibadiisa waxaa kale oo u tacsiyeeynayaa
Jaaliyada reer Switzerland odayaasha waxgaradka Dhalinyarada
haweenka dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee switzerland
Imaam Awees amiin(Imaamka Switzerland)
Ugaas abuukar Ugaas cabdule
Suldaan Cabdi cali caraaye
Garaad Maxamed Cabdulaahi
Axmed Maxamed Weheliye (axmed cade)
Cabdi Xasan shaduuq(madaxey)
Cismaan axmed mataan (cismaan dheere)
Maxamed cali xaaji
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Cabduraxmaan salad maxuud (majo)
Xasan maxamed cadaawe
Xasan maxamed Cumar(xasan madax
Salaad muuse maxamed (saladbulow)
C/risaaq cismaan foodle
C/maalik cismaan foodl
Ismaaciil maxamed jimcaale
Cabdikariin Garuun
Dalmar cali maxamuud
Cabdulaahi Xaaji (Botale)
Xasan maxamed cumar
nuur macalin carabey
Cabdirisaq Cadaani maxamed
Maxamed cali kiish
Shankar cabdule maxamuud
Shire muxudiin cadoow
maxamed cali maxamuud
maxamed cabdulaahi weheliye
axmed aadan (axmed yare)
maxamed muxudiin calim (Caadle)
Liibaan Axmed hiloowle
Daahir xasan shiiqoow
abuukar cabdulaahi maxamed
jamac cali maxamed
Cali abuukar caynab
cali xasan wehliye
Cabdi salaam maxamed (Goley)
Cabdi bocor cumar
Axmed Cali sabriye
abdikhaliil maxamuud cali
Cabdi xasan shirey
cabdulaahi maxamed xuubey
mustaf calinuur maxamed (kaahiye)
cabdikariin ibraahim galac
yuusuf nuur boolaay
Cabdifataax cali faqay
cabdulqaadir xasan cadaan
saadaq abuukar maxamed
cabdirashiid cabdulaahi cumar
maxamed xasan
muqtaar sheeq cabdi
Qaasin maxamud Jiinoow
Waxaa Diyaariyay
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Galayr1977@hotmail.com
Tacsi Tiiraanyo leh
13 May Calayaale
J aaliyada
Mudulood ee wadanka switzerland
Waxaa halkan tacsi
uga diraynaa anagga oo ah jaaliyada Mudulood ee wadanka
switzerland geeridii ku timid marxuumka Imaam Maxamud
Imaan Cumar oo ku geeriyooday magaalada nayroobi maanta
waxaan tacsiyadan u diraynaa dhamaan reer imaam meel kasta
oo ay joogaan dhamaan reer imaam cumar waxaan u diraynaa
tacsiyadan awlaadiisa marwooyinkiisa iyo ehliyadiisa iyo
aqaaribkiisaa waxaan leenahay samir iyo iimaan Marxuumka
waxaan leenahay ilaahay Janadii Fardowsa haka waraabiyo
Aamiin Aamiin Aamiin
tacsidana waxaa
dirayaa dhamaan odayaasha , waxgaradka iyo culumada
dhalinyarada haweenka Jaaliyada Mudulood ee Switzerland
Ugaas abuukar Ugaas cabdule
Garaad
maxamed cabdulaahi weheliye
Axmed Maxamed Weheliye (axmed cade)
Cabdi Xasan shaduuq(madaxey)
Cismaan axmed mataan (cismaan dheere)
Maxamed cali xaaji
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
Cabduraxmaan salad maxuud (majo)
Xasan maxamed cadaawe
Xasan maxamed Cumar(xasan madax)
Cabdi xuseen cabdi
Xasan xuseen cabdi
Axmed maalin hilowle (carabeey)
Haaruun muxyadiin hilowle
Cali maxamed calasoow (calicuud)
Cabdiqaadir Cabdule afrax(garuun)
Cabdikariin Garuun
Xasan xaaji cali (xasan nuur)
Maxamedwali xaaji cali
Cabdi cali caraaye
Dr.Cumar axmed Maareey
Maxamed Cali cade
Jimcaale Cabdule sibriye
