HALYEEYO TAARIIKHDA BOGAG DAHAB AH KA GALAY

By:

                    Qorre-Xassan C/Laahi Sheekh(Xassan Carab)
                             Huddersfield-England-03/11/2007
Ra'yi
 November 03/2007
 
 
                                      
                                                       
 
       Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabada,Midnimada Iyo Cadaalada
wuxuu Ummadda Somaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan inta leh
Damiirka nool,dareenka Qarameed iyo Qiirada Wadaniyadeed in
eey in yar dib u jaceelaan Taariikhda Dalkeena,Halyeeyadda
Geesiyaasha iyo Shakhsiyaadka Magacayadoodu sida qoraxdda u
Shaaceen sidii ku habooneydna u guteey Masuuliyadoodii iyo
Waajibaadkeed Dalkooda hooyo ka saarnaa,ama weli gudanayaan
Qaarkood.
 
  Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed wuxuu qiraayaa in Shakhsiyaadka
Hoos ku Xusan yihin Muwaadiin ku sifoobeey Wadaniyad buuxda
iyo Halyeeynimo,Taariikhdana ka galay bogag dahab ah xurmo
Gaar ah iyo Maamuus sarre ka muteeystay Ummadoodda:-
 
1-Halyeey-Imaam Axmed Guray(AUN).
2-Halyeey-Sayid Maxamed C/Dulle Xassan(AUN).
3-Halyeey-Shiikh Bashiir(AUN).
4-Halyeey-Shiikh Xassan Barsare.(AUN).
5-Halyeey-Faarax Oomaar.(AUN).
6-Halyeey-Yuusuf Samatar.(AUN).
7-Halyeeyad-Xaawo Cusmaan(Xaawo Taako).(AUN).
8-Halyeeyadii-13-kii Aasaasayaashii SYL.(AUN).
9-Halyeey-C/Laahi Ciise Maxamuud.(AUN).
10-Halyeey-Maxamuud Muurre.(AUN).
11-Halyeey-Axmed Umal(axmed Aloore).(AUN).
12-Halyeey-Cabdi Shido Cali.(AUN).
13-Halyeey-Xaaji Maxamuud Dheere.(AUN).
14-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Xurmadle-Aden Cadde.(AUN).
15-Halyeey-Ex-Madaxweyne-Xurmadle-Dr-C/Rashiir Cali(AUN).
16-Halyeey-Maxamed Somaali(Dhagax-Tuur).(AUN).
17-Halyadii-Lafoolle.(AUN).
18-Halyeey-Ismaciil Mirre.(AUN).
19-Halyeey-Abwaan-C/Laahi Suldaan Tima-Cadde.(AUN).
20-Halyeey-Abwaan-Xaaji Aden Af-Qalooc.(AUN).
21-Halyeey-Abwaan-Cusmaan Yuusuf Keenadiid.(AUN).
22-Halyeey-Abwaan-Barkhad-Cas.(AUN).
23-Halyeey-Abwaan-Careeys Ciise Kaarshe.(AUN).
24-Halyeey-Sh.Shariif Sh.Axmed.
25-Halyeey-Jen-Daa'uud Cabdulle.(AUN).
26-Halyeey-G/Le-Xalane.(AUN).
27-Halyeey-Dhamme-Maxamuud Dabgooye.(AUN).
28-Halyeey-Abwaan-Qaasim Hiloowle.(AUN).
29-Halyeey-Abwaan-Cabdulle Raage.(AUN).
30-Halyeey-Abwaan-Maxamed Warsame Hadraawi.
31-Halyeey-Makhtal Daahir.(AUN).
32-Halyeey-Maxamuud Axmed Cali.(AUN).
33-Halyeey-Macalin Jaamac.(AUN).
34-Halyeey-Dareen-Ismaaciil Jimcaale.(AUN).
35-Halyeey-Muuse Boqor.(AUN).
36-Halyeey-Xaashi Weheliye.(AUN).
37-Halyeey-Abwaan-Yuusuf Xaaji Aden.(AUN).
38-Halyeey-Abwaan-Khaliif Sh.Maxamuud.(AUN).
39-Halyeey-Abwaan-Maxamed Xaashi Dhamac(Gaariye).(
40-Halyeeyad-Madiina Jenaraal.
41-Halyeeyad-Asli Xasan Cabaade(Asli-Calansida).
42-Halyeeyad-Drs-Amina Saciid Cali.
43-Halyeeyad-Drs-Caashi Xaaji Cilmi.
44-Halyeey-Bilad Dahable-Cabdi Bile Cabdi.
45-Halyeey-Bilad-le-Cabdule Nuur Waasugge.(AUN).
45-Halyeey-Jaamac Max'ud Aden(Karaaciin).
46-Halyeey-Nuur Xuseen Cabdi(Nuur Jenyo).(AUN).
47-Halyeey-Garsoore-Yaxye Shuceeyb.(AUN).
48-Halyeey-Proff-Cabdi Ismaciil Samater.
49-Halyeey-Proff-Cusmaan Raabi.
50-Halyeey-Jaamac Kadiye Cilmi.
51-Halyeey-Abwaan-Enj-Maxamed Cali Cibaar.
52-Halyeey-C/Qaadir Yaxye Cibaar.(AUN).
53-Halyeey-Abwaan-Abshir Bacadlle.
54-Halyeey-Abwaan-Cali Mirre Cawaale.
54-Halyeey-Jen-Jaamac Maxamed Qaalib.
55-Halyeey-Danjire-Maxamed Jaamac Cilmi(MJ).(AUN).
56-Halyeey-Danjire-Shariif Saalax.
57-Halyeey-Abwaan-Cabdi Muxumud Amiin.
58-Halyeeyad-El-Fanaanad-Maryan Mursal Ciise.
59-Halyeey-Abwaan-El-Fanaan-Bashiir Cali Xuseen.
60-Halyeey-Abwaan-Xuseen Aw-Faarax.(AUN).
61-Halyeey-Abwaan-C/Lahi Qarshe.(AUN).
62-Halyeey-Sh.Maxamed Macaliin.(AUN).
63-Halyeey-Sh.Cali Soofi.(AUN).
64-Halyeey-Sh.Nuur Xuseen.(AUN).
65-Halyeey-Sh.Boqolsoon.(AUN).
66-Halyeey-Sh.Cumar El-Faaruuq.
67-Halyeey-Sh.Shariif Cabdi-Nuur.
68-Haleey-Sh.Maxamud Umal.
69-Halyeey-Sh.Maxamuud Diriir.
70-Halyeey-Sh.Daahir Aweeys.
71-Halyeey-Shiikh Fu'aad.
72-Halyeey-Proff-Sh.Ibrahiim Cadoow.
73-Halyeey-Proff-Ibrahim Abyan.(AUN).
74-Halyeey-Proff-Ibrahiim Meeygaag Samatar.
75-Halyeey-Dr-Maxamed Aden Shiikh.
76-Halyeey-Maxamed Cosoblle Cadde.(AUN).
77-Halyeey-Jen-Cilmi Nuur.(AUN).
78-Halyeey-C/Risaaq Xaaji Xuseen.
79-Halyeey-Axmed Cabdi Daahir(Axmed Shel).
79-Halyeey-Sh.Maxamuud Sh.Dalmar.
80-Halyeey-Farsahan-Amiin Caamir Cabdalla.
81-Halyeey-Abwaan-Saciid Saalax Axmed.
82-Halyeey-Maxamed Saalax Axmed(Charless).
83-Halyeey-Shiikh Mukhtaar.
84-Halyeey-Faarax Gaca-dhiig.(AUN).
  
  Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed oo Tusaale ahaan u soo qaatay
Shakhsiyaadka qiimaha weyn leh wuxuu qiraayaa in Kumayaal
kalle jiraan oo dhigooda ah,loona baahan yahay in Tusaale
Wanaagsan oo dhanka Wadaniyadda,Dal Jaceylka,iyo Dadnimo
Wanaag ku saleeysan laga qaato Halyeeyadda Somaaliyeed oo
Qeybo kala duwan iyo sida ku haboonba ugu adeegay Dadkooda
iyo Dalkooda Hooyo,Doorkoodii weynaa sharafta iyo Maamuska
Mudaa ayaa Maanta loo baahan yahay,Intooda nool waxaan ku
Boorinaayaa in eey dadaalkoodda laban laabaan,Wacyi gelin,
Talo siin iyo Dhiiri-gelin Wadaniyadeed u fidiyaan Ummadda
Somaaliyeed oo maanta Marxalad adag,dhibkeeda leh ku jirta
eeyna haboonta ku jiheentoodu difaacida Dalka,Isku Duubnida
Iyo Wada jirkoodda oo ah Tiraarka Aasaasiga u ah Jirtaanka
Dalkeena iyo Dadkeenaba,Fadlan:-
 
*Culimaa'udiinka Waaweyn Garta oo Guta Doorkiina.
*Aqoonyahanka Caanka ah Dadaalkiina kordhiya.
*Abwaanadda Iyo Bahadda Sugaanta Maxaa Helay Kaalintiinii.
*Dhammaanteen Masaaliyadda Dayacan,Dhaliiluhu badan,Dalkii
Iyo Dadkiiba Waqti Cakiran,(hala Tooso)Somaaliyeey Toosa,
Raqba waa ku Rageeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeed,
(Tiiro Gaar Ah Magacyadu Halyeeyda Halkan laguma soo Wada
Koobi karaayo-Intaasuna waa Tusaalle Ahaan).
 
 
-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda-
-England-Uk-02/11/2007-

________________________________________