MUQDISHU IYO MAAMULKA MUDULOOD
 
Calayaale Ra'yi
 26Nov /09

lagu baratamo besha xaq u leh in loo magacabo mamuulka gobolka banadir ayado la iska indha tiri jiray besha xaq u laheed,tasoo ka timid siyasad xumo kuwi mudulood hogaanka u hayay,mudloodka xamar waxay ogayeen in dadkaan ku doodaya mamulka muqdishu ay ahayeen dad qurbo ku yimid oo ka soo qaxay gobolada dhexe,tasoo ku cad shaqooyinka ay magalada ka qaban jireen iyo melaha deghanayeen,shaqooyinka waxaa ka mid ahaa (caseeye,baburta la dhaqo iyo sameynta bafafka dharka lagu dhaqo,barmilka meydka lagu aaso,deganashada qaar ayay degaan u aheed buulo xansho oo ku tilay mesha laga dhisay bar bulsho,qaarna magalada moryaan ayay ka ahayeen oo ku dhacdo iyo balanbalada Eel gaab ayaa hooy u eheed,odayaasha belaha ka baxsan mudulood ayaa la garanayaay oo faro ku tiris ahaa.

Maanta waxaan dareemi karnaa in runta lo soo dhawaday marka ay dawladdu iyo islamiyiinta ka soo horjeeda oo ay u magacabeen mamulka Duqa magaalada mudulood,ayagoo siyasad ahaan is ogoleen taas waa marka ugu horeyso ay dawladdu iyo mucaradka noqdaan isku fikrad.

Mudulood waa in ay ogadaan misaanka ay leyihiin wax dhismi karo ma jiraan la`antood,waxa laga raba in la dadaalo la sameeyo guddiyo ka kooban (sharciga-siyasadda-waxbarashda-cafimaadka-horumarinta) si loo ilaaliyo xuquqdooda oo aan marna la ogolaan shqasiyad leh dano gaar ah in ay ku hadlaan magaca mudulood.

Eng.Osman Mohamud Afrah

Afrahs1@hotmail.com


 

Calayaale Page
Sign  kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Name
E-mail address
Homepage URL
Comments
 

Read Akhriso
 

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center calayaal@yahoo.de Webmaster@calayaale.com kalasoo xiriir.

 

Webmaster@calayaale.com