Cabdikariin maxamed weheliye
Ismaaciil maxamed jimcaale
Aadan c/qaadir foodle
Maxamed Axmed Wiif
Mascuud Hasan Maxamed
Salaad muuse maxamed (saladbulow)
Mahad maxamed Cali
Cadde Maxamed Cali
C/risaaq cismaan foodle
C/maalik cismaan foodle
Cabdicasiis cismaan Foodle
Xuseendeeq cali cumar
Abuukar maxamed shiiqoow
khaliif cabdi max,ed (sayid Khaliifa)
Abuukar cali qalaaye
Cabdaw siciid
Yaxye siciid
Cumar cali sheikh
Cali Calas (caliyare)
Axmed xasan gudbaaye(Taako)
Mustaf cumar caseeyr (Joon)
Maxamed axmed socdaal
Daahir cali socdaal
Abshir cali garaare
Abuukar Cali xasan (jiijoow)
Cabdiraxmaan maxamed Cabdiraage(awkowbe)
Saciid maxamud cabdule
Maxamed maxamud cabdule(weli)
Dalmar
cali maxamuud
Cabdulaahi Xaaji (Botale)
Xasan
maxamed cumar
nuur
macalin carabey
Cabdirisaq Cadaani maxamed
Maxamed cali kiish
Shankar cabdule maxamuud
Shire
muxudiin cadoow
maxamed cali maxamuud
axmed
aadan (axmed Fantastic)
sîciid
xirsi shaaweeye
maxamed
muxudiin calim (Caadle)
Liibaan Axmed hiloowle
Daahir
xasan shiiqoow
abuukar cabdulaahi maxamed
jamac
cali maxamed
Cali
abuukar caynab
cali
xasan wehliye
Cabdi
salaam maxamed (Goley)
Cabdi
bocor cumar
Axmed
Cali sabriye
abdikhaliil maxamuud cali
Cabdi
xasan shirey
cabdulaahi maxamed xuubey
mustaf
calinuur maxamed (kaahiye)
cabdikariin ibraahim galac
yuusuf
nuur boolaay
Cabdifataax cali faqay
cabdulqaadir xasan cadaan
saadaq
abuukar maxamed
cabdirashiid cabdulaahi cumar
maxamed xasan
muqtaar sheeq cabdi
Qaasin
maxamud Jiinoow
Sacdiyo Cabdi Macalin
Farxiyo Maxamed Cabdi
Hani
maxamed Cabdi
Safiya
sheikh Cali
Aamina
Xabad waasuge
Foos
Xabad waasuge
Ijaabo
maxamed cawaale
Mulki
Axmed Taako
Fartuun Abuukar
Sahra
Gabeyre Xaashi
layla
sheikh cumar
W/D
Cabdiraxiin Hilowle Galayr
galayr1977@hotmail.com
Dhambaal Tacsi oo ka yimid Jaalliyada Mudulood Aarhus/Denmark
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dhamaan Jaalliyadda Mudulood
ee ku nool magaalada Aarhus ee dalka Denmark waxay iyaga oo
ka tiiraanyeesan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Imaam
Maxamuud Imaam Cumar si wadajir ah tacsi ugu dirayaan guud
ahaan shacabka Soomaaliyeed oo Imaam Maxamuud ku dhex lahaa
sharaf iyo karaamo aad u balaaran. Sidoo kale Jaalliyadu
waxay iyagoo aad u murugeysan si gaar tacsi ugu diraayaan
Qoyska, Ehelada iyo umaddii uu Imaamka ka geeriyooday. Marxuumka
na waxay ilaah uga baryaayaan inuu u naxariisto jannadii
Fardowsana uu ka waraabiyo, aamiin, aamiin
Ma aha mid hal bog ama laba lagu soo koobi karo taariikhda
mugga weyn ee uu ka tegay Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ahaa
mid ka mid ah duubab dhaqameedka ugu faca iyo taariikhda
weyn ee Shacabka Soomaaliyeed ay aad ugu qadariyaan xilka uu
u haayey ummadiisa. Waxaana Ilaaha Waaxidka ee Xaqa lagu
caabudo uga baryeynaa inuu Imaamka maanta marxuumka ah
kitaabkiisa ka siiyo gacanta midig, aamiin, aamiin. Anagana
dhamaanteen samir iyo iimaan ilaah ha naga wada siiyo,
aamiin, aamiin.
