Professor Togane, ayaa " shirib" af ingiriisi ah ku weydiiyey dhammaan dadkii ka qeyb-galey soo dhoweyntii Ra'iisal Wasaaraha DFKMGS Professor Cali Mohamed Geeddi, soo dhoweyntaas oo ka dhacday Sheraton National Hotel, Washington DC June 26, 2007.
Waxaan ka mid ahaay ka qeyb galayaashii shirkaas, waxayna aheyd , Su'aashii Professor Togane sidaan:-
" who is hope and excite?, because of being here with us tonight, in this room. Somalia's P.M.
H.E. Prof. Ali Mohamed Ghedi"
and
" who is on black face, ugly and sadness?"
Siday ilatahay Shiribkaas jawaabtiisu waa sidaan:-
Waxaa farax-san oon fikir-saneyn, intii fileysey Dawlad Federaal
Waxaa fikir-san oo fool madow, intey fidno la fiicaneyd iyo isku fidin dhul aan fir loo laheyn.
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
Rochester, Minnesota.