Horjooge sare oo ka mid ahaa Ururka Xisbul Islaam oo ka bad baaday, isku day dil qorsheysan kadib markii Kooxo Hubeysan ay ku soo weerareen Bam gacmeed,
Calayaale News
 05 February 2010 Calayaale warkii dalka

Horjoogahaan ayaa waxaa uu ku sugnaa hoygiisa oo ku yaalay magaaladda mugdisho waxaana kooxo hubeysan ay isku dayeen in ay qaajiriyaan hase yeeshee arintaasi ma u suura gelin.

Horjoogahaaan loo lagu magacaabo Bare Cali Bare oo ka mid ah nimanka hogaamiya qaar ka mid ah maliishiyadda xisbsbigaas ayaa la sheegay in Bamkaas lagu weeraray, isagoo aan wax dhaawac ah soo gaarin, waxaana goobta lagu weeraray ka Baxsaday kooxihii ka dambeeyay. Weerarkaasi oo ahaa isku day dil qorsheysan

Horjoogahaan oo horay uga mid ahaa Mucaskarka Raaskambooni oo ka mid ahaa afartii garab ee Xisbul Islaam ku midowday ayaa dhowaan ka soo Horjeestay ku biiristii garabka Raaskambooni ee kooxdda al Shabaabka.

Mar warbaahinta wax ka weydiisay weerarkaas lagu qaaday ayaa uu qiray inuu jiro, hase Yeeshee aanay wax dhaawac ah ka soo gaarin,isaga iyo ragii la joogay toonna waxaana uu ku sifeeyay kooxihii ka dambeeyay kuwo cadaw ku ah Naftiisa

Weerarkan lagu qaaday Horjoiogahaan ayaa waxaa ka sii horeeyay weerarro badan oo sidaas si la mid ah loogu qaaday horjoogayaal badan oo ka mid ah ururka xisbul islaam kuwaasi oo qaarna alagu qaa\rijiyaya qaarna sidaan si la mid ah uga badbaaday waxaana weerarkaan xalay lagu qaaday horjooganaan uu imaanaayaa iyadoo uu khilaafkii ugu xumaa uu soo kala dhaxhalay labadda ururka ee xisbu;l islaam iyo al shabaab oo maalmihii tagaya isweeydaarsanayaya hadalo midba amidka kale lidi ku ahaa kagadaal markii garab ka mid ah garaabyadda uu u kala jabjabay xzisbisul islaam uu ku biray kooxdda al shabaab gaar ahaan garabka uu ka tirsan yahay horjoogahaan xalay la weeraray maalmo ka hor garabkii Kaambooni ee uu horay afhayeenka ugu ahaa ku biireen maalmo ka hor garabkii Kaambooni ee uu horay afhayeenka ugu ahaa ku biireen Shabaab, isla markaana uu taasi ka soo horjeestay.
 

 
aduunyo5@yahoo.com

Maxamuud XAsan Cumar

Muqdisho somaliya

002521/5506210

Muqdisho somaliya

 

Calayaale Page
Sign  kuqor wixii Ra'yigaaga ah
Name
E-mail address
Homepage URL
Comments
 

Read Akhriso
 

Xafiiska wararka caalamka iyo  soomaliya Calayaale Media Center  abdullahi05@swissonline.ch kalasoo xiriir.

 

abdullahi05@swissonline.ch