Tacsida waxaa diraaya:
1- Nuur "Xamarjadiid" (Imaamka
Mudulood ee Aarhus/DK)
2- Xaaji Abuukar Cusmaan
Koofuroow
3- Xaaji Axmed Cumar Maxamed
4- Xaaji Axmed Weheliye
Cadaawe
5- Shiikh Mukhtaar Shiikh
6- Daahir Cabdulle Butugeey
7- C/qaadir Xasan Abraar
8- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen
Cadde
9- Daa`uud Xuseen Ciidangale
10- Cabdiraxmaan Xasan
Lixaati
11- C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim Waasuge
13- Yuusuf Xasan Jeeggo
14- Maxamed Xasan Cabdi "Doolow"
15- Muxudiin Xaaji Cabdi
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciiid Jimcaale Raagge
18- Muxudiin Xasan Cali
19- C/laahi Bashiir Bootaale
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cumar Xaaji Maracade
22- Cabdi Axmed Owfuu
23- Yoonis Maxmuud Jeeggaxiir
24- C/qaadir Xasan
25- Liibaan Macalin C/raxmaan
26- Maxmuud Ciise Axmed
27- C/laahi Ibraahim
Deboosito
28- Khaalid Xuseen Ciidangale
29- Xasan Dheere
30- Muuse Maxamed Waasuge
31- Liibaan Maxamed
32- C/casiis Cali Ilig-Beyle
33- Xasan Cali Ciise
34- C/risaaq Cabdulle Siyaad
35- Maxamed Wardi
36- Maxamed Aadan Jokore
37- C/qaadir Biille
38- Mahad Maxamed xasan
39- Xasan Cumar "Gaab"
40- C/qaadir Maxamed Cadoow
Calaajis
41- C/nuur Cirka Cagoole
42- DaaŽuud Celiyoow
43- Aweys Xasan Maxamed
44- Nuur Macow Maleele
45- Muxudiin Cali Tooxow
46- Cumar Maxamed Abuukar
47- Sheekh C/raxmaan Xaaji
Axmed
48- Saalax Eybakar Maxamuud
49- Cusmaan Cali Caraale
50- Cusmaan N. Xaaji Yabarow
"Baanjo"
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim Nuur Cali
Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- C/qaadir Xasan Xuseen
56- Shiino Macalin Bilaajo
57- C/casiis Sheekh Sakhaawe
58- Yuusuf Abuukar
59- Xaaji Cali
60- Ismaaciil Sheekh M.
Mataan
61- Nuuradiin M. Xeyle
Wardheere
62- C/raxiim Axmed Daqare
63- Nuur Cusmaan
64- Cali Maxmed Hiraabe "Jarmal"
65- Liibaan Xuseen Ciidangale
66- Axmed Cali Iidow "Askari"
67- Ibraahim Fitaax Cumar
Cosoble
68- Xasani Maxamed Cali
69- Cabdixamiid Maxamed
70- Maxamed Xaaji Mukhtaar
71- C/naasir Cilmi "Karachi"
72- Cabdirashiid Axmed Farey
72- Shiine Macalin Bilaajo
73- C/laahi Xasan Hadaafow "Caliyow"
74- Nuur Cali Cabdi Hogaan
75- C/laahi Shaacib
76- Cabdulaahi Macalin Mukhtaar
77- Maxamed Xasan Cusmaan
78- Mukhtaar Macalin Eybakar
80- Yaxye Cagoole
GEERIDU
WAA XAQ
06 May Calayaale
Tacsi Tiiraanyo leh

Waxaan halkan tacsi uga diraynaa annaga oo ah jaaliyada
wadanka switzerland gebi ahaan gaar ahaana Golaha
dhalinyarada midnimada mudulood(GMDM) si isku duubni ah
geerida ku timid marxuumada Faadumo maxamud Qoorweyne oo ku
geeriyootay wadanka canada waxaan leeyahay dhamaan
ehliyadii iyo aqaariibkii iyo awlaadeediiba samir iyo
iimaan iyada ilaahay janatul fordowada haka waraabiyo
qabrigeedana haw waasiciyo Aamiin Aamii
Cabdiraxiin hilowle Galayr
Galayr1977@hotmail.com
04 April11 Calayaale
INAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN (TACSI QARAN)
Bahda Warbahinta Calayaale oo dunida dafaheeda kala
jooga waxay Taci u dirayaan Alaha u naxariiste
Xasana Wadan
oo ku dhintay Magaalada Muqdisho habeenimadii Axada
April 02. 04, 2011. Waxaan marxuunka Ilahay uga baryaynaa in
uu ka waraabiyo Janatul Fardowsa eheledii iyo qaraabaddii uu
ka geeriyooday marxuunkana uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Aamin, Aamin, Aamin..
