RAALI-GELIN IYO BALLAN-QAAD ( PLEDGE AND APOLOGY)

By:  

         Mohamoud Ghedi Aw Hilowle Rochester, Minnesota  jowhar53@hotmail.com.
Ra'yi
 July 09/2007
 

Ka gadaal, dhowr iyo toban cabasho oo iga soo gaartay, akhristayaashii, labadeydii(2)

maqaal ee dhowaan ku soo kala baxay Websidyadda kala ah ( Calayaale.com, rstvonline.com, abaaqaroow.com, puntlandpost,com, warshiikh.com iwm) waxaan dhammaan  akhristayaasha ka raali-gelinayaa, wixii ay dhib-sateen oo dhan.

Waxaan hal-kaan ku ballan-qaadayaa illaa amar danbe in aanan Siyaasadda Soomaliya ee xilligaan aanan wax danbe ka qori-doonin, waxaana nasiib darro ii gu filan in laygu eedeeyey inaan kala jeclahay labadeyda gacmood ( midig iyo bidix)

Soomaliya hees raacdo hana ka tashato danaheeda guud. 

Ugu danbeystii. Soomaliyey Su'aal? " SAN-NOOYIN-NAA LA SOO SIL-CEE AMMAAN ISU SABRI KARNAA???"

 

Wabilaahi Towfiiq

Mohamoud  Ghedi Aw Hilowle

Rochester, Minnesota.

jowhar53@hotmail.com

 

_________________________________________________________