|



Tacsi


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´June 17/08
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
WAXAAN TACSI TIIRAANYA LEH U DIREEYNAA EHELKII IYO QARAABADII ,QAASATAN CULUMAA'UDIINKA SOOMAALI MEELKASTA AAY
JOOGAANI,GEERIDII KU TIMID ALLAHA U NAXARIISTEE MARXUUM SHIIKH AHMED GABALLE OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA XAMAR.
ALLAH U NAXARIISTO MARXUUMKA.WAXAA TACSI TIIRAANYA LEH U DIRAYO JAALIYADDA SOOMAALI EE KU NOOL MAGAALADA TORONTO,IYO ALBRTA(CANADA).
1.DR.MAXAMED SIYAAD TOGANE
2.AVV.ABDIRAHMAAN XOOSH
3.INJ.MAXAMED ALI ADDO
4.MAXAMED IBRAAHIM ULUSSOW
5.MAXAMED ALI FALAAX
6.MUXIDIIN JORJE
7.AYUUB ABDI ALASSW
8.COL. ABDULLAHI MATAAN
9.XASSAN MOOLE
10.Pr.MAXAMUUD SIYAAD TOGANE1
11.SAYIDIIN ISSAQ IIDOW EDMONTON
12.SACID SUUDI EDMONTON
13.SHIIKH DAAHIR EDMONTON
14.BASHIIR SHIIKH ALI EDMONTON
15.ABDI ALI EDMONTON
16.MASACUUD CAGEEY EDMONTON
17.NACIIMO ALI AHMED
18.SAYNAB XAAJI BURAAKE
19.SHAMSO DARAFEEY
WAXAAN LEENAHAY MAR LABAAD SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA IDINKA SIIYO............................AAMIIN
INAA ILLAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Dhammaan Jaaliyadaha kala duwan ee Soomaliyeed ee ku nool waqooyiga Ameerika, gaar ahaan Jaaliyadaha ka soo jeeda goballaddii la isku oran jirey Ex- Banadir ee ku dhaqan magaalada Rochester gobalka Minnesota, waxaay tacsi u diraayaan dhammaan shacabka Soomaliyeede, culumaa'udiinka Soomaliyed, qoysaskii iyo qaraabaddii uu ka dhuuntay diin fidiye Alaha u naxariistee marxuun Sheekh Axmed Gabale oo taariikhdu markay aheyd June 15, 2008 02:30 ku geeriyooday cusbitaalka Kaysaney ee magaala madaxda Soomaliya ee Muqdishu.
Geeridu waa haq mana aha wax afka laga dhowro, balse Alaha u naxariistee Sheekh Axmed Gabale inta uu diin fidiyay iyo dad u duceynaaya uu dunida dusheeda kaga tegey marka la fiiriyo, waxaa la dhihi karaa Alaha u naxariistee Sheekhu ma dhiman ee waa dhuuntay.
1. Caaqil Mohamoud Ali Jimale (Koogaar)
2. Dr. Ibraahim Cusman Macow (Ghandi)
3. Sheekh Ali Alasow
4. Sheekh Ali Hussein
5. Reer Sheekh Ahmed Roorrow
6. SUldaan Ibiroow
7. Osman Mohmaed Sheikh
8. Haji Hussein Jimale
9. Halgameey Abdi-noor Abdulle
10. Haji Hassan Nuurow
11. Abdulle Hassan Nuurow
12. Ahmed Shutul
13. Muhudin Hassan Jimale
16. Eng. Abdulqadir ( Shig Shigo)
19. Abdullahi Haji Omar
20. Abdullahi Haji Mohamed
21. Abdullahi Ali Alasow
22. Xaji Hussein Ahmed Adle
23. Dahir Daamey
24. Moallim Isse
25. Moallim Ahmed Mohmaed
26. Mukhtar Ahmed Mohamed
27. Mohamed Omar Karani
28. Shukri Tohow Mohamed
29. Ruqio Haji Unsheeye Beerey
30. Canab Gaaruuf
31. Mohamed Salah
32. Abdullahi Muhudin
33. Ali Muhudin
34. Hawo King
35. Luul Hilowle
36. Madina Maxaad Caddaan
37 Madina Arey Hadaafow
38. Dahabo Hadaafow
39. Ali Muhudin
40. Ahmed Dhac Dhaco
41. Ugas Mohamed Hassan
42. Shido Hassan Jiis
43. Said Mohamed Hassan
44. Ilaw Hussein Jamleyste
45. Moallim Salah Aw Ahmed
46. Seinab Rooble
47. Farhio Omar Mohamed
48. Hussein Gaamir
49. Muhudin Haji Ali Olow
50. Xaji Mohamoud X. Maxaad Ahmed
51. Abdulqadir Alasow ( Kuwait)
52. Daa'uud Mohamoud Sheikh Abdi
53 .Haji Arey Hadaafow
54. Haji Abdi Mouse Maahay
54. Haji Abdullahi A. Elmi
55. Haji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Waxaa Ilaahay looga baryey marxuunka in uu ka waraabiyo jannatul fordowsa, dhammaan shacabka Soomaliyeed, Culumaa'udiinka, Eheladdiisii, qaraabaddiisii iyo xertiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Wabilaahi Towfiiq.
Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
NABADOON DIL LAGU FULIYEY

Waxaa dil lagu fuliyey Nabadoon ka mid ahaa nabadoonada ugu caansan magaalada Muqdisho iyo nawaxigeeda. (Gobolada Shabeelaha Dhexe- Shabelaha Hoose iyo degaanka Balcad).
Allah ha u naxariisto jannadii fardowsa Allah ha ka waraabiyo Nabadoon Cabdi Faarax Nuur Shuqaale waxa lagu fuliyey dil toogasho ah degmada Yaqshiid gaar ahaan Suuqa Xoolaha maalinta taarikhda ahayd 17/4/2008.
Allah ha u Naxariisto Nabadoonka waxaa dishay gacan ka gardaran oo wax magarato ah oo aan ogayn sabata ay u dhishay iyo cidda ka dambaysa amarka dilka. Waxa meeshaas ka muuqanaysa in layska laabay dhaqankii soo jireenka ahaa ee ummada Somaliyed ku soo dhaqmi jireen oo ahayd : Xaqdhowrka iyo xishmada todobada Birmagoyada .
Allah ha u naxariisto Nabadoon Cabdi Faarax Nuur Shuqaale waxuu ku dhashay degmada Balcad sanadkii 1938.Waxuu ka dhashay qooys reer beeraley iyo xoolo dhaqata ah , waxuuna yaraantiisa ku soo barbaray oo aad u jeclaa wada noolanshada bulshada waxuu sii jeclaa cayaraha iyo dhaqanka sida gabayada guurawga, maansada iyo shiribka.taasna waxay ku tusinaysa inuu ahaa nin bulsho ah .
Waxuu ku ahaa dhexsocod dhamaan deganada loo yiqiinay Gobolka Banadir, ee ka koobnaa (Goballada Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose iyo Xamar)
Waxaa uu si rasmi ah ugu soo wareegay magaalada Muqdisho sanadkii 1970 asagoo ahaa nin iskiis u shaqaysta oo qoyskiisa u xamaasha muddo kadib waxuu ka mid noqday ganacsatada Suuqa Manaboliyo oo ku lahaa baqaar rashineed.
Markii uu dagaalkii sokeye uu ka qarxay casimada Somaliya.Waxuu bilabay inuu u hiiliyo dan’yarta iyo inta la dulmayo, isla markiiba waxuu fahmay asagoo kaashanaya waya aragnimada uu ku soo koray ee bulsho jeceelka iyo wada degenanshaha , masiibada ku habsatay ummadiisa. Waxuu u guntadey daficidda nabada asagoo og in ay qaali tahay, bulshada is dilaysa inay kala marmiin oo hal qoys ay tahay meel ay u kala tagaan ay jirin. Waxuu u guntaday sidii uu Nabad u kala dhex dhiggi lahaa, nabadeen lahaa beelaha wada deggen, isku xirka bulshada degmo iyo deggan, wada nolashada iyo wax wada qabsiga , inuu tusaleyo xalka toosan.
