Caawin

Calayaale News
 Okt 16, 2011   calayaale warkii  gacan siinta

Caawin Anigoo ah Hinda Xasan ahna hooyada dhashay wiilkan dhibaateysan Maxamed saney Maxamed oo 9 jir  ah waxaan ka codasanaayaa umadda soomaaliyeed ee ku nool dal iyo dibadba  inay iga caawiyaan dhibaatada Iga haysata wiilkeyga taas oo ah mid dalka wax looga qaban waayay,

wiilkaan dhibaatadda haysata dhaqaatiirtu waxaay sheegeen in anan dalka guduhiisa wax loogaga qaban karin  kadib markii aan ilaa 3jirkiisii uusan hadlin xanuun dartiis.

Kadibna waxuu keenay inuu isxakameynwaayo, maskaxdiisana ay tagtay, isaga oo waxuu arkaba gacanta la aadaaya saxaro, dab iyo wax walboo dhibaata ku ah noloshiisa  lana aadaayo afka si uu u cuno.

sidaas darted 24kii saacna ma jiifanaayo mana la hayn karo in la xirxiro maahee.waxaa ka codsanaaya umadda inay iigu deeqaan wax walba oo ay ii awoodaan in ilaah idinka badbaadiyo dhibka I haysta, Ajarna ilaahay idinka siiyo.

 

Hooyada: Hinda Xasan

Telephone:     00252615445597

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com
If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

aduunyo5@yahoo.com
Maxamuud Xasan Cumar
Muqdisho somaliya
002521/5506210
00252699432586


Dreambook: Welcome to Calayaale Page
Sign my Dreambook!
Anigoo lay dhaho
E-mail address
Sharaxaad
 

  Read Akhriso


[ View Guestbook | Welcome to Calayaale Page ]


              If you have a minute, please sign my Dreambook too!   

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

Contact:editorial@calayaale.com  Webmaster@calayaale.com