11Jan 2010 Calayaale
INAA LILAAH WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN (TACSI QARAN)
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota ee
carriga Mareykanka waxay tacsi qaran u diraysaa DFKMG ah,
shacabka Somaliyeed, eheledii iyo qaraabadii uu ka
geeriyooday Alaha u naxariistee marxuun Ex. Eng. Xildhibaan
Xuseen Cabdi Warsame (Xuseen Wade) oo ku geeriyooday
magaalada Muqdishu taariikhdu markey aheyd Jan. 10, 2011.
Iyadoo isla taariikhdaas Marxuunka lagu aasay Qabuuraha
Sheekh Suufi ee degmada Wardhiigley, Muqdishu.
Marxuunku wuxuu Masraxa Siyaasada Soomaliya ka soo dhex
muuqanaayay labaatankii (20) sano ee la soo dhafay, asagoo
guluf xoogeyn ugu jiray sidii mar labaad qaraamihii iyo
qaranimadii Somaiyeed dib loogu soo celin lahay, marxunku
wuxuu caan ku ahay dad iyo dal jaceyl.
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan gobalka Minnesota, waxay
marxuunka Ilahay uga baryaysaa in uu ka waraabiyo Janatul
Fardowsa eheledii iyo qaraabaddii uu ka geeriyooday
marxuunkana uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin, Aamin,
Aamin.
waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya dadka magacyadoodu hoos
ku tixan yihiin:-
1. Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
2. Guddoomiye Mohamoud Hassan Ali Gabow ( Cadde)
3. Prof. Mohamoud Ali ( Prof. Turyare)
4. Prof. Nur Ali ga'al
5. Musadeq Sheikh Saa'id
6. Islaw Ahmed Islaw
7. Sheikh Ali Hussein ( Jaras)
8. Daud Noor Adde
9. Eng. A/qadir Omar Ahmed ( Shig-shigow)
10. Macallim A/rahman Mohamoud Hassan
11. Macallim Ahmed Mohamed Hassan ( Boraale)
12. Ahmed Shutul
13. Mas'uud Sheikh Amir
14. A/llahi Muhudiin
15. Wariye Mukhtar Katiitow
16. Saleh Mohamed
17. Dahir Siyad Damey
18. Said Mohamed Hassan
19. Shido Hassan
20 Dr. Abdi Muuse Maxaay
21. A/llahi Ali Alassow
22. Mohamed Omar Karaani
23. A/llahi Mohamed Hagi
24. Sheikh Ali Hilowle
25. Mohamed Hussein ( Sharre)
26. Ismail Abduker Abdulle
27. Guddoomiye Abdalla Siimbaar
28. Omar Aw Roble
29. Isse Arey Hadaafow
30. Hagi Mohamoud Moh'ed Sheikh
31. Hussein Moh'oud Sheikh Abdi
32. Dr. Ali Moallim Muuse
Abdulle Hassan Nurrow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester, MN.
24December 2010
23December 2010
Dhammaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyo bahda
Saxaafadda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada
Allaha u naxariistee
Cilmi Boodhari
oo aabihii
Cusmaan Faarax
Cabdi oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho:
1.Osman
Ahmed salad [Amriiko]
2. Eng c/qaadir cefa
3. Axmed Taajir
4.Naaleeye
5. Mulki xaaji
6.Maxamed Fanax
7.Dr Hassan VOA
8.Maxamed Faarax Cali Duurgal
9. Maxamuud Xasan Cumar (Adduunyo)
10. Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
11. Jabriil Maxamuud Nuurn (Jabra)
12. Maxamed Xasan JEERI
9.Guud ahaan Bahda warfaafiinta waxay tacsi tiiraanyo leh u
diriyaan Cilmi cismaan Boodhari oo Aabihii
Cusmaan
Faarax Cabdi
oo ku geeriyooday habeenkii xalay degaanka ceelasha biyaha
ee duledka M/Muqdisho waxayna leeyihiin janadii fardoowsa
eebbe haka waraabiyo qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday
samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo.