Waxaa marag ma doonto ah kaalintii uu ka soo qatay nabadeenta iyo in ay nabbad ku wada nooladaan dhamman beelaha deggan degamada Balcad iyo nawaxiigeda. Waxuu ahaa nabadoon fara ku tiriska ah ee runsheegga ah dulmiga, gardarrada iyo qalooca naceb .Goob waliba oo laysugu yimaad tusaleyaa talada fiican.Waxuu ahaa Geesi loo dilay nabbada iyo xaqqa ,cadalada iyo xaqdhowrka.
Nabadoon Cabdi Farah Nuur Shuqaale waxuu ifka kaga tegey 20 caruur ah, waxuu dhalay iyo waxay sii dhallen.
Waxaan tacsi tiiranyo badan leh ugu tacsiyadeyna dhamman qoyskii uu ka tegey marxuum Nabadoon Cabdi Farah Nuur Shuqale iyo dhamman ummada Somaliyeed ee nabbada jecel gaar ahaan ehelka degaankii uu ku dhashay iyo intii taqiinay.
ALLAH HA U NAXARIISTO ALLAH HA KA WARAABIYO JANNADII FARWOWSA
AMIIN AMIIN AMIIN
Mohamed Abdullahi Omar
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´June 14/08
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobalka ( Minnesota USA) ee waqooyiga Ameerika, intooda wanaagga jecel waxay Tacsi tiiraanyo badan u diraayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aay kala joogaan, gaar ahaan Qoyskii, Qaraabaddii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Ilaahay ha u naxariistee Marxuun Mohamed Abdulle Mahdi Qeylow oo ahaan jirey Maareeyihii Guud ee Hay'adda daryeelka Carruurta iyo Haweenka ( Children & Women Care) ee Muqdishu iyo Jowhar oo taariikhdu markey aheyd June 11, 2008. Koox dhagar qabayaal ah oo la soo kireystay ku dileen Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid, balse ha ogaadaano kuwa maanta ku faraxsan xumaanta aay sameeyeen in aay uun maalin maalmaha ka mid ah aay ka qoomammeyn doonaa wuxuushnimada aay maanta ku faraxsan yihiin.
Waxaa Tacsi gaar ahaaneed diraaya diraaya dadka hoos ku tixan:-
1. Reer Xaaji Cumar Maxaad Mahdi
2. Reer Xasan Tifow Suubiye
3. Reer Aw Hilowle Sebriye Muuse
4. Reer Sheekh Axmed Roorrow
5. Reer Sheekh Ibraahi
6. Reer Caadle Axmed Dhicisow
7. Reer Calasow Bagaxey
8. Reer Maxaad Caddaan
9. Reer Maxaad Barrow Axmed
10. Reer Dhac dhaco
11. Dr. Axmed Maxamed Shutul
12. Reer Xaji Cali Colow
13. Reer Xasan Nuuroow
14. Sheekh Xasan Cali Calasow
15. Sheekh Cali Xuseen
16.Canab Gaaruuf
17. Xaaji Xuseen Jimale
18. Saalax Maxamed
19. Mukhtar Axmed Maxamed
20. Cali Muxudiin Maxmed
21. Reer Aw Rooble
22. Reer Aw Axmed Tifow
23. Xuseen Gaamiir
Waxaa Ilaahay looga baryay marxuun in uu ka waraabiyo Jannatul Fardowsa, dhammaan shacabka Soomaliyee, Qoyskiisii iyo Asxaabtiisiina samir iyo iiman Alle ka siiyo. Aamiin. Aamiin. Aamiin.
Wabilaahi Towfiiq
Jaaliyadda Soomaliyeed ee
Gobalka Minnesota.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´June 01/08
INAALI LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN.
Taarikhdu markey aheyd 5/30/ 2008 waxaa magaalada Tripoli ee wadanka Libiya ku geeriyooday Alaha u naxariistee Marxuun Dr. Mohameed Ibrahim Waasuge oo halkaas dhowr iyo toban sano ku nooleey, kana shaqeyn jirey Cisbitaalka weyn ee ( Libiyan General Hospital)
Waxaa Tacsi tiiraanyo leh loo diraayaa dhammaan Qoyskii, Qaraabaddii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Dr. Waasuge. Waxaana tacsidaan diraaya dadka kale ah:-
C/ramaan Xasan Lixaati
Axmed Cumar Maxamud
Muxudiin Xasan Cali Saqle
Maxamed Axmed Maxamod (Badiil)
Maxamed Cabdulle Gacal
Yusuf Cali Xaaji
Maxamed Xasan Dolw
C/khader Maxamed Cadow
Nuur Macow Maleele (shuqaale)
Yusuf Xasan Maxamed (Jeego)
Cise Ibrahim Dibosito
Ader Nuur Cusmaan Maxamed
Abukar C/laahi Maxamud
Saciid Jimcaale Raage
Libaan C/raxman Macalin
Maxamud Macalin Ciise
Shekh Abukar Shekh Xusen Cade
Xasan Cumar Gaab
Xuseen Cali Axmed (barila)
Maxamud Maxamed Yusuf (Gureey)
Abukar Cusmaan (kofurow)
C/khader Xassan Xuseen
Cali Cabdi Yusuf
Maxamud Maxamed Jamac
C/laahi Bare |
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´June 01/08
INAALI LILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJICUUN.
Taarikhdu markey aheyd 5/30/ 2008 waxaa magaalada Tripoli ee wadanka Libiya ku geeriyooday Alaha u naxariistee Marxuun Dr. Mohameed Ibrahim Waasuge oo halkaas dhowr iyo toban sano ku nooleey, kana shaqeyn jirey Cisbitaalka weyn ee ( Libiyan General Hospital)
Waxaa Tacsidaan tiiraanyada leh loo diraayaa dhammaan Qoyskii, Qaraabaddii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Dr. Waasuge. Waxaana tacsidaan diraaya dadka kale ah:-
1. Dr. Ibraahim Osman Macow ( Ghandi)
2. Dr. Mohamoud Mohamed Jimale ( Keysaney)
3. Caaqil Mohamoud Ali Jimale ( Koogaar)
4. Sheikh Hassan Ali Alassow
5. Islaw Ahmed Islaw
6. Sheikh Ali Hussein
7. Osman Mohamed Sheikh
8 Ilmo Hassan Nuurow
9. Ilmo Haji Juuni
10. Xaji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
11. Abdulqadir Omar ( Shig Shigo)
12. Ahmed Mohamed ( Shutul)
13. Ali Moalim Mouse
14. Abdisalam Mohamed Afrah ( Appolle)
15 Wiilo Ghedi Suubiye
16. Ali Muhudin Mohamed
17. Salah Mohamed
18. Wariye Mukhtar Ahmed Mohamed
19. Dahir Daamey ( Fur-qaan)
20. Haji Hussein Jimale
21. Ali Quuste
22. Mohamed Omar Karani
23. Xaji Hussein Ahmed Adle
24. Abdulle Hassan Nuuroow
Waxaa dadkaani Ilaahay uga baryayaan in uu Marxuunka ka waraabiyo Jannadul Fordowsa dhammaan Qoyskiisii iyo Shacabka Soomaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
Abdulle Hassan Nuuroow
Rochester MN.
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´May 31/08
“Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuuna.”
