Ogeysiis
 

By:

      Qorre-By:- Abdihakim Jama Joje Social Development Adviser
          saicentadv@yahoo.com  Leicester UK 22/02/2007
Ra'yi
 Febr 22/ 2007

 

SAICENT

              Somali Advice & Information Centre

( 15 Thurlby Road Leicester LE5 3PE – Tel/Fax 0116 2516977 )

 

Ogeysiis

 

Dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed eek u nool magaaladan Leicester waxaan u sheegeynaa in xafiiska Somali Advice & Information Centre, uu howlihiisa aheyd u adeegidda Bulshada, uu dib u bilaabay.

 

Waxaa kaloo xafiiska lagu soo kordhiyay adeegyo kale oo cusub sida:-  Tarjumidda Xafiisyada, Qoritaanka CV- yada, Diyaarinta Interview-yada, Raadinta Shaqada & Tababarada

 

Haddaba\Ballanteenu waa xarunta cusub ee xafiiska

 

Somali Advice & Information Centre

15 Thurlby Road – Leicester

U Dhaw - Dukaanka Soomaalida ee GreenLane.

Saacadaha shaqada Maalin kasta

 

13:30 -16:30 / Isniin - Jimce

NB:- Haddii aad u baahan tahay in laguu raaco xafiisyada, oo lagaaga soo tarjumo soo wac xafiiska labo maalmood ka hor ballantaada. Tel:- 079 0349 3209.

 

Mahadsanidiin

Cabdixakiim Jaamac Jooje

Qualified Advice Worker

By:- Abdihakim Jama Joje

Social Development Adviser

Leicester

UK

saicentadv@yahoo.com

webmaster@calayaale.com

 

_________________________________________________________