AAMIIN...AAMIIN...AAMIIN
22December 2010
Inna
Lilaahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun.
Dhamaan waxaan tacsi u direynaa Maxed
C.laahi Faax ( Faax Dheere )oo walashis Khadiijo C.laahi
faax xalay oo talddo soo galasyay ku geeriyotay wadanka
ingiriiska. waxaana ilaah uga baryaynaa inuu samir iyo
iimaan kasiiyo eheladii ay ka baxdey janadii farodowsana
ilaah ka wraabiyo angana sidoo kale aamiin aamiin aamiin.
waxaana tacsidaan diraayo dhamaan Ehelkii,
axsaabtii reer General Daud, oo ugu horeeyo .
Maxed Macalin Cali Daaud ( Calas)
Maxed Cumar Cali Siyad.
Khalid Salaad Cali.
Reer Xasan xaaji
maxed xasan xaaji, raaxo xasan xaaji, reer
muuse wehliye amina muuse, shukri muuse, reer maxed axmed
xakiimo mamed axmed, ismaciil dhagacade, maclin jiite,
axmedey anger, axmed salad sabriye, cismaanyaxye( qurux)
maryan maxed cadoow, maxed muxudiin,abuukar macalin cali
daauud.
Reer Biyoonde, Reer Jawaari rer cali
shigshigoow, Maxed cali shigshigoow, C.laahi cali
shigshigoow ( Shendheri) reer Cumar calasoow, daahir cumar
calsow, xasan cali shiikh, cismaan xaaji aadan, yoonis
darmaan cali, reer axmed yare, kaliimoow, Dr Nageeye, Liiban
tiiroow, yaasiin Geela, yaasiin Booto, Dr xuseen Wadaad,
Cade ciise, c.qaadir calaajis, yusf jeego, koolaay,
carabeeti, ciise madoobe, maxed cilmi iidle( maadey) muudey
Cuud, maxed karbuuno, c.raxmaan dulle. cali catar,
deeqoow tiiroow. xasan balaayo, c.laahi
madooobe, c.qaadir wombluu, yaasin indhooy, c.laahi indhooy,
reer sheekh cilmi, reer maxmed xalane, kabaabuus, xaawooni,
nuur maye, boosteeyo, m.m geedi, muminaamxed ciid , ijaabo
maxed cawaale. reer buruujoow, rer faqey, makaaiile, axmed
warshiikh , waxaaan intaas ku soo koobayaa tacsidi aan u
direynay walaalkeyn faax dheere ee ilaah hanaga wada samir
siiyo janadii fardowsana ilaah ha geliyo aamiin aamiin
aamiin.
waxaa soo diyaariyay.
Nuur Cali gacal (Gacal) ama Nuur Cali Gaadle
, dadka qof kasta si ayu i yaqanaa,
sweden 0046736955410.
email gaadle114@gmail.com, gaadle@yahoo.com,
gaadle@hotmail.com
22December 2010
Inna Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.
waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga direynaa maxamuud
shuqaale oo Hooyadiis xaajiyo Faadumo maxmed xasan xayle oo
ku magac dheer (gaab) oo shalay ku geriyootay wadanka keenya
gaar ahaan magaalda Nairobi ,waxaana ilah uga baryaynaa inuu
samir iyo iimaan ka siiyo eheladii ay baxdey janadii
farodwsa ka waraabiyo anagana sidoo kale samir naga siiyo.
waxaan tacsidaas diraayo dhamaan ehelada iyo
axsaabta kala ah.
1- Reer Cabdulle Iike
2- Reer Xerow
3- Reer Tiiroow.
4-Reer Ciise kariish
5- Reer Maxed kariish
6- Reer Xasan Koofi.
7- Reer Xasan Cali Gaaboow,
8- reer Muxudiin Siyaad.
9- Reer Bashiir Cali .
10- Reer Xaaji Colow.