Allaha u naxariisto Janadii Fardowsana Allaha siiyo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum,Maxamed Xaaji Maxamuud “Baraako” Subaxnimadaan Khamiista ah (May.29.2008) Waxa uuna ku geeriyooday Isbitaalka Keysanay ee Magaalada Muqdisho,Soomaaliya.
Waxaana Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuumka, Samir iyo iimaana Allaha idinka siiyo,Amiin, Waxaan kaloo tacsi taa la mid ah u diraynaa Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan intii Muuq iyo Maqalba taqaano. Qaasatan waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii uu ka geeriyooday.
Xaaskiisa Aamino Saciid Set. Iyo Caruurtiisa oo kala Ah.
1) Saynab Maxamed Xaaji Maxamud “Baraako.”
2) Hani Maxamed Xaaji Maxamuud Baraako.
3) Nur-cadde Maxamed X. Maxamud Baraako.
4) C/qaadir Maxamed X. Maxamud Baraako.
5) Monica Maxamed X. Maxamud Baraako.
Waxaan tacsi taa la mid u diraynaa Dhamaan Reer Xaaji Maxamud Buraako.
Saynab Xaaji Maxamud “Buraako” iyo Seygeeda Xasanley Maxamed Joqof iyo Caruurtooda.
Hibaaq Xaaji Maxamuud Baraako.
Sacdiyo Xasanley ,Seygeeda iyo Caruurteedaba.
Caasho Xasanley iyo Axmed Cali Culusow iyo Caruurtooda.
Maxamud Xasanley, Xaaskiisa iyo Caruurtiisaba.
C/laahi Xasanley.
Raaxo Xasanley.
Maxamed Xasanley.
C/laahi Abuukar Looxow iyo Ramla Cusmaan Looxow.
Faadumo Cali Culusow “Faadumiina” iyo Caruurteed.
Salaad Maxamed Afrax ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Amino Maxamed Afrax. Saygeeda iyo Caruurteeda.
Bintow Maxamed Dhiblaawe Caruurteeda.
Khadiijo Cali Ow-Axmed.
Naciimo Cali Ow-Axmed.
Saciid Cali Ow-Axmed.
Dhamaan Reer Cusmaan Guure.
Sh. C/Raxmaan Macalin C/llaahi “Baadiyow”iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa.
Col. C/llaahi Mataan ,Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Waxaa Tacsidaan diraayo dhamaan dadka walaalaha ah ee magacyadooda halkaan ku qoran yihiin.
1) Caaqil Maxamed Axmed Maxamed. “Hagaf” iyo Dhamaan.
2) Reer Axmed Maxamed Siyaad. “Hagaf”
3) Reer Abuukar Maxamuud Hiraabe.
4) Reer Maxamuud Afrax.
5) Reer Maxamuud Maxamed. “Ilko-digir”
6) Reer Cabdulle Faynuus.
7) Reer Cabdulle Bare Qalaaye.
8) Reer Xuseen Kulmiye Afrax.
9) Reer Salaad Gabayre Kadiye.
10) Reer Axmed Maxamud.”Qoorweyne”
11) Reer Cali Sabriye
12) Reer Isaaq Iidow
13) Reer Maxamud Axmed Waasuge.
14) Reer Xuseen Maalin Bariire.
15) Reer Maxamed Xalane.
16) Reer Xaaji Jimcaale.
17) Reer Xasan Wiif.
18) Reer Cali Caddow.
19) Reer Macalin C/laahi Joqof.
20) Reer Cumar Xaaji Joqof.
21) Reer Cusmaan Xaaji Joqof.
22) Reer Cowle.
23) Reer Xasan Axmed Baare.
24) Reer Xasan Garuumo.
25) Reer Guure Garuun.
26) Reer Siyaad Togane.
27) Reer Ibraahim Culusow.
28) Reer Xasan Jimcaale Fiidow “Moolo”
29) Reer Casir Kaboodooy.
30) Axmed Cali Culusow iyo reerkiisa.
31) Marwo Nuurto Xaaji Xasan.
32) Faadumo Sagaare Axmed
33) Suldaano Guuleed.
34) Ceeblo Geed.
35) Xaawo Xalane.
36) Aamino Shariif Xasan.
37) Ambiyo Jimcaale.
38) Faadumo Qadiim.
39) Bstuulo Sh. Axmed Gabale.
40) Xaliimo Abtidoon , Saygeeda iyo Caruurteeda.
41) Maryan Maxamud ,Saygeeda iyo Caruurteeda
42) Sahro Xirsi Cabdule iyo Caruurteeda.
43) Layla Xuseen Beef , saygeeda iyo Caruurteeda.
44) Sahro Cali Jiisow.
45) Xaawo Xoosh iyo saygeeda iyo caruurteeda.
46) Saciido Cali Sabriye.
47) Maryan Cusmaan “Olgo”
48) Duniyo Abtidoon iyo Caruurteed.
49) Aamino Shariif Xasan.
50) Xaliimo Guuleed.
51) Amino Abuukar Maxamud saygeeda iyo caruurteedaba.
52) Muna Salaad Gabayre iyo caruurteeda.
Waxaa diyaairyey soona qaabeeyey.
Maxamed Axmed Maxamed. ‘Hagaf ’
Hagaf1@hotmail.com VOS
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´May 26/08
JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU NOOL WAQOOYIGA MAREYKANKA QAASATANI DALKA CANADA,WAXAAY SI WADAJIR AHI
U DIRAYAANI TACSIYADAANI OO AAD U MURUGA BADANI DHAMMAAN REER MAXAMED HASSAN ABSUGE MEELKASTA AA
JOOGAANI.QAASATN WIILKIISA ABDINAASIR MAXAMED HASSAN(BAALXEEF) iyo ADEERKIIS DAAUD ABSUGE.
WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA IDINKA SIIYO.
WAXAA DIRAYO TACSIYADAAN DADKA HOOS KU QORANI.
1.Dr Maxamed Siyaad Togane
2INJ Maxamed Ali Addo
3.Maxamed Ali Falaacx
4.Muxidiin JOrje
5.Ayuub Abdi Alassow
6.Daaud Hussein Maalin
7.Ali Garabeey
8.Maxamed ibraahim Ulussow
9.Daaud Cuubaan
10.Daaud Darafeey
WXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN.........................................AAMIIN
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´May 17/08
Inaa lilaahi waa inaa ilaah raajucuun anagoo kala ah ;1- cali maxamuud xalane cali xarash 2- cabdi yuusuf waalaw 3-bile casir calasow 4- saciid macalin cali boot 5- daauud xirsi cabdulle 6-maxamed cali kaanbul 7- cabdi yuusuf tarabi 8- xirsi ccabdi bare 9- keynadiid cilmi jalay 10-feysal xabad cali wardheere 11- cumar maxamuud bare indho biyo 12-xasan maxamuud xasan delft 13- bashiir suudi jimcaale kabtan aflax 15- abuukar casir wardheere 16-xalane suudi jimcaale *meysaare boy * 17-cali cabdulle socdaal 18- najiib cali ilik beele 19- eedo isniino guutaale maxamed 20 - eedo maryan muuse xalane 21- zakiya xasan maxamed 22- farxiya cali siyaad 23 nasro xasir calasow dhamaan waxaa si wada jir ah tacsi igu direynaa qoyskii ,qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey marxuum ** AVVOKAATO ILYAAS XAAJI MAXAMUUD MAALIN OO MAANTA OO SABTI AH 17-05-2008 KU GEERIYOODEY MAGAALADA MUQDISHO
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,´May 01/08
INAALILAAHI WAA INAA ILAAH RAAJUCUUN ** anagoo kala ah ,,1- cali maxamuud xalane cali xarash,,2- bile casir calasow ,,3- jabriil macalin cali boot,,4- yuusuf cabdi waalow food-cadde 5- daauud xirsi cabdulle, 6- xasan maxamed xasan delft 7-keynadiid cilmi jalay 8 xirsi cabdi bare 9- maxamed cali kaanbul 10- cabdi yuusuf tarabi 11- feysal xabad cali wardheere 12-bashiir suudi jimcaale kabtan aflax 13- abuukar casir wardheere 14-najiib cali ilig beele 15-cali cabdulle socdaal 16- hooyo isniino guutaale 17-eedo maryan muuse xalane 18 sacdiye axmed ceynte 19 zaki xasan maxamed 20-farxiyo cali siyaad 21- aamino maxamed cumar amaal maxamuud caalim 22- iyo igu danbeyn cabdirisaq cabdulle guure waxaan si wada jir tacsi igu direynaa XAAJI NUUR BILAAJO GEERADDII KU TIMID WIILKIISA MARXUUM CALI NUUR BILAAJO OO 28-04-2008 ku dhintey degmada shibis siiba maana bolyo waxaa rabi iga baryeynaa in uu janadiisa ka
waraabiyo qoyskii iyo asxaabtii uu ka tegey samir iyo iimaan ka siiyo ,,,
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,April 09/08
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,April 09/08
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Alhuma maqfil danbahu warxamhu,waxaa tacsi diraya qooyskii iyo caruurtii uu ka tagay wallaalkeen Muxudiin Cali Hirabe oo ku geeriyooday dalka Norwey magaaladiisa Stavangar
Dr.Ali.A.Hirabe xaaskiisa iyo caruurtiisa dhamaan,sida oo kale Hooyo Xalimo.M.M iyo dhamaan reer Axmed hirabe meelkasto eey joogaan waxaan leenahay Inaa lilaahi wainaa Ileeyhu rajicuun,Alahuma maqfir dinbahu warxamhu.
Dr.Hirabe
Sidoo kale waxaa tacsi u diraayo dhamaan Maamulka Calayaale Sida uu dhanyahay dibada iyo gudaha meelkastoo ay Jogaan walaalkeen Muxudiin Cali Hirabe oo ku geeriyooday dalka Norwey magaaladiisa Stavangar waxaan leenahay Inaa lilaahi wainaa Ileeyhu rajicuun,Alahuma maqfir dinbahu warxamhu
Webmastercalayaale.com
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Mar 15/08
Tacsi ay dirayaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaaladda Leicester UK.
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo nawaaxigeeda, waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, meel walboo ay joogaan, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Halgame/ halyeey Daahir Xaaji Cismaan ( Daahir Dhegoweyne ) oo ka mid ahaa Asaasayaashii ururkii dhalinyarada ee SYL, ahaana ururkii hormuudka u ahaa Xoriyaddii Soomaaliya. Waxey Allaah uga rajeynayaan inuu ka waraabiyo janatul ferdowsa, eheladiisiina samir iyo iimaan Allaha ka siiyo.
Waxa tacsida diraya dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester, gaar ahaan dadka kala ah:-
- Suldaan Cabduraxmaan Aadan Dude
- Eng. Maxamed Diiriye Laalac
- Jaamac Shiikh Cusmaan
- Yaasiin Daahir Muuse
- Cabdullaahi Suudi
- Cabdullaahi Muuse Guuto
- Yuusuf Cabdulle Xodey
- Maxamed Cabdixaliim
- Xasan Nuur
- Prof. Muqtaar Maxamed
- Cismaan faandhe
- Cali Gacaney
- Cabdulqaadir Axmed Guuleed ( John )
- Yaasiin Atoore
- Siciid Yuusuf
- Osman Omer Boqor
- Maxamed Yuusuf
Halgame, Halyeey Daahir Xaaji Cismaan, Waddani Soomaaliyeed, oo ay Taariikhdu xusi doonto.Allaha u Naxariistee.
Asaasayaashii halgankii dhalinyarada ee SYL, ee 13ka ahaa ayaa runtii ah taariikh ay ummadda Soomaaliyeed ay abid xasuusnaato, kuwaasoo noo horseeday xoriyadda aynu maanta harsaneyno. Waxey ahaayeen dhalinyaro isabaabulay oo ku hamiyay inay dalkooda ka qaadaan heeryada gumeysiga, kuna guuleystay. Waxey ahaayeen tusaale aad iyo aad u heer sareeya oo runtii u baahan in duruus baddan laga qaato. Waa arin farax gelisa muwaadinka dhabta ah, had iyo jeerna xusuustiisa wax ku reebta.
Haddaba Allaha u naxariistee Daahir Cismaan, wuxuu ka mid ahaa Shaqsiyaadka faro ku tiriska ah, ee ka haray halagamayaashaas, isagoo maanta ku geeriyooday magaalada Qardho ee Maamul Goboleedka Puntland.
Dhammaan shaqaalaha iyo maamulka hay’adda Somali Advice & Information Centre ( SAICENT ), waxey tacsi tiiraanyo leh u direyaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Daahir Cismaan, ( Daahir dhegoweyne) . Waxeynu leenahaya Isagana Allaha ka waraabiyo janatul ferdowsa, shacabka iyo eheladiisiina samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo.
Qalinkii :- Cabdixakiim Jaamac Jooje.
NAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Mar 13/08
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed nabadda,Midnimadda iyo
Cadaaladda codka wadaniyiinta xalaasha ah anagoo si weyn
ugu Tiiraanyeesan Geeridda ku timi-HALYEE-DAAHIR X.CUSMAN
SHARMAARKE oo ka mid ahaa Aasaasayaashii Ururkii Xornimo-
doonka Dhalinyaradda Somaaliyeed(SYL) kana mid ah xubnihii
ugu Da yaraa-Marxuumka Halyeey-Daahir ayaa Habeenimadii
Khamiista ku geeriyoodeey Magaaladda Qordho(P/Land)Somalia
oo wuu dhowaan u soo guureey,kadib markii wuu intii mudo ah
ku Noolaa Dalka Canadda(Qaxootinimo).
Halyeey-Daahir Xaaji Cusmaan iyo 12-kii Halyeey oo dhigiisa
ahaa ayaa garashadooda wadaniyadeed,damiirkooda nool iyo
Dareenka Qarameed siiyeey in eey ku dhaqaaqaan qaadista
Talaabadda Taariikhdi ah,eeyna ku dhawaaqeen Abuuridda
Dhaq-dhaqaaqaii Dhalinyaradda SYL oo noqday Iftiinkii Xoriyada
iyo Xaruntii eey ku soo hirteen Wadaniyiintii Somaliyeed,iyagoo
ka duulaayeey Halgankii Geesiyaashii ka Horeeyeey Sidda:-
-Halyeey-Imaan Axmed Guray.
-Halyeey-Sayid Maxamed C/Dulle Xassan(Daraawiishtii).
-Halyeey-Sh.Bashiir.
-Halyeey-Sh.Xassan Barsame.
-Halyeey-Faarax Oomaar.
-Halyeeyadii-Lafoolle.
-Ummadda Somaaliyeed Maanta baahi weyn u qabto helida
Dareenkii iyo Qiiradii Wadaniyadeed,wada jirkii Umamdeed
iyo Dareenkii Gumeeysi nabadka ahaa,si Dalkeena Hooyo oo
Xiligan ku jirra Heeryadda Gumeeysiga Wayaanaha Itoobiya
Dib loogu Xoreeyo-lala duubto Ururka Dip u Xoreeynta iyo Soo Celinta Karaamadda Somaaliyeed(Hogaanka Halganka
Xaqa ah).