11-Cali Americo,
12- Reer Xasan Maxamed saalax.
13- Reer Maxmeed Yaroow.
14- Reer Xuseen Cali Borsaweyne.
15- Reer Xasan cali Baroow,
16. Reer xaaji Qaroofoow,
17. Reer Sheekha Muudey.
18- Reer Axmed laite,
19- Reer Cali Axmed.
20- Reer Axmwd Gacal.
21- Reer Geesey Gacal.
22- Reer Muuse Dheere
23- Reer Cali Gaaaaaaaaaaaadle.
sidoo kale Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Cumar
Starliin( Alle ha u naxariistee). Mama Xaajiyo Mako Xasan
iyo wiilkeeda Mohamed xaaji cumar iyo caruurtiisa .C.laahi
xaaji cumar , Faadumo xaaji cumar sidoo kale Eedey Madiin
Xasan iyo Jiilalkii ay soo barbaariyeen oo uu ugu horeeyo
1- Ibraahin Axmed laite,
2- C.laahi Cali Americo.
3- Awees Maaxi Macalin.
4- Yoonis Yuusuf Cusmaan.
5. Abshir Cumar Malaaq (clinton.
6- Col Ismaciil xasan Nuur.
7- Cismaan Americo.
8. Cali Hakuuna.
9- C,raxmaan xaaji dufle Garaareey,
10- Cabdi Gureey.
11- C.qaadir Cusmaan.
12- Cumaroow.
13 - Sahro Baseey.
14- Nafiso xeroow,
15- Sucdi xaaji.
16- Fowsiya c.lle-
17- Mulki Abuukar gacal.
18- C,qaadir muuse,
19- C.laahi xasan shabashabo.
20- sahro cali shitaawe,
21- maryan xasan,
22- maxud cali shitaawe-
23- xaliimo Xasan Gaaldiid,
24- C.raxmaan katiimba.
25- Cali Sooshe.
26- maxed Ibraahin.
27. C.laahi Faarx cabdi.
28-Khadiijo cadoow .
29- Aadan Shukur,
30. Foon muxumed,
31- Furqaan geesey.
32-Mayran Fanaxleey.
33- Shamso macalin ibrahim
34- ibraahin.
35-maxed deeq jaqeey Jeeri,
36- xasan Xeroow.
37. saciid nuur aybakar.
38- Qaasim nuur aybakar.
39- Siid cali Yuusuf Buri.
40- IYo Anigoo ah Nuur Cali Gaadle.
NB. waxaa jira dad badna oo aan xusuusan
lakin naga mid ahaa, dhamaantayn leenahay Ilaah ha naga
samir siiyo jantul farodwsana ilaah ha geeyo Aamiin Amiin
Ammin.
waxaa soo diyariyay Nuur Cali gacal ( Gaadle)
sweden 0046736955410
email: gaadle114@gmail.com gaadle@yahoo.com
gaadle@hotmail.com
18 Novem2010

Tacsi tiiraanyo leh oo loo
dirayo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum
Ex G/dhexe Cabdiraxman ugaas xaashi ugaas faracade oo ku
geeriyooday magaalada muqdisho .tariikhdu markii ay ayheyd
17/11/2010
Marxuumka ayaa horey uga tirsanaan jiray ciidamada bolice-ka
Somaliyed isaga oo howlo ciidan oo kala duwan ka soo qabtay
gobada dalka qaarkood sida magaalooyinka burco,kismaayo,b/weyne
magaalada muqisho iyo gobo kale wuxuuna ciidamada bolce-ka
ku biiray 1962dii
Waxay tacsi tiiranyo leh u diraya dadka magacyadoodu hoos ku
oaqran yihin qoyskii eheladii iyo qaaabadii uu ka geriyooday
Ex G/dhexe cabdiraxman ugaas Xaashi Ugaas Fardcade ( shaati
weyne )
1. Xildhibaan Maxmaed Qanyare Afrax
2. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow
3. Xildhibaan Cabdulaqadir Nuur Caraale
4. Xildhibaan Cabdiraxmana Maxamuud Faarax Janaow
5. Xildhibaan ciise wehliye Maalin
6. Xildhibaan Maryan Cariif Qaasin
7. XIirey qaasin wehliye
8. Jan:cabdulaahi Gaafow Maxamuud