Shaki kuma Jirro in Marxuum-Daahir Iyo Halyeeyadii Ururkii
Xoriyadda Somaaliyeed SYL ka galeen Taariikhda Dalkeena ama
Somaliyeed Bogag Dahab ah,Bulshadana ka mudan yihiin Xurmo
gaar ah,Qadarin weyn iyo Maamuus Halyeeynimo,Waxaa Dunida
hadda ka Jooga Halyeey-Maxamed Barduura ku nool Degmadda
Wan-laweyn G/Sh/Hoose Alle Cimri dheer, Caafimaad buuxa
Iyo Camal suuban ha Siiyo,Marxuum-Daahir X.Cusmaan Alle ha
ka Waraabiyo Janadda,Qoyskiisii,Eheladii,Qaraabadii,Asxaabtii
iyo Guud ahaanba Ummadda Somaaliyeedna Sabir iyo Iimaan
ha ka Siiyo- Aamiiiiiiiin-Aamiiiiiiiiiiin-Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
-Daahir Xaaji Csumaan Halyeey Gartay,isla Markaana Guteey
Waajibkii Wadaniyadeed,Dalkiisana u soo Halgameey.
-Geeridu waa xaq-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)
-Afhayeenka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda-
-England-UK- 13/03/2008-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Mar 06/08
TASCIDDA GEERIDDA MARXUUM-MAXAMED CALI JAAMAC UURDOOX.
Anagoo ah Dadka Magacyadooda hoos ku xausan yihiin
Kana mid ah Jaaliyadda Gobolka Yorkshire England waxaanu
Tacsi ugu Direeynaa Qoysskii,Eheladii,Qarabadii iyo Asxaabtii
Faraha badnaa ee Marxuum-MAXAMED CALI JAAMAC UURDOOX
(MAAS) oo Xalankii Khamiista 06/03/2008 ku Geeriyoodeey
Iyadoo la wada ogyahay in Geeriddu xaq tahay,Waqti go'an
laaday,Aduunkana Cidi ku waareeyn Dadku kala Horeeyaan,
Marxuumku wuxuu ahaa Caaqil Asluub wanaagsan, Musali weyn
oo Waajibaad Raxmaan gudan jiray,Bulshaani ahaa,kana soo
Jeediday Reer Magac iyo maqaam wanaagsan ku leh Ummadda
Somaaliyeed,gaar ahaan Dhanka Waqooyiga(S/Land),Waxaan
Alle ka Rajeeyneeynaa in wuu Marxuumka-Maxamed Uurdoox
Janadii ka Waraabiyo,Qoyskiisii-Xaaska iyo Awlaada,Ehaelkii,
Qarabadii iyo Guud ahaanba Asxaabtii Babnaa dhammaanteen
Sabir iyo Iimaan ha inaga Siiyo-Aamiin,Aamiin,Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Magacyadda Tacsidda Diraaya:-
-Odey-Saciid Aden Ducaale.
-Abwaan-Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi).
-Maxamed Sh.Ibraahim Xujaalle.
-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab).
-Axmed Meecaad(A/Dheere).
-Caaqil-Maxamed Saciid Ayaanle.
-Axmed C/Laahi Jaamac(Axmed Rooraaye).
-Cabdi Faarax(Cabdi Caalim).
-Maxamed Jaamac(Bakeeylle).
-Maxamed Cabdi Guuleed(Ilka-Casse).
-Maxamed C/Laahi Jaamac(M/Rooraaye).
-Mustafe Axmed Suleeymaan(M/Dheere).
-Cabdirashiid Tuur-qurun.
-C/Raxmaan Cawil Maxamed Qayir.
-Sh.Cali Xassan(Cali Wadaad).
-Nuux Cali Yuusuf(Nuux Fidhiin).
-Axmed Xassan Cali Yarre.
-Saciid Maxamed Shabeelle.
-Abwaan-Ismaciil Aw Aaden.
-Ibrahiim Maxamed Saciid(Baalayax).
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb26/08
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Nabadda,
Midnimadda iyo Cadaaladda waxeey halkan Tacsi
Tiiraanyadeeda leh Geeridda ku Timi Marxuumka
Magaca iyo Maqaamka weyn ku lahaa Degaanka
SSC-da,Waqooyiga,Bariga iyo Guud ahaanba Dalkeena Somaliya
Marxuum-Garaad-ISMACIIL DUCAALE Garaadkii Guud ee Beesha
Jaamac Siyaad ahaana Garaadka ugu Waqti dheeraa Golaha
Isimadda(Dhaqanka Beesha SSC-da Xiligan).
Marxuum-Garaad Ismaaciil Ducaale waxaa la Caleemo saaray
Sanadkii 1963-dii(Garaadkii ugu Da'da Yaraa) Waqti dheer ayuu
Xilkaas weyn soo hayeey,Sifooyinka Marxuumka lama soo koobi
karaayo,laakiin Tusaale ahan:-
-Caaqilnimo,Sabir iyo Dulqaad.
-Aftahan-nimo iyo Asluubta Hadalka,Xikmad Garasho.
-Geesinimo iyo Kartidda Qaadashada Go'aamada Adag.
-Wanaag ka Shaqeynta iyo Isku Dumidda Bulshadda.
-Nabad jaceylka iyo Xalinta Khilaafyadda.
-Qowl Cad,Run Sheegidda iyo Garsoor Cadaaladeed.
-Guud ahaanba Garaad Magac iyo Maqaam Xurmo weyn ku
Lahaa Dalkeena Hooyo.
 Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed Waxeey qiraayaan in wuu
ka Geeriyoodeey Ummadda Somaaliyeed Tiir weyn,Garaad Weyn
Halyeey Somaaliyeed laakiin Geeridda ayaa Xaq ah,Waxaanu
Halkan Tacsi uga Direey guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed,
Gaar ahaan Qoomiyada Degaamadda SSC-da,Khaas ahaan Reer
Garaad Ismaaciil Ducaale,Gaar ahaan Walaalkeey,Saaxiibkeey
Mudane-CABDI GARAAD ISMACIIL iyo JAAMAC GARAAD ISMACIIL
oo ku sugan Dalkan UK,Taariikhda ayaa xusi doona Kaalintii iyo
Waxqadabkii Wanaagsanaa ee Marxuumka,Tacsi Khaas ah:-
Golaha Isimadda Dhaqanka Degaanka SSC-da.
Waxaanu Raxmaanka ka Rajeeyneeynaa in wuu Marxuumka-
GARAAD Ismaaciil Ducaale Janada ka Waraabiyo,dhamaanteen
Sabir iyo Iimaan inaga Siiyo-Aamiin,Aamiin,Aamiin.
-Geeriddu Waa Xaq-
-Qorre-Xassan C/Laahi Sh(Xassan Carab)-
-Afhayeenka Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed-
Nabadda,Midnimadda Iyo Cadaaladda-
-England-UK-26/02/2008-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb25/08
INNAALI LAAHI WA INNA ILAHY RAAJICUUN
ANAGOO AHI DADKA MAGACYADOODA HOOS KU QORANI ,WAXAAN TACSI TIRAANYO LEH U DIREEYNAA EHELADII
IYO QARAABADII UU KA TAGAY MARXUUM IBRAAHIM MAXAMED NUUR (IBRAAHIM DIBOOSITO),GAAR AHAAN WAXAAN
SI GAAR AHI UGU DIREYNAA SAAXIBKEEN XASSAN MAXAMED NUUR (XASSAN MAKAAWI),WAXAAN LEENAHAY SAMIR
IYO IIMAAN ALLAH INAGA SIIYO KULIGEEN.................................................................AAMIIN
!.MAXAMED ALI FALAAX
2.LIBAAN ALI MAHDI
3.MUXIDIIN JORJE
4.MUSE ADUUNYO
5.DR MAXAMED SIYAAD TOGANE
6.INJ MAXAMED ALI ADDO
7.DR.NUURTO XAAJI
6.XAAJI MAXAMED SHAATAX
7DR.YUSUF SHAQAAQ
8.ALI XAAJI DUFLE
9CUKAASH BOOCOOW
10.MAXAMED IBRAAHIM CULUSSOOW
11.MAXAMED AHMED HAGAF
12.ALI GARABEEY
WAXAAN LEENAHAY MAR LABAAD SAMI IYO IIMAAN...........AAMIIN
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb22/08
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM IBRAAHIM MAXAMED NUUR OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA ADIS ABABA EE WADANKA ITOOBIYA
WAXAA LA QEYBSANEYNAA GEERIDAAN XANUUNKA BADAN XAASKIISA IYO CARUURTIISA IYO WAALIDKISA IYO WALAALIHIIS WAXAANA EEBA U BARYEEYNAA INUU JANADII GEEYO INTII UU KA BAXAYNA SAMIR KA SIIYO
WAXAA SI GAAR AH UGA TACSI UGU DIREYNAA WALAALKIIS XASAN MAXAMED NUUR "XASAN MAKAAW" IYO REER XUSEEN SHIIKH
WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto
1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-batuulo sh.axmed
4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-reer xaaji dufle
12abuukar sh.Galti
13- xaaji cabdi cade
14-maxamed cali falaax
15 shire cali jumcaale
16-amino shariif
17-maryan jibriil
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow
MAGAALADA OTTAWA
1- maxamoud macalin EEBOW
2-awees maxamed WAXOOL
3-C/QAADIR MAXAMED jus
MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
wabilaahi towfiiq
Xaaji Maxamoud
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb17/08
INAALI LAAHI WA INNA ILAAHAY RAAJICUUN
ANAGOO AHI REER FAQI CUSMAAN WAXAAN TACSI TIRAANYO BADAN U DIREEYNAA REER MUNASSAR MEELKASTO AAY JOOGAANI,WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA IDIN KA SIIYO MARXUUM DR MAXAMED SHIIKH ALI MUNASSAR ,OO KU GEERIYOOday
MAGAALADA LONDON,SIDAA OO KALE WAXAAN TACSIDAANI U DIREEYNAA AFADIISI IYO CARRURTIISA,SAMIR IYO IIMAAN,ASIGANA ALLAHA U DAMBI DHAAFO ..............AAMIIN
WAXAA DIRAYO TACSIYADAANI REER FAQI CUSMAAN MEELKASTO AAY JOOGAANI WXAA LEENAHAY ALLAHA U NAXARIISTO
!.ABBAS FAQI CUSMAAN
2.XAAJI MAXAMED FAQI
3.FATXIYA FAQI CUSMAAN
4.FALUS FAQI CUSMAAN
5.DR ALI MONGAANA
WAXAAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN................................................................AAMIIN AAMIIN .
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb05/08
Anagoo kala ah :1- cali maxamuud xalane cali xarash,,2-ex aarbiitaro cismaan maxamuud xalane cismaan xarash 3- porof ciise maxamuud xalane 4- daa uud maxamuud xalane 5- cabdi maxamuud xalane 6-maryan maxamuud xalane 7-madiino maxamuud xalane 8- sahro maxamuud xalane 9- safiyo maxamuud xalane 10- sahro maxamuud xalane 11- maryan muuse xalane 12-xaawo muuse xalane 13-xuseen muuse xalane 14-cumar muuse xalane 15-bile casir calasow 16- jabriil macalin cali boot 18-daauud xirsi cabdulle 19 yuusuf cabdi waalow 20-cabdirisaaq guure iyo dhamaan reer maxamuud xalane,,dhamaan reer muuse xalane ,,dhamaan reer macalin cali boot,,dhamaan reer casir calasow iyo dhamaan reer cabdulle guure waxay si wada jir tacsi igu dirayaan,,dhamaan qoyska reer xaaji foodle geeraddii ku timid ** MARXUUMAD SAHRO XAAJI FOODLE ** oo ku geeriyootey magaalada jidda ee dalka sacuudi arabia waxaan rabi igu bar yayaan inuu jannaddi fardowsa ka waraabiyo,,,,,
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Feb05/08
Halgamaa, Caaqil, Marxuum, Dr. Maxamed Cali Axmed ‘Indho-buur’ (1924-2008)
“Inaa lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuuna.”
Allaha u naxariisto Janadii Fardowsana Allaha siiyo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum,Halgamaa,Caaqil, Dr.Maxamed Cali Axmed “Indho-buur” duhurnimadii Maalintii Khamiista ahayd (Jan.31.2008) Waxaana la aasay Sabti (Feb.02.2008) magaalada Toronto,Canada.
Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Eheladii uu ka geeriyooday Marxuumka, Samir iyo iimaana Allaha idinka siiyo,Amiin. Waxaan kaloo tacsi taa la mid ah u diraynaa Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan intii Muuq iyo Maqalba taqaano.
‘
Waxaa Tacsidaan diraayo dhamaan dadka walaalaha ah ee magacyadooda halkaan ku qoran yihiin.
1) Caaqil Maxamed Axmed Maxamed. “ Hagaf ”
2) Caaqil Maxamed Ibraahim Culusow.
3) Inj. Maxamed Cali Caddow
4) Inj. Cali Cabdulli Maxamed. “Cali Malaay”
5) Pro : Maxamed Siyaad Togane.
6) Pof: Maxamud Siyaad Togane.
7) Duuliye Sare: Xasan Cabdulle Gacal.
8) Cornel : Cabdullaahi Mataan.
9) Dr. Cabdulaahi Xasan Calasow.
10) Dr. Cabdicasiis Ibraahim Casir.
11) Dr. Cali Cabdulle Nuur.
12) Dr. Maxamud Macalin. ‘Eebow’
13) Sheekh Axmed Yaasiin
14) Sheekh Idir
15) SheeKh Jimcaale
16) Axmed C/laahi Gacal.
17) Caydaruus Cilmi Rubac.
18) Daahir Cabdulle Afrax
19) Cali Abuurkar Maxamud.
20) C/llaahi Maxamud Afrax
21) Xuseen Maxamud Afrax
22) Cali Axmed ‘Cali Isbarayd’
23) Xasan Coole.
24) Xasan Axmed Baare.
25) Xasan Jimcaale Fiidow
26) Abshir Axmed Ali.’Uloos’
27) Daa’uud Xuseen Maalin.
28) Muse Maxamud Dhiblaawe.
29) Cali Cabdi
30) Cali Cumar Geedow.
31) Boosh Guuleed.
32) Xaajiyo Faadumo Sagaar Axmed.
33) Xaliimo Cali Sabriye
34) Faadumo Cali Sabriye
35) Cibaado Cali Sabriye.
36) Saynab Xaaji Baraako.
37) Xaajiyo Ambiyo Jimcaale.
38) Suldaano Guuleed.
39) Xaajiyo Ceebla Geed.
40) Amino Geele.
41) Khadiijo Axmed Cali Xayle.
42) Saciido Axmed Cali Xayle.
43) Naciimo Axmed Cali Xayle.
44) Xaawo Jimcaali Bare.
45) Siraad Abti Doon Xalane.
46) Muna Salaad Gabayre.
47) Safiyo Dhiblaawe.
48) Nafiso Cali Sabriye
49) Maryan Maxamuud Afrax.
50) Aamino Abuukar Maxamud.
Waxaa diyaairyey sawirayna soona qaabeeyey.
Maxamed Axmed Maxamed. ‘Hagaf ’
Hagaf1@hotmail.com VOS
Tacsi.
Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Degan Magaalada TORONTO,CANADA.
Marxuun Dr. Maxamed Cali Indhabuur oo ka mid ahaa aasaasayaashii ururkii SYL oo ku geeriyooday magaa lada Toronto ee dalka Canada.