9. G/sare Cabdulaahi Xsan Bariise
10. Gudoomiyaha odoyasha dhaqanka iyo midnimada beelaha
hawiye maxamed xasan xaad
11. Sheekh Cumar Axmed Xasan ( cumar Kirli )
12. daahri Cabdi kulmiye ugas
13. iimaan maxamed Axmed yalax
14. Adan Sheekh Maxamed Adan Qooje
15. Caasha cusmaan Ugaas
16. Caudule siyaad Ugaas
17. Muse Maxamuud Jiisow
Dadkaas dhamaantod waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo
qartaabadii u ka geriyooday marxuum Cabdiraxman xaashi ugaas
( shaati weyne ) oo kala ah
Reer Ugaas xaashi faracade oo uu ugu horeeyo
1. ugaas cabdishakuur ugas xaashi ugaas faracade
2. Cadar Cabdiraxmaan ugaas xaashi
3. shugri Cabdiraxmaan ugaas xaashi
4. Bashiir Cabdiraxmaan ugaas xaashi
5. sakariye Cabdiraxmaan ugaas xaashi
6. Muno Cabdiraxmaan ugaas xaashi
7. sharma’arke Cabdiraxmaan ugaas xaashi
8. Sheekh Cabdiwaxi ugaas xaashi
9. Cabdulaashi ugaas xaashi
10. Xaawo ugaas xaashi
11. keenidid ugaas xaashi
12. olol ugaas xaashi
13. Bashiir ugaas xaashi
14. Cabdisamad ugaas xaashi
15. Cabdiqani ugaas xaashi
16. Cabdirisaq ugaas xaashi
17. Wiilo ugaas xaashi
Waxayna leeyihii samir iyo iimaan alaha naga wqada siiyo
isaga janadii fordowso alaha ugu bishaareeyo inaa lilaahi wa
inaa ileyhi raajicuun .
08Novem2010
Waxaa Cisbitaalka weyn ee St Mary hospital ee magaalada
Rochester gobalka Minnesota taariikhdu markey aheyd November
7th, 2010 ku geerigooday Ilahay ha u naxariistee
Maxruun Sheekh Maxamed Cabdullahi
Casar oo ka mid ahaay mashaa'iikhda ugu caansan
koofurta Soomaliya.
Marxuunku wuxuu ka soo jeeday qoysas magac weyn ku lahay
fidinta diinta Islaamka, waxaana marxuunka dhashay Alaha u
naxariistee Marxuumad
Maano-Xamsato Sheekh Aweys oo ku aasan Masjid ku
yaala deegaanka Sii-siiye ee degmada Kaaraan, Mogadishu
Somaliya, waxaana Awoowe u ahay Marxuunka
Sheekh Aweys oo ku aasan
deegaanka Biyooley, sidoo kale aabbihii
Sheekh Cabdullahi Casar
wuxuu caan ku ahay fidinta diinta, gaar ahaan goballada
dhexe oo dhan.
Geerida marxuunka waxaa la ogeysiinayaa dhammaan
carruurtiisa oo ku kala firirsan dunida dacalladeed gaar
ahaan Mareykanka iyo Yurub.
Guddiga qabanqaabada Aaska meydka, ayaa saacadaha soo socda
go'aan ka gaaridoona in meydka loo qaadaayo Soomaliya si
loogu ak-aaso Qabuurihii waaliddiis lagu aasey iyo in lagu
aasayo qabuuraha Maslimiinta ee magaalada Rochester gobalka
Minnesota.
Marxuunka waxaa Ilahay looga baryayaa in uu ka waraabiyo
Jannatul fardow, qoyskiisii, qaraabaddiis, Culumaa'udiinka
iyo dhammaan asxaabtiina haka siiyo samir iyo iimaan.
Aamiin Aamiin Aamin.
Abdulle Hassan Nurrow
Abdulle_02@hotmail.com
Rochester, MN.
Inaalilaah wa inaa ileyhi Raajicuun
Contact:editorial@calayaale.com
Webmaster@calayaale.com
If you have a minute, please
sign my Dreambook too!
aduunyo5@yahoo.com
Maxamuud Xasan Cumar
Muqdisho somaliya
002521/5506210
00252699432586
|
|