Waxaan annagoo ka Tiiraanyaysan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Marxuum Maxamed Cali Indhabuur halkaan tacsi uga direynaa guud ahaan Qoyskii, Ehelladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuumka , oo ku geeriyooday Magaalada Toronto ee Dalka Canada.
Xubnaha tacsida diraya waxay kala yihiin:-
1 - Drs. Nurta Xaaji Xasan
2- Xaaji Maxamuud Muxuyadiin Shaatax
3- Muuse Cabdulle " Muuse Jareere" - Somalia
4- Inj. Maxamed Cali Cadow
5- Maxamed Khashow Mahdi
6- Maxamed Cadaawe
7-Abuukar Sh. Cabdullahi Galti
8- Maxamuud Baraawi - Edmenton
9- InJ. Cabdullahi Calas
10- Muse Kulow
11- Cabdicasiis Caseyr
12 - Yusuf Shaqaaq
13 - Fadumo Ahmed M. Cadde - Qorweyne
14- Batulo Sh. Ahmed Gabale
15- Balqiis Sh. Ahmed Jiis
iyo Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Canada iyo Waqooyi Ameerica
Waxaan Ilaahay uga baryeeynaa marxuumkaas in uu ka waraabiyo jannadii Sirdowsa Qoysaskii, Ehelladii iyo Qarabaadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Jan
21/2008
INAALI LAAHI WA INAA ILAHYD
RAAJICUUN
RABBI HA U NAXARIISTO MARXUUM SALAAD SABRIYE ,Jannadii
Fardowsana Allaha Ka Waraabiyo. Runtii Wuxuu ahaa Nabadoon
Soomaaliyeed oo Jecel Nabadda. Waxaan Leenahay Samir iyo IImaan
Allaha inaga siiyo Kuligeenba .Meel kasto Aay joogaan Eheladiisi
iyo Carrurtiisa Waxaan Leenahay SAMIR IYO IIMAAN
Tacsiyadaani Waxaa dirayo Dadka Hoos Ku Qoran
1.Dr. Bashiir Xaaji IImaan 18.Muuse
Kuulow
2.Suldaan Fiidoow 19.Ali
Garabeey
20.Masacuud
Cageey
3.Abuukar Xassan Sineey 21.Cabdi
Colaad
4.Daahir Jumcaale 22.Xassan
Moolo
23.Maxamed
Ahmed
5.Dr Xassan Sabriye 24.Muxidiin
Jorjo
6.Abdi Ali Fareey 25.Daud
Cubaan
7.Dr Maxamed Siyaad Togane
26.Maxamed Ali Falaax
8 Dr. Abdirahmaan Yabaroow
27.Ayuub Abdi Alassow
9.Yusuf Arab 28.Ali
Abuukar
10.Inj.Maxamed Ali Addo
29.Ahmed Abdullahi Gacal
11.Saciid Suudi
12.Bashiir Shiikh Ali
13.Abdi Ali
14.Sayidiin Issaq IIdow
15.Abdirahmaan Shiikh Ali
16.Dr.Abdulqaadir Yalaxoow
17.Pr.Mohamuud Siyaad Togane
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Jan
01/2008
Halyeey Ma dhintee Waa Dhuuntaa!

December 29, 2007
Bismillaahi –Raxmaani-Raxiim,
Inaa-Lillaah-Wainaa-Ilaahi-Raajicuun. Ilaahay Raali haka
noqdee, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, qoyskii iyo
eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamad Muxudiin Cali oo
ahaa halyeey Soomaaliyeed oo Ilaahay u noqday. Afhayeenka
Maamulka Gobolka Banaadir Marxuun Maxamad Muxudiin Cali oo
gardarro cadaana oo aan geed loogu soo gaban lagu dilay,
magaalada Muqdisho taariikhdu markay ahayd December 29,
2007.
Waxaa tacsidaan diraya dhamaan Jaaliyadda Mudullood ee ku
nool Qaaradaha North Amerika, Yurub, Asia, iyo Australiya,
Iyagoo aad uga xumaaday geerida naxdinta leh ee ku timid
Halyeeyga Soomaaliyeed, Afhayeenki Gobolka Banaadir Marxuun
Maxamad Muxudiin Cali; waxay uga tacsiyeynayaan, maamulka
gobolka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed khaasatan
Shacabka Gobolka Banaadir.
WAbillahi-tawfiiq
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Decem
30/2007
WAXGARAD KA TIRSAN BEESHA MUDULOOD EE
CANADA WAXEY TACSI TIIRAANYO LEH GAARSIINAYAAN EHELADII IYO
QARAABADII UU KA BAXAY MARXUUM MAXAMED MUXIYADIIN CALI OO
AHAAN JIREY AFHAYEENKII MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DIL
LOOGU GEYSTEY MAGAALADA MUQDISHO ASAGOO U SOCDO INUU GUTO
HOWLIHIISII SHAQO
WAXAA LA QEYBSANEYNAA GEERIDAAN XANUUNKA BADAN XAASKIISA IYO
CARUURTIISA IYO WAALIDKISA IYO WALAALIHIIS WAXAANA EEBA U
BARYEEYNAA INUU JANADII GEEYO INTII UU KA BAXAYNA SAMIR KA
SIIYO
WAXAA TACSIDAAN DIRAYO DHAMAAN DADKA KALA AH
Magaalada Toronto
1- daahir caraale
2-nuurto xaaji xasan
3-batuulo sh.axmed
4-naciimo cali axmed
5-muuse kuulow
6-libaan c.mahdi
7-yuusuf shaqaaq
8-maxamed qashow
9-xaaji maxamoud m.shaatax
10-maxamed nuur cali
11-xasan maxamed nuur
12abuukar sh.Galti
13- mahad cabdi jeyte
14-maxamed nuur caano
15 c/llahi shaaciye maalin
16-c/qaadir indhabuur
17-ilma boocow
18-axmed maxaad mahdi
19-shoombe cumar calasow
MAGAALADA OTTAWA
1- maxamoud macalin EEBOW
2-awees maxamed WAXOOL
3-C/QAADIR MAXAMED jus
MAGAALADA EDMONTON
1-Dr.cali xasan mahdi
2-muxidiin maxamed xasan JAMAL
wabilaahi towfiiq
Xaaji Maxamoud
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Decem
28/2007

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Dhamaan Jaalliyada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Aarhus
ee dalka Denmark waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan
geeridii naxdinta laheyd ee sida lama filaanka ugu timid
marxuum Maxamed Muxudiin Cali ay si wadajir ah tacsi ugu
diraayaan guud ahaan mas'uuliyiinta Dowlada Fedaraalka oo
ay ugu horeeyeen Mas'uuliyiinta Gobolka Banaadir oo
marxuumku uu xubin ka ahaa. Jaalliyadu waxay sidoo kale
iyagoo aad u murugeysan si gaar tacsi ugu diraayaan Qoyska,
Ehelada iyo Asxaabtii uu marxuumku ka geeriyooday waxayna
Ilaah uga baryaayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo.
Marxuumkana waxay ugu duceeyeen inuu Ilaah u naxariisto
Janadii Fardowsana uu ka waraabiyo. Aamiin, aamiin
Dadka tacsida diraaya waxaa ka mid ah:
1- Xaaji Mukhtaar
2- Xaaji Abuukar "Koofuroow"
3- Xaaji Axmed Maxamed Axmed
4- Xaaji Muxudiin Xasan Cali
5- G/sare Sheekh Axmed Idiris
6- G/dhexe Cali Diiriye
7- G/dhexe C/qaadir Xasan "Abraar"
8- Daahir Cabdulle "Butugeey"
9- Daa`uud Xuseen "Ciidangale"
10-Cabdiraxmaan Xasan "Lixaati"
11-C/laahi Cali Axmed
12- Daahir Ibraahim "Yaaqshiid"
13- Yuusuf xasan "Jeeggo"
14- Maxamed Axmed "Badiil"
15- Xuseen Cali "Barilla"
16- Yuusuf Cali Xaaji
17- Saciiid Jimcaale Raagge
18- Yaxye C."Cagoole"
19-C/laahi Bashiir " Banii"
20- Maxamuud Macalin Ciise
21- Cumar Xaaji "Maracade"
22- Cabdi Axmed "Owfuu"
23- Yoonis Maxmuud "Jeeggaxiir"
24- "Doolow"
25- Liibaan Macalin C/raxmaan
26- Maxmuud Ciise Axmed
27- C/laahi Maxamed "Deboosito"
28- Khaalid Xuseen "Ciidangale"
29- Xasan Dheere
30- Muuse Gaab
31- Muxidiin M. Tooxow
32- C/casiis Cali "Ilig-Beyle"
33- Xasan Cali Ciise
34- Mahad Cabdulle "Afqooje"
35- Maxamed Wardi
36- Maxamed Aadan
37-Abuukar "Walaal"
38- Mahad "Timajilac"
39- Xasan Cumar "Gaab"
40- C/qaadir "Calaajis"
41- C/nuur "Cirka Cagoole"
42- Daa´uud "Celiyoow"
43- Aweys Xasan Maxamed
44- Shuqaale Macow "Maleele"
45- Sheekh Abuukar Sh. Xuseen "Cadde"
46- Cumar Abuukar "Cumar Dheere"
47- Sheekh C/raxmaan Xaaji Axmed
48- Sheekh Saalax
49- Sheekh Cismaan
50- Cusmaan N. Xaaji Yabarow
51- Ciise Ibraahim "Deboosito"
52- Ibraahim Calasoow
53- Ibraahim N. Cali Jimcaale
54- Cabeey Cali Ciise
55- C/qaadir Xasan Xuseen
56- Shiino "Bilaajo"
57- C/casiis "Yare"
58- Yuusuf Abuukar
59- Xaaji Cali
60- Ismaaciil "Ciilow"
61- Nuuradiin M. Xeyle Wardheere
62- C/raxiim Axmed "Daqare"
63- C/kariim
64- Mukhtaar
65- Liibaan "Yare"
66- Axmed "Askari"
67- Ibraahim Fitaax
68- Xasani
69- Axmed Cali "Askari"
70- Maxamed Xaaji Mukhtaar
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Nov
20/2007

dhanbaal tacsi tiiraanyo leh,,,( anigoo
kala ah 1- cali maxamuud xalane ,,cali xarash 2- axmed
xaaji cabdulle,,3-prof gacamey 4-axmed maxamed farmaajo
-5- aaden mooge 6-cismaan jimleyste 7 -bile casir
calasow 8-nuur xasan barrow 9-yuusuf cabdi waalow 10-
jabriil macalin cali boot 11- daauud xirsi cabdulle
12-axmed shiikh xasn 13- xasan galuus 14- cabdi cali
gabeyre 15-cali maxmuud yabarow 16-bashiir suudi
jimcaale ** kabtan aflax ** 17 xalane suudi jimcaale
18-shiikh daauus 19 axmed shaash 20- shiikh axmed
gaabshe 21-xasan gaabeer 22-iyo igu danbeyntii
cabdirisaaq cabdulle guure waxaa si wadajir tacsi igu
direynaa marxuumiinta kala ah 1- MADIINO
MAXAMUUD CILMI ** JANARAAL MADIINO WAXAA RABI IGU
BARYEEYNAA IN JANADDII KA WARAABIYO QOYSKII EHELADDII
IYO ASXAABTII AY KA DHIMATEY SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO,,,,,,,,
SIDOO KALE WAXAA HALKAN TACSI IGU DIREYNAA MARXUUM
CABDIRAXMAAN XAAJI CUMAR WEHLIY OO KU GEERIYOODEY
MAGAALADA MEPPEL EE DALKA HOLLAND( NATHERLAND )WAXAAN
HALKAAN IGA TACSIYEYNEENAA REER XAAJI CUMAR WEHLIYE
MEEL KASTA AY JOOGAAN,,,

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Nov
19/2007
Geeridu waa xaq-Anagoo ah
Dadka Magacyadoodu hoos ku
Xusan-yuhiin si weyna uga
tiiranyeeysan Geeridda ku Timid
DR-DAA'UUD AXMED SHUQUL oo
dhowoow ku geeriyooday
Magaaladda London ee
Ciragan England,waxaan halkan uga
Tacsiyeeyneeynaa Caruurtii
Marxuumka,Walaalihiis Reer Ahmed
Shuqul oo dhan gaar ahaa
Drs-Salaado Axmed Shuqul iyo Hooyo
Istanbuul Xaaji Cusman iyo
Dhammaan Reer Cumar Bood iyo
Dhammaan
Eheladii,Qarabadii iyo Asxaabtii Marxuumka.
Tacsidaas waxaa diraaya
Reer Xaaji Maxamed Cosoble, Hooyo
Maryan Xaaji Maxamed
Cosoble, Hooyo Caasha Xaaji Maxamed
Cosoble,Hooyo Xaawo Xaaji
Maxamed Cosuble,Hooyo Faadumo
Xaaji Maxamed
Cosuble,Marxuumka Alle ugu Rajeeyneeynaa
in wuu Janadda ka
waraabiyo,Qoyskii,Caruurtii,Eheladii iyo guud
Ahaanba Ummadda
Somaaliyeed Samir iyo ka Siiyo,Aamiiiiiiiiin
Aamiiiiiin,Aamiiiiin.
-Waxaa Tacsidan soo
Gudiyeey:-
-Ilmaha Xaaji Cumar Bood.
-19/11/2007-
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Nov
19/2007
Inagoo kala ah: Dr.M.Ibraahim
Waasuge,Dr.Sacad Xuseen Rooble,M.Maxamuud
Caddaawe,Xuseen M.Cabdulle"WADAAD",Fu'aad M.Cabdulle,Dr
Axmed M.Maxamuud"SHUQUL" Waxaan tacsi u direeynaa
Eheladii,Qaraabadii iyo Asaxaabtii uu ka geeriyooday
Alaha u naxariistee Laashiin Xasan Cabdi Maxamed"XASAN
Dheere"oo dhawaan lagu dilay Magaalada Muqdisho ,waxaana
leenahay Rabbi ha ka waraabsho Janadii Fardawsa intii uu
ka tegeyna Samir iyo Iimaan ha ka siiyo INNAA LILAAHI WA
INNAA ILEYHI RAAJICUUN.
Abwaanka ama laashinka waxuu ahaa laashinkii Qarnigii
tegey waxuuna ahaa nin Ummadda Degen Xamar iyo gololada
ku hareereysan si weyn looga yaqaan Suugaantiisa iyo
shiribyadiisa.
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ,Nov
17/2007
Dhaq-dhaqaaqa Somaaliyeed
Nabadda,Midnimadda Iyo
Cadaaladda Gudoonka,Gudiga
Fulinta,G/Dhexe iyo Guud ahaan
Xubnaha iyo Taageerayaasha
iyagoo si weyn uga tiiranyeeysan
Geerida Naxdinta leh ee ku
timi-Halyeeyadii,Geesiyadii weynad
Muxuumada-MADIINA MAXAMUUD
CILMI(MADIINA JANARAAL)oo
16/11/2007 ku Geeriyooteey
Isbitaalka Madiina(Muqdisho)Tacsi
Halkan uga soo gudbinaayaan
Guud ahaanba Dadka Somaliyeed
Uruadda
Bulshada,Qoyskii,Ehaladii iyo Qaraabada Marxuumada.
Aamiin, Aamiin. Aamiin.
|